{"id":188256,"date":"2025-11-14T11:45:25","date_gmt":"2025-11-14T08:45:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188256"},"modified":"2025-11-14T11:45:25","modified_gmt":"2025-11-14T08:45:25","slug":"haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/","title":{"rendered":"Haweeney gabar yar oo agoon Iyo Rajay ah ku dishay Wasqooyiga Gaalkacyo oo la qabtay"},"content":{"rendered":"<figure id=\"attachment_188257\" aria-describedby=\"caption-attachment-188257\" style=\"width: 512px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-188257\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.jpg 512w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1-240x300.jpg 240w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1-336x420.jpg 336w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-188257\" class=\"wp-caption-text\">created by InCollage<\/figcaption><\/figure>\n<p>Booliska Puntland, gaar ahaan taliska qaybta gobolka Mudug ayaa sheegay in uu soo qabtay haweeney lagu eedeeyay in ay gabar yar ku dishay magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Booliska ayaa tilmaamay in ay gacanta ku dhigeen eedeysane Hodan Maxamuud Diiriye oo lagu eedeynayo in ay dishay marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdulle, oo 14 jir ahayd.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka booliska Puntland, gaar ahaan taliska qeybta gobolka Mudug ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Hodan Maxamuud Diiriye, oo 34 jir ah, taasoo lagu eedeeyay in ay dishay Marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdulle, oo 14 jir ahayd\u201d.ayaa lagu yiri War-saxaafadeed ka soo baxay booliska Puntland.<\/p>\n<p>\u201cEedeysanadda ayaa haatan ku jirta gacanta ciidanka booliska, waxaana lagu wadaa baaritaan hordhac ah, kaddib marka baaritaanku soo dhamaado, eedeysanadda ayaa la horgeyn doonaa maxkamadda awoodda u leh\u201d ayaa la raaciyay war-saxaafadeedka.<\/p>\n<p>Dilka gabadha yar ayaa sababay kacdoon ay saacadihii la soo dhaafay sameeyeen haweenka magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo codsanayay in ay caddaalad hesho marxuumada la dilay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliska Puntland, gaar ahaan taliska qaybta gobolka Mudug ayaa sheegay in uu soo qabtay haweeney lagu eedeeyay in ay gabar yar ku dishay magaalada Gaalkacyo. Booliska ayaa tilmaamay in ay gacanta ku dhigeen eedeysane Hodan Maxamuud Diiriye oo lagu eedeynayo in ay dishay marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdulle, oo 14 jir ahayd. \u201cCiidanka booliska Puntland, gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188257,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1763109948,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188256","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Haweeney gabar yar oo agoon Iyo Rajay ah ku dishay Wasqooyiga Gaalkacyo oo la qabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Haweeney gabar yar oo agoon Iyo Rajay ah ku dishay Wasqooyiga Gaalkacyo oo la qabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Booliska Puntland, gaar ahaan taliska qaybta gobolka Mudug ayaa sheegay in uu soo qabtay haweeney lagu eedeeyay in ay gabar yar ku dishay magaalada Gaalkacyo. Booliska ayaa tilmaamay in ay gacanta ku dhigeen eedeysane Hodan Maxamuud Diiriye oo lagu eedeynayo in ay dishay marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdulle, oo 14 jir ahayd. \u201cCiidanka booliska Puntland, gaar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-14T08:45:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/\",\"name\":\"Haweeney gabar yar oo agoon Iyo Rajay ah ku dishay Wasqooyiga Gaalkacyo oo la qabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-14T08:45:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.jpg\",\"width\":512,\"height\":640,\"caption\":\"created by InCollage\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Haweeney gabar yar oo agoon Iyo Rajay ah ku dishay Wasqooyiga Gaalkacyo oo la qabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Haweeney gabar yar oo agoon Iyo Rajay ah ku dishay Wasqooyiga Gaalkacyo oo la qabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Haweeney gabar yar oo agoon Iyo Rajay ah ku dishay Wasqooyiga Gaalkacyo oo la qabtay - Wardoon","og_description":"Booliska Puntland, gaar ahaan taliska qaybta gobolka Mudug ayaa sheegay in uu soo qabtay haweeney lagu eedeeyay in ay gabar yar ku dishay magaalada Gaalkacyo. Booliska ayaa tilmaamay in ay gacanta ku dhigeen eedeysane Hodan Maxamuud Diiriye oo lagu eedeynayo in ay dishay marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdulle, oo 14 jir ahayd. \u201cCiidanka booliska Puntland, gaar [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-14T08:45:25+00:00","og_image":[{"width":512,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/","name":"Haweeney gabar yar oo agoon Iyo Rajay ah ku dishay Wasqooyiga Gaalkacyo oo la qabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.jpg","datePublished":"2025-11-14T08:45:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.jpg","width":512,"height":640,"caption":"created by InCollage"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-gabar-yar-oo-agoon-iyo-rajay-ah-ku-dishay-wasqooyiga-gaalkacyo-oo-la-qabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Haweeney gabar yar oo agoon Iyo Rajay ah ku dishay Wasqooyiga Gaalkacyo oo la qabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188256"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188256"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188258,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188256\/revisions\/188258"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188257"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}