{"id":188259,"date":"2025-11-14T12:27:06","date_gmt":"2025-11-14T09:27:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188259"},"modified":"2025-11-14T12:27:06","modified_gmt":"2025-11-14T09:27:06","slug":"mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo sheegy iney la xisaabtami doonaan cida hubka siisa RSF"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<figure id=\"attachment_188261\" aria-describedby=\"caption-attachment-188261\" style=\"width: 1160px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-188261\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/download.jpg\" alt=\"trump\" width=\"1160\" height=\"629\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/download.jpg 1160w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/download-300x163.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/download-1024x555.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/download-768x416.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/download-696x377.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/download-1068x580.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/download-775x420.jpg 775w\" sizes=\"(max-width: 1160px) 100vw, 1160px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-188261\" class=\"wp-caption-text\">trump<\/figcaption><\/figure>\n<p>Mareykanka , wuxuu dhawaan ugu yeeray Washington; Wasiirka arrimaha dibadda Suudaan iyo taliyaha sirdoonka , halkaa waxay geeyeen caddeymo ku filan hubka Shiinaha oo ay ku jiraan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn , gantaallo iyo nidaamyada hawada ka saara isgaarsiinta, ma aha inuu Shiinaha hubkiisa si toos ah u geeyo Suudaan, balse wuxuu ku helayaa dhaqaale badan.<\/p>\n<p>Kadib dagaalkii Pakistan iyo Hindiya , hubka Shiinaha ayaa soo jiitay caalamka , xilligaa oo gantaallada Shiinaha ay awoodeen inay dhulka soo dhigaan diyaaradaha jiilka 4.5 ee reer galbeedka, mar kale hubka Shiinaha wuxuu gacan ku siiyay kooxda RSF inay burburiyaan awoodda milatariga Suudaan.<\/p>\n<p>Dagaalladii ka dhacay waqooyiga gobolka Darfur, waxay dood ka fureen xarumaha difaaca ee NATO, sabab la xiriirta horumarka RSF ay ka sameynayso gobolka , iyadoo adeegsanaysa hubka Shiinaha , waa wax aysan dooneyn NATO oo ku tiirsan wax soosaarka milatari ee Mareykanka , halkaanna waxaa ka faa\u2019iideysanaya milatariga Suudaan oo adeegsada wax soosaarka saarista warshadaha milatari ee NATO, wallow aysan gaarsiisnayn hubka milatariga midka ay hadda adeegsanayaan RSF.<\/p>\n<p>Mareykanka ma qarinayo waqtigan carada uu ka qaaday xulafadiisa inay lacag siinayaan Shiinaha oo ay fursad u siinayaan hubkiisa in la geeyo goobaha dagaal, arrin horey ugu tiirsanaayeen warshadaha milatariga Marekanka oo saameyn ku leh siyaasadda Mareykanka iyo xulafada NATO.<\/p>\n<p>Xalay , waxaa soo baxay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka oo sidoo kale ah la taliyaha amniga , Marco Rubio oo yiri ; \u201c RSF awood uma laha inay hub soo saaraan.Qof baa siinaya lacagta, qof baa siinaya hubka, hubkana wuxuu ka soo gudbaa waddan gaar ah.Annagu waan ognahay cidda ay yihiin dadkaas, waxaana la hadli doonnaa si aan u fahamsiino in arrintani sumcad xumo weyn u keeni doonto haddii ay sidaas ku sii socdaan.\u201d<\/p>\n<p>Waxaa kaloo Rubio uu yiri ; \u201cWaxaan aaminsanahay in si degdeg ah wax looga qabto joojinta hubka iyo taageerada ay RSF helayaan, maadaama ay weli ku sii fidayaan dagaalka\u2026.Ma doonayo inaan maanta cid gaar ah farta ku fiiqo.\u201d<\/p>\n<p>Hubka RSF, waxaa lagu eedeeyaan inay ka helaan Imaaraadka Carabta oo Shiinaha kala soo wareega, kadibna u daabula gudaha Suudaan, wallow ay Abu Dhabi mar walba diiddo eedeymahan, laakin hadda Mareykanka ayaa caddeeyay inay garanayaan cidda RSF siineysa hubka , ayna la hadli doonaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wixii ka dambeeyay dagaalkii labaad ee adduunka , dhammaan dagaallada adduunka waxay u furnaayeen warshadaha milatariga ee Mareykanka , kuwaasoo aan hadda aqbali karin in cid kale ay soo gasho suuqa dagaallada, waxaa kaloo ay u arkaan wax aysan dooneyn inay arkaa hubka Shiinaha inuu ka sarreeyo , kuwa galbeedka , xilli hore saameyntan waxay taabaneysa Turkiga oo diyaaradihiisa ku taageerra milatariga Suudaan, balse faa\u2019iidada hubka Shiinaha waa inaad ku helaysay dayax-gacmeedyada Shiinaha oo gacan ka geysta bartilmaameedyada hubkiisa lagu weerarrayo iyo xogaha sirdoon , waa wax aan laga helayn Mareykanka iyo xulafadiisa NATO.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Mareykanka , wuxuu dhawaan ugu yeeray Washington; Wasiirka arrimaha dibadda Suudaan iyo taliyaha sirdoonka , halkaa waxay geeyeen caddeymo ku filan hubka Shiinaha oo ay ku jiraan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn , gantaallo iyo nidaamyada hawada ka saara isgaarsiinta, ma aha inuu Shiinaha hubkiisa si toos ah u geeyo Suudaan, balse wuxuu ku helayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188261,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1763112458,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188259","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mareykanka oo sheegy iney la xisaabtami doonaan cida hubka siisa RSF - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mareykanka oo sheegy iney la xisaabtami doonaan cida hubka siisa RSF - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Mareykanka , wuxuu dhawaan ugu yeeray Washington; Wasiirka arrimaha dibadda Suudaan iyo taliyaha sirdoonka , halkaa waxay geeyeen caddeymo ku filan hubka Shiinaha oo ay ku jiraan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn , gantaallo iyo nidaamyada hawada ka saara isgaarsiinta, ma aha inuu Shiinaha hubkiisa si toos ah u geeyo Suudaan, balse wuxuu ku helayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-14T09:27:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/download.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1160\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"629\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/\",\"name\":\"Mareykanka oo sheegy iney la xisaabtami doonaan cida hubka siisa RSF - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/download.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-14T09:27:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/download.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/download.jpg\",\"width\":1160,\"height\":629,\"caption\":\"trump\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mareykanka oo sheegy iney la xisaabtami doonaan cida hubka siisa RSF\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mareykanka oo sheegy iney la xisaabtami doonaan cida hubka siisa RSF - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mareykanka oo sheegy iney la xisaabtami doonaan cida hubka siisa RSF - Wardoon","og_description":"&nbsp; Mareykanka , wuxuu dhawaan ugu yeeray Washington; Wasiirka arrimaha dibadda Suudaan iyo taliyaha sirdoonka , halkaa waxay geeyeen caddeymo ku filan hubka Shiinaha oo ay ku jiraan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn , gantaallo iyo nidaamyada hawada ka saara isgaarsiinta, ma aha inuu Shiinaha hubkiisa si toos ah u geeyo Suudaan, balse wuxuu ku helayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-14T09:27:06+00:00","og_image":[{"width":1160,"height":629,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/download.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/","name":"Mareykanka oo sheegy iney la xisaabtami doonaan cida hubka siisa RSF - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/download.jpg","datePublished":"2025-11-14T09:27:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/download.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/download.jpg","width":1160,"height":629,"caption":"trump"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegy-iney-la-xisaabtami-doonaan-cida-hubka-siisa-rsf\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mareykanka oo sheegy iney la xisaabtami doonaan cida hubka siisa RSF"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188259"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188259"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188259\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188262,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188259\/revisions\/188262"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188261"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}