{"id":188280,"date":"2025-11-15T13:46:24","date_gmt":"2025-11-15T10:46:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188280"},"modified":"2025-11-15T13:46:24","modified_gmt":"2025-11-15T10:46:24","slug":"daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/","title":{"rendered":"DAAWO: Jawaahir Barqab &#8220;Farmaajo maxaa ka quseeya Codeynta ma halka Milyan ayuu diiwaan-geliyay?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188281\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Jawaahir.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"672\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Jawaahir.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Jawaahir-300x290.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Jawaahir-435x420.webp 435w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Banaadir Marwo Jawaahir Baarqab ayaa weerar xun oo dhanka afka ah ku qaaday Madaxweynihii hore ee dalka, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo todobaadkii hore dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Jawaahir oo ka hadleysay arrimaha doorashooyinka qof iyo codka ah kadib markii ay qaadatay kaarka cod-bixinta ayaa sheegtay in Farmaajo iyo mucaaradka aysan diidi karin rabitaanka shacabka, gaar ahaan halka milyan ee isku diiwaangeliyay ka qayb-galka doorashooyinka ka dhacaya dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa ay si cad u sheegtay in Farmaajo aanu wax shaqo ah ku lahayn diiwaangelinta, uuna bannaanka ka joogo hadda howlaha maamulka.<\/p>\n<p>\u201cMucaarad iyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo meesha ma taagna kaarka codeynta ayaan u taaganahay 5 qof maxay diidi karaan?. Hal qof oo mliyan ma celin karaan?\u201d ayay tiri guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo ay sii raacisay \u201cFarmaajo waa la soo shaqeeyay waa Madaxweynaheygii hore meeshaan ma taagno ma ogtahay, codeynta maxaa ka quseeya isaga ma halka milyan ayuu diiwaangeliyay?\u201d.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo maanta Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaaday tallaabo culus oo la xiriirta hirgelinta doorashooyinka qof iyo codka ah ee la filayo in dhawaan ay ka dhacaan gudaha dalka, waxaana bilaabatay qaadashada kaararka cod-bixinta.<\/p>\n<p>Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabay qaybinta kaararka codbixiyeyaasha, waxaana laga bilaabay illaa todobo degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir, kuwaas oo kala ah Shibis, Boondheere, Xamarjajab, Shangaani, Waaberi, Xamarweyne iyo degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, sida uu shaaciyay guddigu.<\/p>\n<p>Villa Soomaaliya ayaa weli ku adkaysanaysa go\u2019aankeeda ku aaddan in dalka laga hirgeliyo doorashooyin qof iyo cod ah, iyadoo lagu hormarayo kuwa heer degmo ah, si loo xoojiyo dimuqraadiyadda iyo hufnaanta nidaamka doorashooyinka.<\/p>\n<p>Si kastaba, arrintan ayaa imaneysa xilli ay weli bannaanka ka joogaan arrimaha doorashooyinka qof iyo codka maamullada Jubbaland, Puntland iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee la magac baxay Madasha Samatabixinta, kuwaas oo si adag uga horyimid hanaanka loo maray doorashooyinka qorsheysan iyo guddiga loo igmaday.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1869876880285582%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Banaadir Marwo Jawaahir Baarqab ayaa weerar xun oo dhanka afka ah ku qaaday Madaxweynihii hore ee dalka, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo todobaadkii hore dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. Jawaahir oo ka hadleysay arrimaha doorashooyinka qof iyo codka ah kadib markii ay qaadatay kaarka cod-bixinta ayaa sheegtay in Farmaajo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188282,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1763203608,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188280","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Jawaahir Barqab &quot;Farmaajo maxaa ka quseeya Codeynta ma halka Milyan ayuu diiwaan-geliyay? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Jawaahir Barqab &quot;Farmaajo maxaa ka quseeya Codeynta ma halka Milyan ayuu diiwaan-geliyay? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Banaadir Marwo Jawaahir Baarqab ayaa weerar xun oo dhanka afka ah ku qaaday Madaxweynihii hore ee dalka, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo todobaadkii hore dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. Jawaahir oo ka hadleysay arrimaha doorashooyinka qof iyo codka ah kadib markii ay qaadatay kaarka cod-bixinta ayaa sheegtay in Farmaajo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-15T10:46:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-15-104516.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"547\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"349\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/\",\"name\":\"DAAWO: Jawaahir Barqab \\\"Farmaajo maxaa ka quseeya Codeynta ma halka Milyan ayuu diiwaan-geliyay? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-15-104516.png\",\"datePublished\":\"2025-11-15T10:46:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-15-104516.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-15-104516.png\",\"width\":547,\"height\":349},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Jawaahir Barqab &#8220;Farmaajo maxaa ka quseeya Codeynta ma halka Milyan ayuu diiwaan-geliyay?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Jawaahir Barqab \"Farmaajo maxaa ka quseeya Codeynta ma halka Milyan ayuu diiwaan-geliyay? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Jawaahir Barqab \"Farmaajo maxaa ka quseeya Codeynta ma halka Milyan ayuu diiwaan-geliyay? - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Banaadir Marwo Jawaahir Baarqab ayaa weerar xun oo dhanka afka ah ku qaaday Madaxweynihii hore ee dalka, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo todobaadkii hore dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. Jawaahir oo ka hadleysay arrimaha doorashooyinka qof iyo codka ah kadib markii ay qaadatay kaarka cod-bixinta ayaa sheegtay in Farmaajo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-15T10:46:24+00:00","og_image":[{"width":547,"height":349,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-15-104516.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/","name":"DAAWO: Jawaahir Barqab \"Farmaajo maxaa ka quseeya Codeynta ma halka Milyan ayuu diiwaan-geliyay? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-15-104516.png","datePublished":"2025-11-15T10:46:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-15-104516.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-15-104516.png","width":547,"height":349},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jawaahir-barqab-farmaajo-maxaa-ka-quseeya-codeynta-ma-halka-milyan-ayuu-diiwaan-geliyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Jawaahir Barqab &#8220;Farmaajo maxaa ka quseeya Codeynta ma halka Milyan ayuu diiwaan-geliyay?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188280"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188280"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188280\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188283,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188280\/revisions\/188283"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188282"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188280"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188280"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188280"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}