{"id":188284,"date":"2025-11-16T13:57:02","date_gmt":"2025-11-16T10:57:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188284"},"modified":"2025-11-16T13:57:02","modified_gmt":"2025-11-16T10:57:02","slug":"daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/","title":{"rendered":"DAAWO: \u201cWaxaan la socona dadka faafiyay iyo kuwa taageeray Borobagaandada ka dhanka ah E-TAS\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188285\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251116638988786744022640.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"368\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251116638988786744022640.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251116638988786744022640-300x167.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa si faahfaahsan uga hadlay markii ugu horeysay hadalada ka dhanka ah Barnaamijka E-TAS ee maalmahii lasoo dhaafay sida weyn u qabsaday baraha bulshada.<\/p>\n<p>Agaasime Mustaf Dhuxulow ayaa sheegay inaan loo dulqaadan karin dad uu ku tilmaamay inay faafinayaan hadalo ka dhan ah adeegga E-TAS iyo in la suurad xumeeyo adeegyada kala duwan oo ay bixiso dowladda Fedaraalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cQofka Soomaaliga ah waxyaabo uu ku ciyaari karo iyo kuwo uusan ka hadli karin ayaa jira, tusaale ahaan waxuu dhihi karaa dhaqaalaha sidaan haloo dhigo balse dowladnimada, Haybadda, Sharafka iyo Karaamada ma dhaawici karo, ma ahan arrin lagu dhiirran karo, mana la isku dayi karo, barnaamijyada dalka isku keenaya in sumcad dilkooda loo bareero&#8221; ayuu yiri Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale tilmaamay Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya iney la socdaan dadka ku howlan barabagaanadada Barnaamijka E-TAS, isagoona uga digay iney ka waantoobaan falalkan wax u dhimaya dowladninada.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan la soconaa dadka faafinaya, dadka shaqada waday iyo kuwa Taageera Probagand-da ka dhanka ah E-TAS, waxa dhan waan la soconaa, waxaa halis ah mashaariicda qaranka ee Dowladnimada lagu ilaalinayo in meel fagaare ah lagu weeraro,\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay Agaasime Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in Barnaamijkan E-TAS in Somaliland iyo Puntland ay si adag uga horyimaadeen dal ku galka elektarooniga ah, islamarkaana uu sii kordhiyay xiisada siyaasadeed ee u dhaxeysay dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo Somaliland iyo Puntland.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii hadalkaan kasoo yeeray Agaasime Mustaf Dhuxulow ayaa noqonaya Jawaabtii ugu horreysay ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya kasoo saarto hadalo inta badan qabsaday Baraha Bulshada oo sheegayay in la jabsaday Website-yada habka Online-ka ah looga dalbado adeegga E-TAS.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1905833423617193%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa si faahfaahsan uga hadlay markii ugu horeysay hadalada ka dhanka ah Barnaamijka E-TAS ee maalmahii lasoo dhaafay sida weyn u qabsaday baraha bulshada. Agaasime Mustaf Dhuxulow ayaa sheegay inaan loo dulqaadan karin dad uu ku tilmaamay inay faafinayaan hadalo ka dhan ah adeegga E-TAS [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188286,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1763290644,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188284","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: \u201cWaxaan la socona dadka faafiyay iyo kuwa taageeray Borobagaandada ka dhanka ah E-TAS\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: \u201cWaxaan la socona dadka faafiyay iyo kuwa taageeray Borobagaandada ka dhanka ah E-TAS\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa si faahfaahsan uga hadlay markii ugu horeysay hadalada ka dhanka ah Barnaamijka E-TAS ee maalmahii lasoo dhaafay sida weyn u qabsaday baraha bulshada. Agaasime Mustaf Dhuxulow ayaa sheegay inaan loo dulqaadan karin dad uu ku tilmaamay inay faafinayaan hadalo ka dhan ah adeegga E-TAS [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-16T10:57:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-16-105631.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"533\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"326\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/\",\"name\":\"DAAWO: \u201cWaxaan la socona dadka faafiyay iyo kuwa taageeray Borobagaandada ka dhanka ah E-TAS\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-16-105631.png\",\"datePublished\":\"2025-11-16T10:57:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-16-105631.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-16-105631.png\",\"width\":533,\"height\":326},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: \u201cWaxaan la socona dadka faafiyay iyo kuwa taageeray Borobagaandada ka dhanka ah E-TAS\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: \u201cWaxaan la socona dadka faafiyay iyo kuwa taageeray Borobagaandada ka dhanka ah E-TAS\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: \u201cWaxaan la socona dadka faafiyay iyo kuwa taageeray Borobagaandada ka dhanka ah E-TAS\u201d - Wardoon","og_description":"Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa si faahfaahsan uga hadlay markii ugu horeysay hadalada ka dhanka ah Barnaamijka E-TAS ee maalmahii lasoo dhaafay sida weyn u qabsaday baraha bulshada. Agaasime Mustaf Dhuxulow ayaa sheegay inaan loo dulqaadan karin dad uu ku tilmaamay inay faafinayaan hadalo ka dhan ah adeegga E-TAS [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-16T10:57:02+00:00","og_image":[{"width":533,"height":326,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-16-105631.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/","name":"DAAWO: \u201cWaxaan la socona dadka faafiyay iyo kuwa taageeray Borobagaandada ka dhanka ah E-TAS\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-16-105631.png","datePublished":"2025-11-16T10:57:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-16-105631.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-16-105631.png","width":533,"height":326},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-la-socona-dadka-faafiyay-iyo-kuwa-taageeray-borobagaandada-ka-dhanka-ah-e-tas\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: \u201cWaxaan la socona dadka faafiyay iyo kuwa taageeray Borobagaandada ka dhanka ah E-TAS\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188284"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188284"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188287,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188284\/revisions\/188287"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188286"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}