{"id":188288,"date":"2025-11-16T14:01:09","date_gmt":"2025-11-16T11:01:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188288"},"modified":"2025-11-16T14:01:09","modified_gmt":"2025-11-16T11:01:09","slug":"daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/","title":{"rendered":"DAAWO: Wasiir Fiqi nidaamka E-Visa Wuxuu wax ka taray dagaalka Daacish"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188289\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2023114638346852655721713.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"342\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2023114638346852655721713.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2023114638346852655721713-300x155.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka gaashaandhigga dowladda federaalka Soomaaliya Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in barnaajimka E-visa uu wax ka taray la dagaalanka kooxda Daacish ee dhuumalaysanaysa buuraleyda Calmiskaad ee Puntland.<\/p>\n<p>Wasiir Fiqi ayaa tilmaamay intii barnaajimkaasi furnaa uusan jirin hal qof oo Daacish ah oo diyaarad ku soo galay buuraha Calmiskaad.<\/p>\n<p>Waxaa uu xusay in ajaanib badan oo baasabooradooda la qabtay ay kuligood ku yimaadeen diyaaradaha ka dega Puntland iyo Somaliland, kuwaas oo sida uu sheegay u badnaa Carab.<\/p>\n<p>\u201cBuuraha Puntland, baasabooro badan oo ajnabi carab ah u badan oo laga qabtay Daacish, kuligood waxay ku yimaadeen diyaaradaha ka dega Puntland iyo Somaliland. Hadda waa yaraatay, hal qof oo argagixiso ah oo diyaarad soo raacay ma jiro intii ay furnayd E-visa. Daacish waa u dhammaatay\u201d ayuu yiri wasiir Fiqi.<\/p>\n<p>Fiqi waxa uu ujeedada barnaajimka E-visa ku tilmaamay mid lagu ogaanayo cidda soo gasha gudaha dalka, balse aysan ahayn mid lagu dhibayo Puntland iyo Somaliland ama xitaa dad kale oo Soomaaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1236112938339147%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka gaashaandhigga dowladda federaalka Soomaaliya Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in barnaajimka E-visa uu wax ka taray la dagaalanka kooxda Daacish ee dhuumalaysanaysa buuraleyda Calmiskaad ee Puntland. Wasiir Fiqi ayaa tilmaamay intii barnaajimkaasi furnaa uusan jirin hal qof oo Daacish ah oo diyaarad ku soo galay buuraha Calmiskaad. Waxaa uu xusay in ajaanib badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188289,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1763290891,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188288","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Wasiir Fiqi nidaamka E-Visa Wuxuu wax ka taray dagaalka Daacish - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Wasiir Fiqi nidaamka E-Visa Wuxuu wax ka taray dagaalka Daacish - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka gaashaandhigga dowladda federaalka Soomaaliya Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in barnaajimka E-visa uu wax ka taray la dagaalanka kooxda Daacish ee dhuumalaysanaysa buuraleyda Calmiskaad ee Puntland. Wasiir Fiqi ayaa tilmaamay intii barnaajimkaasi furnaa uusan jirin hal qof oo Daacish ah oo diyaarad ku soo galay buuraha Calmiskaad. Waxaa uu xusay in ajaanib badan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-16T11:01:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2023114638346852655721713.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"342\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/\",\"name\":\"DAAWO: Wasiir Fiqi nidaamka E-Visa Wuxuu wax ka taray dagaalka Daacish - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2023114638346852655721713.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-16T11:01:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2023114638346852655721713.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2023114638346852655721713.jpg\",\"width\":660,\"height\":342},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Wasiir Fiqi nidaamka E-Visa Wuxuu wax ka taray dagaalka Daacish\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Wasiir Fiqi nidaamka E-Visa Wuxuu wax ka taray dagaalka Daacish - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Wasiir Fiqi nidaamka E-Visa Wuxuu wax ka taray dagaalka Daacish - Wardoon","og_description":"Wasiirka gaashaandhigga dowladda federaalka Soomaaliya Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in barnaajimka E-visa uu wax ka taray la dagaalanka kooxda Daacish ee dhuumalaysanaysa buuraleyda Calmiskaad ee Puntland. Wasiir Fiqi ayaa tilmaamay intii barnaajimkaasi furnaa uusan jirin hal qof oo Daacish ah oo diyaarad ku soo galay buuraha Calmiskaad. Waxaa uu xusay in ajaanib badan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-16T11:01:09+00:00","og_image":[{"width":660,"height":342,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2023114638346852655721713.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/","name":"DAAWO: Wasiir Fiqi nidaamka E-Visa Wuxuu wax ka taray dagaalka Daacish - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2023114638346852655721713.jpg","datePublished":"2025-11-16T11:01:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2023114638346852655721713.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2023114638346852655721713.jpg","width":660,"height":342},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-nidaamka-e-visa-wuxuu-wax-ka-taray-dagaalka-daacish\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Wasiir Fiqi nidaamka E-Visa Wuxuu wax ka taray dagaalka Daacish"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188288"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188288"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188288\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188290,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188288\/revisions\/188290"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188289"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188288"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188288"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188288"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}