{"id":188313,"date":"2025-11-17T19:00:32","date_gmt":"2025-11-17T16:00:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188313"},"modified":"2025-11-17T19:06:30","modified_gmt":"2025-11-17T16:06:30","slug":"maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/","title":{"rendered":"Maareeyaha Xafiiska Diyaaradda Turkish Airlines oo dacwad lagu soo ogay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188314\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/sddefault.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/sddefault.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/sddefault-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/sddefault-560x420.jpg 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/sddefault-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/sddefault-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay inuu qaaday tallaabo sharci ah oo ku aaddan cabasho rasmi ah oo uu gudbiyay muwaadin lagu magacaabo Cabdifitaax Axmed Xuseen kaasoo sheegay in lagu sameeyay ku-takri fal awoodeed iyo xadgudubyo ka dhan ah xuquuqdiisa dastuuriga ah, intii uu ka dhoofayay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Sida ku xusan war-saxaafadeedka, Cabdifitaax ayaa ku eedeeyay Turhan Kenmen, oo ah Maareeyaha Xafiiska Diyaaradda Turkish Airlines (Station Manager) ee Soomaaliya, inuu ku kacay ficillo baal marsan sharciga, isla markaana lagu xadgudbay xuquuqdiisa, taas oo sababtay in laga horjoogsado safarkiisii.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188315\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/THY-KARGO.jpg\" alt=\"\" width=\"770\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/THY-KARGO.jpg 770w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/THY-KARGO-300x146.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/THY-KARGO-768x374.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/THY-KARGO-696x339.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/THY-KARGO-533x261.jpg 533w\" sizes=\"(max-width: 770px) 100vw, 770px\" \/><\/p>\n<p>Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaa sheegay in markii ay soo gaartay cabashada iyo warbixinta la xiriirta dhacdada, ay isla markiiba u fureen Gal-dacwadeed si loo xaqiijiyo runta eedaha, lana bilaabay baaritaan dhab ah oo ku wajahan cidda ku lug leh arrintaas. Dacwaddan ayaa hadda u gudubtay marxalad sharciyeed oo suurtagelinaysa in la qaado tallaabooyinka ku habboon natiijada baarista kadib.<\/p>\n<p>Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa ballan qaaday in arrinta loo wajahayo si waafaqsan sharciga iyo dastuurka dalka, isla markaana la hubin doono in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay helaan difaac sharci oo buuxa marka ay cabasho gudbiyaan.<\/p>\n<p>Hadalka maanta kasoo baxay xafiiska xeer ilaalinta ayaa kusoo beegmaya kadib markii Cabdifitaax Axmed Xuseen oo baraha Bulshada looga yaqaano Somali Gamer uu muqaal uu baraha bulshada la wadaagay ku sheegay inuu la kulmay tacadi ku saabsan xarig iyo in laga reebay si ula kac ah diyaaradii Turkish Airlane waliba isagoo maray dhammaan nidaamyadii hubinta ee garoonka iyo Hay&#8217;adda Socdaalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188318\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/583630522_10238797412695821_4062402638160736144_n.jpg\" alt=\"\" width=\"739\" height=\"740\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/583630522_10238797412695821_4062402638160736144_n.jpg 739w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/583630522_10238797412695821_4062402638160736144_n-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/583630522_10238797412695821_4062402638160736144_n-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/583630522_10238797412695821_4062402638160736144_n-696x697.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/583630522_10238797412695821_4062402638160736144_n-419x420.jpg 419w\" sizes=\"(max-width: 739px) 100vw, 739px\" \/><\/p>\n<p>Somali Gamer ayaa eeda ugu kulul u jeediyay Maareeyaha Xafiiska Diyaaradda Turkish Airlines (Station Manager) oo si cad muqaalkiisa ugu sheegay inuu ahaa ruuxi ka dambeeyay in la xiro iyo in laga reebo duulimaadkii uu ku safri lahaa Turkish Airline.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay inuu qaaday tallaabo sharci ah oo ku aaddan cabasho rasmi ah oo uu gudbiyay muwaadin lagu magacaabo Cabdifitaax Axmed Xuseen kaasoo sheegay in lagu sameeyay ku-takri fal awoodeed iyo xadgudubyo ka dhan ah xuquuqdiisa dastuuriga ah, intii uu ka dhoofayay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188315,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1763395253,"status":"success"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1763395612,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188313","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maareeyaha Xafiiska Diyaaradda Turkish Airlines oo dacwad lagu soo ogay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maareeyaha Xafiiska Diyaaradda Turkish Airlines oo dacwad lagu soo ogay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay inuu qaaday tallaabo sharci ah oo ku aaddan cabasho rasmi ah oo uu gudbiyay muwaadin lagu magacaabo Cabdifitaax Axmed Xuseen kaasoo sheegay in lagu sameeyay ku-takri fal awoodeed iyo xadgudubyo ka dhan ah xuquuqdiisa dastuuriga ah, intii uu ka dhoofayay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-17T16:00:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-11-17T16:06:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/THY-KARGO.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"770\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/\",\"name\":\"Maareeyaha Xafiiska Diyaaradda Turkish Airlines oo dacwad lagu soo ogay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/THY-KARGO.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-17T16:00:32+00:00\",\"dateModified\":\"2025-11-17T16:06:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/THY-KARGO.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/THY-KARGO.jpg\",\"width\":770,\"height\":375},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maareeyaha Xafiiska Diyaaradda Turkish Airlines oo dacwad lagu soo ogay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maareeyaha Xafiiska Diyaaradda Turkish Airlines oo dacwad lagu soo ogay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maareeyaha Xafiiska Diyaaradda Turkish Airlines oo dacwad lagu soo ogay - Wardoon","og_description":"Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay inuu qaaday tallaabo sharci ah oo ku aaddan cabasho rasmi ah oo uu gudbiyay muwaadin lagu magacaabo Cabdifitaax Axmed Xuseen kaasoo sheegay in lagu sameeyay ku-takri fal awoodeed iyo xadgudubyo ka dhan ah xuquuqdiisa dastuuriga ah, intii uu ka dhoofayay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-17T16:00:32+00:00","article_modified_time":"2025-11-17T16:06:30+00:00","og_image":[{"width":770,"height":375,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/THY-KARGO.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/","name":"Maareeyaha Xafiiska Diyaaradda Turkish Airlines oo dacwad lagu soo ogay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/THY-KARGO.jpg","datePublished":"2025-11-17T16:00:32+00:00","dateModified":"2025-11-17T16:06:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/THY-KARGO.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/THY-KARGO.jpg","width":770,"height":375},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeyaha-xafiiska-diyaaradda-turkish-airlines-oo-dacwad-lagu-soo-ogay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maareeyaha Xafiiska Diyaaradda Turkish Airlines oo dacwad lagu soo ogay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188313"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188313"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188313\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188319,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188313\/revisions\/188319"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188315"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}