{"id":188349,"date":"2025-11-20T20:02:57","date_gmt":"2025-11-20T17:02:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188349"},"modified":"2025-11-20T20:02:57","modified_gmt":"2025-11-20T17:02:57","slug":"puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/","title":{"rendered":"Puntland oo diiday dhismaha Hay\u2019adda Tamarta Qaranka (NEA)"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162944\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Puntland ayaa sheegtay in aysan qayb ka ahayn ansixinta Sharciga Tamarta Soomaaliya iyo dhismaha Hay\u2019adda Tamarta Qaranka (NEA), iyadoo sheegtay in arrintaasi ay ka hor imaanayso Dastuurka Federaalka iyo kan Puntland.<\/p>\n<p>Qoraal rasmi ah oo ka soo baxday Wasaaradda Tamarta, Macdanta &amp; Biyaha Puntland, ayaa lagu sheegay in sharcigan iyo hay\u2019addan cusub lagu ansixiyay hab aan loo marin wada-tashi iyo hab-raac federaal oo dhammaystiran.\u201d<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxay tilmaamtay dhowr qodob oo ka mid ah Dastuurka KMG ah, sida sida Qodobbada 50, 54, 79, 111 iyo 142, kuwaas oo ay sheegtay in la baalmaray intii lagu guda jiray hindisidda Sharciga Tamarta iyo dhismaha hay\u2019adda NEA.<\/p>\n<p>Puntland waxay sheegtay in arrintu si gaar ah u khusayso maamulidda tamarta, oo ay u aragto awood ay leeyihiin maamul-goboleedyada, iyada oo u cuskatay qodobbada awood-qaybsiga dastuuriga ah.<\/p>\n<p>Puntland waxay ku doodday in aysan wax door ah ku lahayn soo diyaarinta ama ansixinta sharciga cusub, taas oo ay ku tilmaantay in ay dhaawac u geysan karto nidaamka federaalka iyo xiriirka dowladda dhexe iyo maamul-goboleedyada.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Puntland waxay ku eedeysay dowladda federaalka in aan lagu darin wada-tashi ku saabsan doorka ay maamul-goboleedyadu ku yeelan doonaan hay\u2019adda NEA, isla markaana aan la tixgelin xaaladda gaarka ah ee dastuurka qodobka 142 uu siiyo Puntland iyo Somaliland.<\/p>\n<p><strong>Mowqifka Puntland<\/strong><\/p>\n<p>Wasaaradda Tamarta Puntland ayaa ku caddeysay warqaddeeda saddex qodob oo ah go\u2019aanka rasmiga ah ee Dowladda Puntland:<\/p>\n<p>In Sharciga Tamarta Soomaaliya uusan ka hirgelikarin deegaanada Puntland.<\/p>\n<p>In Hay\u2019adda Tamarta Qaranka aysan ka howlgalikarin Puntland.<\/p>\n<p>In loo baahan yahay wada-xaajood lagu qeexo doorka Puntland, laguna xalliyo khilaafka ka dhashay hab-raaca sharci-dejinta.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Puntland ayaa ugu baaqday Dowladda Federaalka in ay ka fogaato siyaasadeynta adeegyada muhiimka ah, ayna ixtiraamto hab-raaca federaalka iyo wada-shaqeynta ka dhaxeysa labada dhinac. Wasaaraddu waxay sheegtay inay diyaar u tahay wada-hadal furan oo ku saleysan dastuurka dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188351\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/585187307_1401498747998640_9037506138699171758_n.jpg\" alt=\"\" width=\"763\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/585187307_1401498747998640_9037506138699171758_n.jpg 763w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/585187307_1401498747998640_9037506138699171758_n-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/585187307_1401498747998640_9037506138699171758_n-723x1024.jpg 723w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/585187307_1401498747998640_9037506138699171758_n-696x985.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/585187307_1401498747998640_9037506138699171758_n-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 763px) 100vw, 763px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188350\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/584518218_1401498807998634_1028250034810135807_n.jpg\" alt=\"\" width=\"763\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/584518218_1401498807998634_1028250034810135807_n.jpg 763w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/584518218_1401498807998634_1028250034810135807_n-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/584518218_1401498807998634_1028250034810135807_n-723x1024.jpg 723w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/584518218_1401498807998634_1028250034810135807_n-696x985.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/584518218_1401498807998634_1028250034810135807_n-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 763px) 100vw, 763px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-188352\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/585189317_1401498861331962_1028340138470684450_n.jpg\" alt=\"\" width=\"763\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/585189317_1401498861331962_1028340138470684450_n.jpg 763w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/585189317_1401498861331962_1028340138470684450_n-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/585189317_1401498861331962_1028340138470684450_n-723x1024.jpg 723w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/585189317_1401498861331962_1028340138470684450_n-696x985.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/585189317_1401498861331962_1028340138470684450_n-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 763px) 100vw, 763px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland ayaa sheegtay in aysan qayb ka ahayn ansixinta Sharciga Tamarta Soomaaliya iyo dhismaha Hay\u2019adda Tamarta Qaranka (NEA), iyadoo sheegtay in arrintaasi ay ka hor imaanayso Dastuurka Federaalka iyo kan Puntland. Qoraal rasmi ah oo ka soo baxday Wasaaradda Tamarta, Macdanta &amp; Biyaha Puntland, ayaa lagu sheegay in sharcigan iyo hay\u2019addan cusub lagu ansixiyay hab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185301,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1763658209,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188349","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo diiday dhismaha Hay\u2019adda Tamarta Qaranka (NEA) - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo diiday dhismaha Hay\u2019adda Tamarta Qaranka (NEA) - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Puntland ayaa sheegtay in aysan qayb ka ahayn ansixinta Sharciga Tamarta Soomaaliya iyo dhismaha Hay\u2019adda Tamarta Qaranka (NEA), iyadoo sheegtay in arrintaasi ay ka hor imaanayso Dastuurka Federaalka iyo kan Puntland. Qoraal rasmi ah oo ka soo baxday Wasaaradda Tamarta, Macdanta &amp; Biyaha Puntland, ayaa lagu sheegay in sharcigan iyo hay\u2019addan cusub lagu ansixiyay hab [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-20T17:02:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"850\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/\",\"name\":\"Puntland oo diiday dhismaha Hay\u2019adda Tamarta Qaranka (NEA) - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-20T17:02:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg\",\"width\":850,\"height\":640,\"caption\":\"Siciid Deci\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo diiday dhismaha Hay\u2019adda Tamarta Qaranka (NEA)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo diiday dhismaha Hay\u2019adda Tamarta Qaranka (NEA) - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo diiday dhismaha Hay\u2019adda Tamarta Qaranka (NEA) - Wardoon","og_description":"Puntland ayaa sheegtay in aysan qayb ka ahayn ansixinta Sharciga Tamarta Soomaaliya iyo dhismaha Hay\u2019adda Tamarta Qaranka (NEA), iyadoo sheegtay in arrintaasi ay ka hor imaanayso Dastuurka Federaalka iyo kan Puntland. Qoraal rasmi ah oo ka soo baxday Wasaaradda Tamarta, Macdanta &amp; Biyaha Puntland, ayaa lagu sheegay in sharcigan iyo hay\u2019addan cusub lagu ansixiyay hab [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-20T17:02:57+00:00","og_image":[{"width":850,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/","name":"Puntland oo diiday dhismaha Hay\u2019adda Tamarta Qaranka (NEA) - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg","datePublished":"2025-11-20T17:02:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg","width":850,"height":640,"caption":"Siciid Deci"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-dhismaha-hayadda-tamarta-qaranka-nea\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo diiday dhismaha Hay\u2019adda Tamarta Qaranka (NEA)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188349"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188349"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188349\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188353,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188349\/revisions\/188353"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185301"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188349"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188349"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188349"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}