{"id":188404,"date":"2025-11-23T12:12:24","date_gmt":"2025-11-23T09:12:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188404"},"modified":"2025-11-23T12:12:24","modified_gmt":"2025-11-23T09:12:24","slug":"daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/","title":{"rendered":"DAAWO: Farmaajo: \u201cDalka waxaa ka jira xaalad cakiran\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188405\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251123638994765869630779.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"355\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251123638994765869630779.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251123638994765869630779-300x161.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynihii hore Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xalay kulan casho sharaf iyo is-xogwaraysi ah la qaatay tiro ka tirsan Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, isaga oo la wadaagay aragti ku saabsan xaaladda guud ee dalka iyo mas\u2019uuliyadda hortaalla madaxda qaranka.<\/p>\n<p>Kulankan oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayuu Farmaajo ku sheegay in dalka uu galay marxalad aad u cakiran, isla markaana ay jiraan bulsho weli la ildaran dhibaatooyin u muuqda kuwo la mid noqday macaluushii 1992-kii, oo loo yaqaanay \u201cCaga Barar\u201d.<\/p>\n<p>Wuxuu tilmaamay in dad badan ay ku jiraan xaalad nololeed oo aad u adag, oo maalinba maalinta ka dambeysa kasii daraysa.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore Soomaaliya ayaa uga mahadceliyay xildhibaannada booqashadooda, isaga oo ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo dowladnimada, midnimada shacabka iyo wadajirka bulshada.<\/p>\n<p>Wuxuu xusay in dhammaan mas\u2019uuliyiinta ay waajib ku tahay dhowrista dastuurka iyo shuruucda lagu heshiiyey oo uu ku tilmaamay tiirarka ugu muhiimsan ee qarannimada.<\/p>\n<p>Farmaajo ayaa sidoo kale dhaliilay tallaabada dowladda federaalka Soomaaliya ay ku la wareegtay dhulal ay sheegtay in dowladda leedahay.<\/p>\n<p>Wuxuu ku tilmaamay go\u2019aankaas mid aan habboonayn, isaga oo ugu baaqay madaxda dowladda inay joojiyaan arrimaha abuuri kara qalalaase iyo is-faham la\u2019aan siyaasadeed.<\/p>\n<p>Dhinaca doorashooyinka ayuu Madaxweynihii hore ku xusay in dowladda hadda jirta ay u harsan tahay kaliya lix bilood, loona baahan yahay in si degdeg ah loo caddeeyo qaabka doorashada iyo waqtiga rasmiga ah ee la qabanayo.<\/p>\n<p>Wuxuu ku boorriyay mas\u2019uuliyiinta ku shaqada leh inay waqtiyada u hoggaansamaan, si looga fogaado dib-u-dhac sababi kara hubanti la\u2019aan siyaasadeed.<\/p>\n<p>Kulanka xalay dhexmaray Farmaajo iyo xildhibaannada labada aqal ayaa loo arkaa mid ku soo beegmaya xilli ay dalka ka jiraan dooddo siyaasadeed oo xooggan oo ku aaddan marxaladda kala guurka iyo hannaanka doorashada ee 2026.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F4165351687115111%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xalay kulan casho sharaf iyo is-xogwaraysi ah la qaatay tiro ka tirsan Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, isaga oo la wadaagay aragti ku saabsan xaaladda guud ee dalka iyo mas\u2019uuliyadda hortaalla madaxda qaranka. Kulankan oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayuu Farmaajo ku sheegay in dalka uu galay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188405,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1763889169,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188404","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Farmaajo: \u201cDalka waxaa ka jira xaalad cakiran\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Farmaajo: \u201cDalka waxaa ka jira xaalad cakiran\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xalay kulan casho sharaf iyo is-xogwaraysi ah la qaatay tiro ka tirsan Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, isaga oo la wadaagay aragti ku saabsan xaaladda guud ee dalka iyo mas\u2019uuliyadda hortaalla madaxda qaranka. Kulankan oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayuu Farmaajo ku sheegay in dalka uu galay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-23T09:12:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251123638994765869630779.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"355\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/\",\"name\":\"DAAWO: Farmaajo: \u201cDalka waxaa ka jira xaalad cakiran\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251123638994765869630779.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-23T09:12:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251123638994765869630779.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251123638994765869630779.jpg\",\"width\":660,\"height\":355},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Farmaajo: \u201cDalka waxaa ka jira xaalad cakiran\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Farmaajo: \u201cDalka waxaa ka jira xaalad cakiran\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Farmaajo: \u201cDalka waxaa ka jira xaalad cakiran\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xalay kulan casho sharaf iyo is-xogwaraysi ah la qaatay tiro ka tirsan Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, isaga oo la wadaagay aragti ku saabsan xaaladda guud ee dalka iyo mas\u2019uuliyadda hortaalla madaxda qaranka. Kulankan oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayuu Farmaajo ku sheegay in dalka uu galay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-23T09:12:24+00:00","og_image":[{"width":660,"height":355,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251123638994765869630779.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/","name":"DAAWO: Farmaajo: \u201cDalka waxaa ka jira xaalad cakiran\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251123638994765869630779.jpg","datePublished":"2025-11-23T09:12:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251123638994765869630779.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251123638994765869630779.jpg","width":660,"height":355},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dalka-waxaa-ka-jira-xaalad-cakiran\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Farmaajo: \u201cDalka waxaa ka jira xaalad cakiran\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188404"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188404"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188404\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188417,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188404\/revisions\/188417"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188405"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}