{"id":188441,"date":"2025-11-23T21:13:30","date_gmt":"2025-11-23T18:13:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188441"},"modified":"2025-11-24T11:27:33","modified_gmt":"2025-11-24T08:27:33","slug":"daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/","title":{"rendered":"DAAWO: Maxkamada ciidamada oo codsatay in Xildhibaan Jeesoow xilka laga qaado"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188446\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251124638995666055541015.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251124638995666055541015.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251124638995666055541015-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa wado qorshe ay gudoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka kaga dalbaneyso in xasaanadda laga qaado xubno ka tirsan Baarlamaanka oo lagu eedeynayo inay ku lug leeyihiin dilal maleeshiyo beeleed ka gaysteen qeybo ka mid ah gobolka Shabellaha Hoose.<\/p>\n<p>Xeer Ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda ciidamada qalabka sida Gaashaanle dhexe Axmed Xaaji Cabdullaahi Kamey oo Warbaahinta kula hadlay deegaanka Yaaqbariweyne oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Wanlaweyn ayaa sheegay inay jiraan masuuliyiin xasaanad leh oo hurinaya rabshadaha maleeshiyaadku ka gaysanayaan wadada u dhaxeyso Wanlaweyn iyo Yaaqbariweyne.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa jira masuuliyiin xasaanad leh oo ka soo kala jeeda labada dhinac ee ku dagaalamay degmada Wanlaweyn, Masuuliyiintaas waxay maleeshiyaadka siiyaan hub, rasaas, lacago iyo sidoo kalena waxay ku difaacaan afka oo dhanka baraha bulshada ayay taageero iyo difaac la hortaagan yihiin mar walba.\u201d ayuu yiri Xeer Ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda Ciidamada Axmed Xaaji Cabdullaahi Kamey.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliye ku xigeenka ayaa sidoo kale sheegay inay hayaan cadeymo ku saabsan in masuuliyiintaasi oo magacyadoodu uusan sheegin inay hoos yimaadaan labada maleeshiyo ee dhibaatada ka geysta qeybo ka mid ah deegaanada hoostaga Wanlaweyn.<\/p>\n<p>\u201cHada waxaan soo uruurinay ama aan helnay cadeymo farabadan oo cadeynaya in masuuliyiintaasi xasaanadda leh ay taakuleeyaan ama ay hoos yimaadaan maleeshiyaadkii ku dagaalamay degmada Wanlaweyn.\u201d ayuu yiri Gaashaanle Dhexe Axmed Xaaji Cabdullaahi Kamey.<\/p>\n<p>Kamey ayaa tilmaamay in cadeymaha ay la wadaagi doonaan gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo guddiga Anshax Marinta ee Baarlamaanka, si ay u weydiistaan codsi xasaanad ka qaadis ah, ka hor maxkamadeyntooda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii hadalka ka soo yeeray Xeer Ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda ayaa imanaya, iyadoo maxkamaddu ay Sabtidii xukuno dil iyo xabsi isugu jira ku xukuntay qaar ka mid maleeshiyaadka beelaha ee labadii sano ee la soo dhaafay dilalka ka gaysanayay inta u dhaxeyso degmada Wanlaweyn iyo Yaaqbariweyne ee gobolka Shabeellaha Hoose.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1374129961093353%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1236258268549474%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa wado qorshe ay gudoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka kaga dalbaneyso in xasaanadda laga qaado xubno ka tirsan Baarlamaanka oo lagu eedeynayo inay ku lug leeyihiin dilal maleeshiyo beeleed ka gaysteen qeybo ka mid ah gobolka Shabellaha Hoose. Xeer Ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda ciidamada qalabka sida Gaashaanle dhexe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188442,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1763921630,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188441","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Maxkamada ciidamada oo codsatay in Xildhibaan Jeesoow xilka laga qaado - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Maxkamada ciidamada oo codsatay in Xildhibaan Jeesoow xilka laga qaado - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa wado qorshe ay gudoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka kaga dalbaneyso in xasaanadda laga qaado xubno ka tirsan Baarlamaanka oo lagu eedeynayo inay ku lug leeyihiin dilal maleeshiyo beeleed ka gaysteen qeybo ka mid ah gobolka Shabellaha Hoose. Xeer Ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda ciidamada qalabka sida Gaashaanle dhexe [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-23T18:13:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-11-24T08:27:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/maxkamada.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"643\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"429\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/\",\"name\":\"DAAWO: Maxkamada ciidamada oo codsatay in Xildhibaan Jeesoow xilka laga qaado - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/maxkamada.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-23T18:13:30+00:00\",\"dateModified\":\"2025-11-24T08:27:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/maxkamada.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/maxkamada.jpg\",\"width\":643,\"height\":429},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Maxkamada ciidamada oo codsatay in Xildhibaan Jeesoow xilka laga qaado\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Maxkamada ciidamada oo codsatay in Xildhibaan Jeesoow xilka laga qaado - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Maxkamada ciidamada oo codsatay in Xildhibaan Jeesoow xilka laga qaado - Wardoon","og_description":"Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa wado qorshe ay gudoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka kaga dalbaneyso in xasaanadda laga qaado xubno ka tirsan Baarlamaanka oo lagu eedeynayo inay ku lug leeyihiin dilal maleeshiyo beeleed ka gaysteen qeybo ka mid ah gobolka Shabellaha Hoose. Xeer Ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda ciidamada qalabka sida Gaashaanle dhexe [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-23T18:13:30+00:00","article_modified_time":"2025-11-24T08:27:33+00:00","og_image":[{"width":643,"height":429,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/maxkamada.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/","name":"DAAWO: Maxkamada ciidamada oo codsatay in Xildhibaan Jeesoow xilka laga qaado - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/maxkamada.jpg","datePublished":"2025-11-23T18:13:30+00:00","dateModified":"2025-11-24T08:27:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/maxkamada.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/maxkamada.jpg","width":643,"height":429},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-codsatay-in-xildhibaan-jeesoow-xilka-laga-qaado\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Maxkamada ciidamada oo codsatay in Xildhibaan Jeesoow xilka laga qaado"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188441"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188441"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188441\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188447,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188441\/revisions\/188447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188442"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188441"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188441"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188441"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}