{"id":188497,"date":"2025-11-28T12:32:10","date_gmt":"2025-11-28T09:32:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188497"},"modified":"2025-11-28T12:32:10","modified_gmt":"2025-11-28T09:32:10","slug":"ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/","title":{"rendered":"Ninkii fuliyey weerarkii Washington Magaciisa &#038; Sawirka oo la shaaciyey"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188498\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/hq720-1.jpg\" alt=\"\" width=\"686\" height=\"386\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/hq720-1.jpg 686w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/hq720-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 686px) 100vw, 686px\" \/><\/p>\n<p>Rahmanullah Lakanwal, oo 29 jir u dhashay Afgaanistaan, ayaa la sheegay inuu fuliyay toogashadii ka dhacday meel aan ka fogeyn Aqalka Cad oo lagu beegsaday laba xubnood oo ka tirsan ciidanka ilaalada qaranka Mareykanka.<\/p>\n<p>Lakanwal, waxaa la sheegay inuu ka tirsanaa ciidankii ugu heerka sarreeyay ee howlgallada gaarka ah ee Afgaanistaan, kuwaas oo si toos ah ula dagaallami jiray Taliban iyagoo garab ka helaya cutubyada gaarka ah ee Maraykanka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188499\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/white-house-shooter-rahmanullah-lakanwal-entered-us-in-2021-but-was-granted-asylum-in-2025.avif\" alt=\"\" width=\"400\" height=\"225\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/white-house-shooter-rahmanullah-lakanwal-entered-us-in-2021-but-was-granted-asylum-in-2025.avif 400w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/white-house-shooter-rahmanullah-lakanwal-entered-us-in-2021-but-was-granted-asylum-in-2025-300x169.avif 300w\" sizes=\"(max-width: 400px) 100vw, 400px\" \/><\/p>\n<p>Warbaahinta Fox News ayaa sidoo kale sheegtay in Lakanwal uu muddo la shaqaynayay hay\u2019adaha kala duwan ee dawladda Maraykanka ka joogay Afgaanistaan, gaar ahaan CIA-da. Waxaa la sheegay inuu qayb ka ahaa Kandahar Strike Force (KSF), oo sirdoonka Afgaanistaan loogu yaqaan NDS-03.<\/p>\n<p>Kooxdan waxaa toos u maamuli jiray CIA, waxayna u howlgalaysay si ka madax bannaan nidaamka amarka militariga ee Maraykanka iyo Afgaanistaan labadaba.<\/p>\n<p>KSF waxay fulin jirtay howlgallo qarsoodi ah oo ay ka mid yihiin weerarro habeenimo, dilal qorshaysan iyo howlgalada ka dhanka ah Taliban iyo al-Qaacida.<\/p>\n<p>Waxaa lagu tilmaamaa mid ka mid ah unugyada qarsoodiga ahaa uguna halista badan ee uu Maraykanku ku tiirsanaa intii uu socday dagaalkii Afgaanistaan.<\/p>\n<p>Rahmanullah Lakanwal, wuxuu Mareykanka si aan wali la caddeyn ku galay bishii September ee sanadkii 2021. Waxaana lagu tilmaamay muhaajir dambiyo galay oo ka yimid Afgaanistaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Rahmanullah Lakanwal, oo 29 jir u dhashay Afgaanistaan, ayaa la sheegay inuu fuliyay toogashadii ka dhacday meel aan ka fogeyn Aqalka Cad oo lagu beegsaday laba xubnood oo ka tirsan ciidanka ilaalada qaranka Mareykanka. Lakanwal, waxaa la sheegay inuu ka tirsanaa ciidankii ugu heerka sarreeyay ee howlgallada gaarka ah ee Afgaanistaan, kuwaas oo si toos [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188498,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1764322358,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188497","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ninkii fuliyey weerarkii Washington Magaciisa &amp; Sawirka oo la shaaciyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ninkii fuliyey weerarkii Washington Magaciisa &amp; Sawirka oo la shaaciyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Rahmanullah Lakanwal, oo 29 jir u dhashay Afgaanistaan, ayaa la sheegay inuu fuliyay toogashadii ka dhacday meel aan ka fogeyn Aqalka Cad oo lagu beegsaday laba xubnood oo ka tirsan ciidanka ilaalada qaranka Mareykanka. Lakanwal, waxaa la sheegay inuu ka tirsanaa ciidankii ugu heerka sarreeyay ee howlgallada gaarka ah ee Afgaanistaan, kuwaas oo si toos [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-28T09:32:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/hq720-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"686\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/\",\"name\":\"Ninkii fuliyey weerarkii Washington Magaciisa & Sawirka oo la shaaciyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/hq720-1.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-28T09:32:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/hq720-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/hq720-1.jpg\",\"width\":686,\"height\":386},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ninkii fuliyey weerarkii Washington Magaciisa &#038; Sawirka oo la shaaciyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ninkii fuliyey weerarkii Washington Magaciisa & Sawirka oo la shaaciyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ninkii fuliyey weerarkii Washington Magaciisa & Sawirka oo la shaaciyey - Wardoon","og_description":"Rahmanullah Lakanwal, oo 29 jir u dhashay Afgaanistaan, ayaa la sheegay inuu fuliyay toogashadii ka dhacday meel aan ka fogeyn Aqalka Cad oo lagu beegsaday laba xubnood oo ka tirsan ciidanka ilaalada qaranka Mareykanka. Lakanwal, waxaa la sheegay inuu ka tirsanaa ciidankii ugu heerka sarreeyay ee howlgallada gaarka ah ee Afgaanistaan, kuwaas oo si toos [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-28T09:32:10+00:00","og_image":[{"width":686,"height":386,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/hq720-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/","name":"Ninkii fuliyey weerarkii Washington Magaciisa & Sawirka oo la shaaciyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/hq720-1.jpg","datePublished":"2025-11-28T09:32:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/hq720-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/hq720-1.jpg","width":686,"height":386},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fuliyey-weerarkii-washington-magaciisa-sawirka-oo-la-shaaciyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ninkii fuliyey weerarkii Washington Magaciisa &#038; Sawirka oo la shaaciyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188497"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188497"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188497\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188500,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188497\/revisions\/188500"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188498"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188497"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188497"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188497"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}