{"id":188512,"date":"2025-11-29T22:12:53","date_gmt":"2025-11-29T19:12:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188512"},"modified":"2025-11-29T22:12:53","modified_gmt":"2025-11-29T19:12:53","slug":"daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/","title":{"rendered":"DAAWO: Jadwalka doorashada gobolka Banaadir oo la shaaciyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188513\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta soo saaray jadwalka doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir, taas oo in muddo ah laga soo shaqeynayay<\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka qaranka iyo sohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo galabta shir jaraa\u2019id u qabtay Wariyeyaasha ayaa shaaciyay jadwalka rasmiga ah ee doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Cabdikariim ayaa ku dhaqaaqay in shacabka gobolka Banaadir ay 25-ka bishan u dareeri doonaan dooraahada golaha deegaanka, si ay codkooda ugu doortaan mas\u2019uuliyiintii hoggaamin lahayd.<\/p>\n<p>\u201c25 bisha soo socota waxaa Gobolka Banaadir looga dareeri doonaa doorasho qof iyo cod ah.\u201d Guddoomiye Cabdikariin Axmed Xasan,\u201d.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu fariin u diray xisbiyada iyo musharrixiintooda, isaga oo ugu baaqay inay u hoggaansamaan habraaca doorashooyinka ee ee guddigu mas\u2019uul ka yahay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, ururada siyaasadda ee isdiiwaangeliyay ayaa goor horena sii bilaabay ololahooda doorashooyinka, si ay shacabka uga helaan codadka lagu soo baxayo<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa haatan isku diyaarineyso doorasho qof iyo cod ah oo ay dalka ku hoggaamineyso Villa Soomaaliya oo taageerto ka heleyso qaar kamid ah dowlad goboleedyada dalka, waxaase dhanka kale diidan Jubbaland, Puntland iyo mucaaradka la baxay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1181533857263867%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta soo saaray jadwalka doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir, taas oo in muddo ah laga soo shaqeynayay Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka qaranka iyo sohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo galabta shir jaraa\u2019id u qabtay Wariyeyaasha ayaa shaaciyay jadwalka rasmiga ah ee doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir. Cabdikariim [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188513,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1764443597,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188512","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Jadwalka doorashada gobolka Banaadir oo la shaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Jadwalka doorashada gobolka Banaadir oo la shaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta soo saaray jadwalka doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir, taas oo in muddo ah laga soo shaqeynayay Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka qaranka iyo sohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo galabta shir jaraa\u2019id u qabtay Wariyeyaasha ayaa shaaciyay jadwalka rasmiga ah ee doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir. Cabdikariim [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-29T19:12:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/\",\"name\":\"DAAWO: Jadwalka doorashada gobolka Banaadir oo la shaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp\",\"datePublished\":\"2025-11-29T19:12:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Jadwalka doorashada gobolka Banaadir oo la shaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Jadwalka doorashada gobolka Banaadir oo la shaaciyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Jadwalka doorashada gobolka Banaadir oo la shaaciyay - Wardoon","og_description":"Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta soo saaray jadwalka doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir, taas oo in muddo ah laga soo shaqeynayay Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka qaranka iyo sohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo galabta shir jaraa\u2019id u qabtay Wariyeyaasha ayaa shaaciyay jadwalka rasmiga ah ee doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir. Cabdikariim [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-29T19:12:53+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/","name":"DAAWO: Jadwalka doorashada gobolka Banaadir oo la shaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp","datePublished":"2025-11-29T19:12:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jadwalka-doorashada-gobolka-banaadir-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Jadwalka doorashada gobolka Banaadir oo la shaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188512"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188512"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188512\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188514,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188512\/revisions\/188514"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188513"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188512"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188512"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188512"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}