{"id":188557,"date":"2025-12-01T19:09:08","date_gmt":"2025-12-01T16:09:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188557"},"modified":"2025-12-01T19:09:08","modified_gmt":"2025-12-01T16:09:08","slug":"maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Sare oo diiday magacaabis uu sameeyay Wasiirka Caafimaadka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-188558\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/images.jpg\" alt=\"\" width=\"517\" height=\"344\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go\u2019aan kama dambeys ah ka soo saartay khilaaf soo jiitamayay oo u dhexeeyay Wasaaradda Caafimaadka iyo Golaha Mihnadleyaasha Caafimaadka Qaranka, iyada oo Wasaaradda lagu amray inay bixiso ganaax lacageed oo gaaraya $300.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa yimid kadib markii Golaha Mihnadleyaasha Caafimaadka Qaranka ay maxkamadda u gudbiyeen dacwad ay ku diidan yihiin magacaabis uu Wasiirka Caafimaadka sameeyay 29-kii May 2025, taas oo ahayd in Xoghaya Guud ee Golaha loo magacaabo qof ay sheegeen in aan lagu soo xulin habraacii iyo sharcigii u degsanaa.<\/p>\n<p>Maxkamadda Sare oo dhageysatay doodaha labada dhinac ayaa 27-kii November 2025 soo saartay xukun ay ku caddeysay in magacaabistaas ay ahayd mid aan waafaqsaneyn sharciga, islamarkaana ay Wasaaradda Caafimaadku ku kacday khalad maamulka ah oo mudan in lagu ganaaxo.<\/p>\n<p>Golaha Mihnadleyaasha Caafimaadka ayaa soo dhoweeyay go\u2019aanka Maxkamadda Sare, halka Wasaaradda Caafimaadkana aan weli si faahfaahsan uga hadlin xukunka lagu riday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go\u2019aan kama dambeys ah ka soo saartay khilaaf soo jiitamayay oo u dhexeeyay Wasaaradda Caafimaadka iyo Golaha Mihnadleyaasha Caafimaadka Qaranka, iyada oo Wasaaradda lagu amray inay bixiso ganaax lacageed oo gaaraya $300. Go\u2019aankan ayaa yimid kadib markii Golaha Mihnadleyaasha Caafimaadka Qaranka ay maxkamadda u gudbiyeen dacwad ay ku diidan yihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188558,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1764605387,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188557","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxkamadda Sare oo diiday magacaabis uu sameeyay Wasiirka Caafimaadka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxkamadda Sare oo diiday magacaabis uu sameeyay Wasiirka Caafimaadka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go\u2019aan kama dambeys ah ka soo saartay khilaaf soo jiitamayay oo u dhexeeyay Wasaaradda Caafimaadka iyo Golaha Mihnadleyaasha Caafimaadka Qaranka, iyada oo Wasaaradda lagu amray inay bixiso ganaax lacageed oo gaaraya $300. Go\u2019aankan ayaa yimid kadib markii Golaha Mihnadleyaasha Caafimaadka Qaranka ay maxkamadda u gudbiyeen dacwad ay ku diidan yihiin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-01T16:09:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/images.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"275\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"183\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/\",\"name\":\"Maxkamadda Sare oo diiday magacaabis uu sameeyay Wasiirka Caafimaadka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/images.jpg\",\"datePublished\":\"2025-12-01T16:09:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/images.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/images.jpg\",\"width\":275,\"height\":183},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxkamadda Sare oo diiday magacaabis uu sameeyay Wasiirka Caafimaadka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxkamadda Sare oo diiday magacaabis uu sameeyay Wasiirka Caafimaadka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxkamadda Sare oo diiday magacaabis uu sameeyay Wasiirka Caafimaadka - Wardoon","og_description":"Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go\u2019aan kama dambeys ah ka soo saartay khilaaf soo jiitamayay oo u dhexeeyay Wasaaradda Caafimaadka iyo Golaha Mihnadleyaasha Caafimaadka Qaranka, iyada oo Wasaaradda lagu amray inay bixiso ganaax lacageed oo gaaraya $300. Go\u2019aankan ayaa yimid kadib markii Golaha Mihnadleyaasha Caafimaadka Qaranka ay maxkamadda u gudbiyeen dacwad ay ku diidan yihiin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-01T16:09:08+00:00","og_image":[{"width":275,"height":183,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/images.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/","name":"Maxkamadda Sare oo diiday magacaabis uu sameeyay Wasiirka Caafimaadka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/images.jpg","datePublished":"2025-12-01T16:09:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/images.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/images.jpg","width":275,"height":183},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-diiday-magacaabis-uu-sameeyay-wasiirka-caafimaadka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxkamadda Sare oo diiday magacaabis uu sameeyay Wasiirka Caafimaadka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188557"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188557"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188557\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188559,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188557\/revisions\/188559"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188558"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188557"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188557"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188557"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}