{"id":188578,"date":"2025-12-02T12:59:01","date_gmt":"2025-12-02T09:59:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188578"},"modified":"2025-12-02T12:59:01","modified_gmt":"2025-12-02T09:59:01","slug":"shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/","title":{"rendered":"Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawacba sababay oo ka dhacay Suuqa Bakaaraha"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188579\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/592912314_122178830852433837_4303797853494757752_n.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"310\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/592912314_122178830852433837_4303797853494757752_n.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/592912314_122178830852433837_4303797853494757752_n-300x141.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Gaari nuuca xamuulka qaada ah ayaa xalay saq dhexe xiligii uu soo dhawaa waabariga ku fariin goostay suuqa bakaaraha gaar ahaan isgoyska Howlwadaag wuxuuna dhex galay oo bur buriyay guri iyo maqaayad isku dhex yaalay.<\/p>\n<p>Gaariga oo sida raashin badan sida sawirka aad ka arki karto wuxuu sababay dhimashada hooyo da\u2019 ahayd oo sariirteeda uu ugu tagay iyo dhaawaca sedex ruux kale kuwaasoo dhamaantood la gaarsiiyay goobaha caafimaadka.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha amaanka Dowlada Somalia ayaa ku baxay inkastoo darwalkii uu goobta ka baxsaday markii uu ogaaday inuu gaariga dad ku dhibateeyay,isaga laftigiisana xog lagama hayo wax dhaawca oo soo gaaray.<\/p>\n<p>Dowlada waxaa looga baahan yahay inay xal u keento gaadiidkaan waa weyn ee xamuulka ka soo qaada Dekada kuwaasoo qaarkood duqoobeen halka qaarkoodna ay wadaan darawalo aan masuuliyad qaadi karin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaari nuuca xamuulka qaada ah ayaa xalay saq dhexe xiligii uu soo dhawaa waabariga ku fariin goostay suuqa bakaaraha gaar ahaan isgoyska Howlwadaag wuxuuna dhex galay oo bur buriyay guri iyo maqaayad isku dhex yaalay. Gaariga oo sida raashin badan sida sawirka aad ka arki karto wuxuu sababay dhimashada hooyo da\u2019 ahayd oo sariirteeda uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188579,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1764669575,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188578","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawacba sababay oo ka dhacay Suuqa Bakaaraha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawacba sababay oo ka dhacay Suuqa Bakaaraha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gaari nuuca xamuulka qaada ah ayaa xalay saq dhexe xiligii uu soo dhawaa waabariga ku fariin goostay suuqa bakaaraha gaar ahaan isgoyska Howlwadaag wuxuuna dhex galay oo bur buriyay guri iyo maqaayad isku dhex yaalay. Gaariga oo sida raashin badan sida sawirka aad ka arki karto wuxuu sababay dhimashada hooyo da\u2019 ahayd oo sariirteeda uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-02T09:59:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/592912314_122178830852433837_4303797853494757752_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"310\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/\",\"name\":\"Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawacba sababay oo ka dhacay Suuqa Bakaaraha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/592912314_122178830852433837_4303797853494757752_n.jpg\",\"datePublished\":\"2025-12-02T09:59:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/592912314_122178830852433837_4303797853494757752_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/592912314_122178830852433837_4303797853494757752_n.jpg\",\"width\":660,\"height\":310},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawacba sababay oo ka dhacay Suuqa Bakaaraha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawacba sababay oo ka dhacay Suuqa Bakaaraha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawacba sababay oo ka dhacay Suuqa Bakaaraha - Wardoon","og_description":"Gaari nuuca xamuulka qaada ah ayaa xalay saq dhexe xiligii uu soo dhawaa waabariga ku fariin goostay suuqa bakaaraha gaar ahaan isgoyska Howlwadaag wuxuuna dhex galay oo bur buriyay guri iyo maqaayad isku dhex yaalay. Gaariga oo sida raashin badan sida sawirka aad ka arki karto wuxuu sababay dhimashada hooyo da\u2019 ahayd oo sariirteeda uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-02T09:59:01+00:00","og_image":[{"width":660,"height":310,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/592912314_122178830852433837_4303797853494757752_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/","name":"Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawacba sababay oo ka dhacay Suuqa Bakaaraha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/592912314_122178830852433837_4303797853494757752_n.jpg","datePublished":"2025-12-02T09:59:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/592912314_122178830852433837_4303797853494757752_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/592912314_122178830852433837_4303797853494757752_n.jpg","width":660,"height":310},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-gaari-oo-dhimasho-iyo-dhaawacba-sababay-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaaraha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawacba sababay oo ka dhacay Suuqa Bakaaraha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188578"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188578"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188578\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188580,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188578\/revisions\/188580"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188579"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}