{"id":188584,"date":"2025-12-03T12:33:27","date_gmt":"2025-12-03T09:33:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188584"},"modified":"2025-12-03T12:33:27","modified_gmt":"2025-12-03T09:33:27","slug":"dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/","title":{"rendered":"Dowlada Somalia oo kajawaabtay hadaladii gefka ahaa ee Trump"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188586\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-03-093254.png\" alt=\"\" width=\"703\" height=\"387\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-03-093254.png 703w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-03-093254-300x165.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-03-093254-696x383.png 696w\" sizes=\"(max-width: 703px) 100vw, 703px\" \/><\/p>\n<p>Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Cumar (Cali Balcad) ayaa bartiisa X, ku daabacay qoraal dad badan u arkeen in dowladdu ugu jawaabayso madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, oo maalmahaan si is daba joog ah weerar afka ah ugu qaaadayay Soomaalida Mareykanka ku nool iyo dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Trump ayaa ku tilmaamay dalka Soomaaliya dal aan dowlad, milatari iyo nidaam midna ka jirin.<\/p>\n<p>Qoraalka Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cali Balcad, ayaan u dhignaa sidaan:\u201dDadka qaarkood waxaa aad ugu fududaatay inay Soomaaliya u adeegsadaan marmarsiiyo ama inay ku qariyaan guuldarradooda. Sheekadan ma aha oo keliya mid been ah, balse waa aflagaado loo geystay adkeysigeenna iyo naf-hurnimadeenna. Waa inaan midnimo muujinaa, ilaalinaa karaamadeenna, una muujinnaa caalamka inaanan ahayn wax uu qof doonayo oo sida uu rabo u adeegsado\u201d.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda lama oga in warkaan uu jawaab u yahay hadalladii Trump ee maalmahaan uu wax kaga sheegayay Soomaaliya iyo Soomaalida ku nool Mareykanka.<\/p>\n<p>Hadalkaan Cali Balcad ayaa imaanaya xilli madaxweyne Trump oo hadallo adag u adeegsaday Soomaalida uu ku celceliyay in Soomaaliya ay tahay dal dowlad la\u2019aan ah oo uraya. Ereyadaasoo ah kuwo diblomaasiyasada ka baxsan oo aflagaado ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Cumar (Cali Balcad) ayaa bartiisa X, ku daabacay qoraal dad badan u arkeen in dowladdu ugu jawaabayso madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, oo maalmahaan si is daba joog ah weerar afka ah ugu qaaadayay Soomaalida Mareykanka ku nool iyo dowladnimada Soomaaliya. Trump ayaa ku tilmaamay dalka Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188586,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1764754431,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188584","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowlada Somalia oo kajawaabtay hadaladii gefka ahaa ee Trump - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowlada Somalia oo kajawaabtay hadaladii gefka ahaa ee Trump - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Cumar (Cali Balcad) ayaa bartiisa X, ku daabacay qoraal dad badan u arkeen in dowladdu ugu jawaabayso madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, oo maalmahaan si is daba joog ah weerar afka ah ugu qaaadayay Soomaalida Mareykanka ku nool iyo dowladnimada Soomaaliya. Trump ayaa ku tilmaamay dalka Soomaaliya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-03T09:33:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-03-093254.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"703\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"387\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/\",\"name\":\"Dowlada Somalia oo kajawaabtay hadaladii gefka ahaa ee Trump - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-03-093254.png\",\"datePublished\":\"2025-12-03T09:33:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-03-093254.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-03-093254.png\",\"width\":703,\"height\":387},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowlada Somalia oo kajawaabtay hadaladii gefka ahaa ee Trump\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowlada Somalia oo kajawaabtay hadaladii gefka ahaa ee Trump - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowlada Somalia oo kajawaabtay hadaladii gefka ahaa ee Trump - Wardoon","og_description":"Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Cumar (Cali Balcad) ayaa bartiisa X, ku daabacay qoraal dad badan u arkeen in dowladdu ugu jawaabayso madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, oo maalmahaan si is daba joog ah weerar afka ah ugu qaaadayay Soomaalida Mareykanka ku nool iyo dowladnimada Soomaaliya. Trump ayaa ku tilmaamay dalka Soomaaliya [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-03T09:33:27+00:00","og_image":[{"width":703,"height":387,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-03-093254.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/","name":"Dowlada Somalia oo kajawaabtay hadaladii gefka ahaa ee Trump - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-03-093254.png","datePublished":"2025-12-03T09:33:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-03-093254.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-03-093254.png","width":703,"height":387},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-kajawaabtay-hadaladii-gefka-ahaa-ee-trump\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowlada Somalia oo kajawaabtay hadaladii gefka ahaa ee Trump"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188584"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188584"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188587,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188584\/revisions\/188587"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188586"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}