{"id":188591,"date":"2025-12-03T12:41:42","date_gmt":"2025-12-03T09:41:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188591"},"modified":"2025-12-03T12:41:42","modified_gmt":"2025-12-03T09:41:42","slug":"maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/","title":{"rendered":"Maamulka Mineapolis oo diiday howlgalka ka dhanka ah Soomaalida"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-188592\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/2019-twin-cities-Mayors_Chairs-400.jpg\" alt=\"\" width=\"517\" height=\"388\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/2019-twin-cities-Mayors_Chairs-400.jpg 400w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/2019-twin-cities-Mayors_Chairs-400-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/2019-twin-cities-Mayors_Chairs-400-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/2019-twin-cities-Mayors_Chairs-400-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 517px) 100vw, 517px\" \/><\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta magaalada Minnesota ayaa cambaareeyay qorshaha Madaxweyne Trump ee ka dhanka ah Soomaalida, iyagoo ku doodaya in ay suuragal tahay in si khalad ah loo qabto muwaadinin Maraykan ah oo laga yaabo in ay u muuqdaan kuwo ka yimid dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey, oo ka jawaabayay warbixin lagu daabacay wargeyska The New York Times oo sheegeysay in ciidamo federal ah oo ka socda, Laanta Socdaalka Mareykanka la geeyay magaaladiisa ayaa sheegay in Soomaalida uu jeclyahay oo uu garab taaganyahay, xilligan ay wajahayaan culeysyo kaga imaanaya mamaulka Trump.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in dad ka badan 80,000 oo Soomaali ah oo ah muwaadiniin ay ku suganyihiin gobolka Minnesota, isagoo intaa ku daray in xitaa boolis Soomaali ah ay ammaanka ka qayb qaadanayaan.<\/p>\n<p>Wuxuu ugu baaqay dadka in aysan albaabada ka furin askarta guryaha tageysa, arrintaasi oo argagax ku beertay bulshada.<\/p>\n<p>Wuxuu xaqiijiyay in Booliska Minneapolis aanay ka qayb qaadan doonin hawlgallada ICE.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Duqa magaalada St. Paul, Melvin Carter ayaa isagana xaqiijiyay taageerrada maamulka ee bulshada Soomaalida. Labada duq waxay dib u xasuusiyeen shacabka in ay leeyihiin xuquuq sharci ah, ayna jiraan adeegyo sharciyeed oo muhaajiriinta taageera.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Minnesota, Tim Walz ayaa ku tilmaamay hawlgalka ay billaabeen ICE, mid laga leeyahay arrimo siyaasadeed;<\/p>\n<p>\u201cWaxaan soo dhaweynaynaa baaritaanka iyo ciqaabta dambiyada. Laakiin hawlgal warbaahineed oo aan kala sooc lahayn oo lagu beegsado muhaajiriinta ma ahan xal dhab ah ee dhibaatada.\u201d Ayuu yiri<\/p>\n<p>Maamulka Trump ayaa ku amray Hay\u2019adda Socdaalka iyo Kastamka Maraykanka (ICE) in ay bartilmaameedsato muhaajiriinta Soomaaliyeed ee aan sharciyad haysan ee ku nool magaaloyinka mataanaha ah , sida uu qof arrimahan la socday u sheegay CBS News Talaadadii.<\/p>\n<p>Boqolaal qof ayaa la filayaa in lagu beegsado hawlgalkan, sida uu sheegay mas\u2019uulka. Wargeyska The New York Times ayaa markii hore warbixintan baahiyay.<\/p>\n<p>Sida ay sheegeen hoggaamiyeyaasha deegaanka, waxaa halkaas ku nool qiyaastii 80,000 oo qof oo asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, ayna intooda badan yihiin muwaadiniin Maraykan ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiinta magaalada Minnesota ayaa cambaareeyay qorshaha Madaxweyne Trump ee ka dhanka ah Soomaalida, iyagoo ku doodaya in ay suuragal tahay in si khalad ah loo qabto muwaadinin Maraykan ah oo laga yaabo in ay u muuqdaan kuwo ka yimid dalka Soomaaliya. Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey, oo ka jawaabayay warbixin lagu daabacay wargeyska The New [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188592,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1764754925,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188591","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maamulka Mineapolis oo diiday howlgalka ka dhanka ah Soomaalida - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maamulka Mineapolis oo diiday howlgalka ka dhanka ah Soomaalida - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mas\u2019uuliyiinta magaalada Minnesota ayaa cambaareeyay qorshaha Madaxweyne Trump ee ka dhanka ah Soomaalida, iyagoo ku doodaya in ay suuragal tahay in si khalad ah loo qabto muwaadinin Maraykan ah oo laga yaabo in ay u muuqdaan kuwo ka yimid dalka Soomaaliya. Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey, oo ka jawaabayay warbixin lagu daabacay wargeyska The New [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-03T09:41:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/2019-twin-cities-Mayors_Chairs-400.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/\",\"name\":\"Maamulka Mineapolis oo diiday howlgalka ka dhanka ah Soomaalida - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/2019-twin-cities-Mayors_Chairs-400.jpg\",\"datePublished\":\"2025-12-03T09:41:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/2019-twin-cities-Mayors_Chairs-400.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/2019-twin-cities-Mayors_Chairs-400.jpg\",\"width\":400,\"height\":300},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maamulka Mineapolis oo diiday howlgalka ka dhanka ah Soomaalida\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maamulka Mineapolis oo diiday howlgalka ka dhanka ah Soomaalida - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maamulka Mineapolis oo diiday howlgalka ka dhanka ah Soomaalida - Wardoon","og_description":"Mas\u2019uuliyiinta magaalada Minnesota ayaa cambaareeyay qorshaha Madaxweyne Trump ee ka dhanka ah Soomaalida, iyagoo ku doodaya in ay suuragal tahay in si khalad ah loo qabto muwaadinin Maraykan ah oo laga yaabo in ay u muuqdaan kuwo ka yimid dalka Soomaaliya. Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey, oo ka jawaabayay warbixin lagu daabacay wargeyska The New [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-03T09:41:42+00:00","og_image":[{"width":400,"height":300,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/2019-twin-cities-Mayors_Chairs-400.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/","name":"Maamulka Mineapolis oo diiday howlgalka ka dhanka ah Soomaalida - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/2019-twin-cities-Mayors_Chairs-400.jpg","datePublished":"2025-12-03T09:41:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/2019-twin-cities-Mayors_Chairs-400.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/2019-twin-cities-Mayors_Chairs-400.jpg","width":400,"height":300},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-mineapolis-oo-diiday-howlgalka-ka-dhanka-ah-soomaalida\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maamulka Mineapolis oo diiday howlgalka ka dhanka ah Soomaalida"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188591"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188591"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188591\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188593,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188591\/revisions\/188593"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188592"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188591"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188591"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188591"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}