{"id":188655,"date":"2025-12-08T12:41:56","date_gmt":"2025-12-08T09:41:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188655"},"modified":"2025-12-08T12:58:33","modified_gmt":"2025-12-08T09:58:33","slug":"nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/","title":{"rendered":"Nin Lagu Qabtay Muuqaallo Anshax-xumo ah oo xabsiga ladhigay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188666\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7894-696x464-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7894-696x464-1.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7894-696x464-1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7894-696x464-1-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Booliiska Dowlad-Deegaanka Soomaalida ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen nin lagu soo koobay magaca Ayuub, kaasi oo lagu eedeeyay inuu duubay muuqaallo anshax-xumo ah oo uu ka qaaday gabdho Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>War kasoo baxay booliiska ayaa lagu sheegay in ninkan, oo asal ahaan ku dhashay magaalada Muqdisho, balse muddo ku noolaa qaaradda Yurub gaar ahaan Talyaaniga iyo Australia, lagu qabtay howlgal qorshaysan oo ka dambeeyay cabasho ay gudbiyeen haween uu ku takri-falay.<\/p>\n<p>Booliiska Jigjiga ayaa sheegay in baaritaanka hordhaca ah lagu ogaaday in Ayuub uu hablaha ku bartay baraha bulshada, isagoo xiriir shukaansi u sameysan jiray, kadibna ku wici jiray muuqaal (video call) si uu ugu duubo muuqaal xasaasi ah. Waxa la sheegay in uu gabdhaha qaarkood ku hanjabi jiray inuu baraha bulshada ku faafin doono muuqaalladaas, halka kuwo kalena uu ka faa\u2019iidaysan jiray duruufo nololeed oo ay ku sugnaayeen.<\/p>\n<p>Booliiska ayaa intaas ku daray in telefoonka ninkan laga helay muuqaallo uu ku duubay magaalooyin kala duwan sida Muqdisho, Hargeysa, Garoowe, Wajaale, Addis Ababa iyo Jigjiga.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta ammaanka ayaa xusay in tani aysan ahayn kiiskii ugu horreeyay ee noociisa ah, maadaama horey loo qabtay rag kale oo ku eedeysnaa falal la mid ah, kuwaas oo qaarkood dib looga soo celiyay dalal ay u baxsadeen. Bulshada ayaa ku baaqaysa in baaris dhammaystiran lagu sameeyo eedeysanayaasha noocan ah si loo ogaado shabakad ama cid kasta oo ka dambeysa falalka sharci-darrada ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliiska Dowlad-Deegaanka Soomaalida ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen nin lagu soo koobay magaca Ayuub, kaasi oo lagu eedeeyay inuu duubay muuqaallo anshax-xumo ah oo uu ka qaaday gabdho Soomaaliyeed. War kasoo baxay booliiska ayaa lagu sheegay in ninkan, oo asal ahaan ku dhashay magaalada Muqdisho, balse muddo ku noolaa qaaradda Yurub gaar ahaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188666,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1765186945,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188655","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nin Lagu Qabtay Muuqaallo Anshax-xumo ah oo xabsiga ladhigay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nin Lagu Qabtay Muuqaallo Anshax-xumo ah oo xabsiga ladhigay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Booliiska Dowlad-Deegaanka Soomaalida ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen nin lagu soo koobay magaca Ayuub, kaasi oo lagu eedeeyay inuu duubay muuqaallo anshax-xumo ah oo uu ka qaaday gabdho Soomaaliyeed. War kasoo baxay booliiska ayaa lagu sheegay in ninkan, oo asal ahaan ku dhashay magaalada Muqdisho, balse muddo ku noolaa qaaradda Yurub gaar ahaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-08T09:41:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-12-08T09:58:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7894-696x464-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/\",\"name\":\"Nin Lagu Qabtay Muuqaallo Anshax-xumo ah oo xabsiga ladhigay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7894-696x464-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2025-12-08T09:41:56+00:00\",\"dateModified\":\"2025-12-08T09:58:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7894-696x464-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7894-696x464-1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nin Lagu Qabtay Muuqaallo Anshax-xumo ah oo xabsiga ladhigay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nin Lagu Qabtay Muuqaallo Anshax-xumo ah oo xabsiga ladhigay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nin Lagu Qabtay Muuqaallo Anshax-xumo ah oo xabsiga ladhigay - Wardoon","og_description":"Booliiska Dowlad-Deegaanka Soomaalida ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen nin lagu soo koobay magaca Ayuub, kaasi oo lagu eedeeyay inuu duubay muuqaallo anshax-xumo ah oo uu ka qaaday gabdho Soomaaliyeed. War kasoo baxay booliiska ayaa lagu sheegay in ninkan, oo asal ahaan ku dhashay magaalada Muqdisho, balse muddo ku noolaa qaaradda Yurub gaar ahaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-08T09:41:56+00:00","article_modified_time":"2025-12-08T09:58:33+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7894-696x464-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/","name":"Nin Lagu Qabtay Muuqaallo Anshax-xumo ah oo xabsiga ladhigay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7894-696x464-1.jpeg","datePublished":"2025-12-08T09:41:56+00:00","dateModified":"2025-12-08T09:58:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7894-696x464-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7894-696x464-1.jpeg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-lagu-qabtay-muuqaallo-anshax-xumo-ah-oo-xabsiga-ladhigay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nin Lagu Qabtay Muuqaallo Anshax-xumo ah oo xabsiga ladhigay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188655"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188655"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188655\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188667,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188655\/revisions\/188667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188666"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188655"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188655"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188655"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}