{"id":188657,"date":"2025-12-08T12:47:04","date_gmt":"2025-12-08T09:47:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188657"},"modified":"2025-12-08T12:47:20","modified_gmt":"2025-12-08T09:47:20","slug":"xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/","title":{"rendered":"DAAWO: Xiisadii dhulka dab-damiska oo soo laba kacleysay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188658\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-08-094634.png\" alt=\"\" width=\"549\" height=\"366\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-08-094634.png 549w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-08-094634-300x200.png 300w\" sizes=\"(max-width: 549px) 100vw, 549px\" \/><\/p>\n<p>Wararka laga helaayo dhulka Dab-damiska ee Degmada Wadajir Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka halkaasi Dowladu geysay ciidamadii ugu badnaa kadib markii ay soo laba kacleysay xiisadii dhulka ee ka dhex taagnaa dadkii laga barakiciyay iyo Dowlada Somalia.<\/p>\n<p>Shacabkii laga kiciyay halkaasi ayaa sheegay inay soo ogaadeen in dhulkii laga kiciyay ay dhisanayaan gacansato laga iibiyay iyagoona taas cara ka muujiyay, waxayna hor istaageen dhismo halkaasi laga bilaabay.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha amnig Dowlada Somalia ayaa markii ay iyaguna ogaadeen xiisada halkaasi ka taagan waxay saaka isugu geeyeen goobta ciidamadii ugu badnaa xili shacab badana xalay ku sii hoydeen dhulkaasi si ay u hor istaagaan dhismaha.<\/p>\n<p>Ciidamada waxay xireen qaar ka mid ahaa dadkii shacabka ahaa ee diidanaa in dhismaha uu sii socdo, taasoo iyadana xiisada sii laba jibaartay ilaa Xildhibaano iyo sanataro ay soo gaaran goobta kuwaasoo shacabka ugu baaqay inay is dejiyaan islamarkaana ay Dowlada kala hadli doonaan waxa la isku hayo.<\/p>\n<p>Haweeneey ka mid ah shacabka hor taagan in dhismaha uu socdo ayaa warbaahinta u sheegtay inay xalay ku hoydee dhulkii dab-damiska islamarkaana ay ciidamadu wax dhibaato ah u geysan balse ay xir xiren kaliya wixii rag ahaa.<\/p>\n<p>Haweeneydaan waxay sheegtay in Madaxweyne Xasan hore u cadeeyay in shacabka dhulkaasi laga kiciyay ay laba mid tahay, in hadii dan guud lagu qabanayo shacabka dhul kale la siiyo ama hadii kale isla dhulka iyaga loo sharciyeeyo sidaas daraadeed ay labadaasi wax ka baxsan aqbali karin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=315&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F721718533857036%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helaayo dhulka Dab-damiska ee Degmada Wadajir Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka halkaasi Dowladu geysay ciidamadii ugu badnaa kadib markii ay soo laba kacleysay xiisadii dhulka ee ka dhex taagnaa dadkii laga barakiciyay iyo Dowlada Somalia. Shacabkii laga kiciyay halkaasi ayaa sheegay inay soo ogaadeen in dhulkii laga kiciyay ay dhisanayaan gacansato laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188658,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1765187256,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188657","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Xiisadii dhulka dab-damiska oo soo laba kacleysay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Xiisadii dhulka dab-damiska oo soo laba kacleysay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helaayo dhulka Dab-damiska ee Degmada Wadajir Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka halkaasi Dowladu geysay ciidamadii ugu badnaa kadib markii ay soo laba kacleysay xiisadii dhulka ee ka dhex taagnaa dadkii laga barakiciyay iyo Dowlada Somalia. Shacabkii laga kiciyay halkaasi ayaa sheegay inay soo ogaadeen in dhulkii laga kiciyay ay dhisanayaan gacansato laga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-08T09:47:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-12-08T09:47:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-08-094634.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/\",\"name\":\"DAAWO: Xiisadii dhulka dab-damiska oo soo laba kacleysay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-08-094634.png\",\"datePublished\":\"2025-12-08T09:47:04+00:00\",\"dateModified\":\"2025-12-08T09:47:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-08-094634.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-08-094634.png\",\"width\":549,\"height\":366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Xiisadii dhulka dab-damiska oo soo laba kacleysay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Xiisadii dhulka dab-damiska oo soo laba kacleysay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Xiisadii dhulka dab-damiska oo soo laba kacleysay - Wardoon","og_description":"Wararka laga helaayo dhulka Dab-damiska ee Degmada Wadajir Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka halkaasi Dowladu geysay ciidamadii ugu badnaa kadib markii ay soo laba kacleysay xiisadii dhulka ee ka dhex taagnaa dadkii laga barakiciyay iyo Dowlada Somalia. Shacabkii laga kiciyay halkaasi ayaa sheegay inay soo ogaadeen in dhulkii laga kiciyay ay dhisanayaan gacansato laga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-08T09:47:04+00:00","article_modified_time":"2025-12-08T09:47:20+00:00","og_image":[{"width":549,"height":366,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-08-094634.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/","name":"DAAWO: Xiisadii dhulka dab-damiska oo soo laba kacleysay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-08-094634.png","datePublished":"2025-12-08T09:47:04+00:00","dateModified":"2025-12-08T09:47:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-08-094634.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-08-094634.png","width":549,"height":366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-dhulka-dab-damiska-oo-soo-laba-kacleysay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Xiisadii dhulka dab-damiska oo soo laba kacleysay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188657"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188657"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188657\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188660,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188657\/revisions\/188660"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188658"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}