{"id":188684,"date":"2025-12-11T12:34:21","date_gmt":"2025-12-11T09:34:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188684"},"modified":"2025-12-11T12:34:21","modified_gmt":"2025-12-11T09:34:21","slug":"fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/","title":{"rendered":"Fiqi: \u201cMadasha Calaacalku waxay diideen Doorasho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170630\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Fiqi-720x430-1.png\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Fiqi-720x430-1.png 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Fiqi-720x430-1-300x179.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Fiqi-720x430-1-696x416.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Fiqi-720x430-1-703x420.png 703w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin Mucaaradka dowladda ka hor yimaadeen saddex horumar uu sheegay in la gaaray.<\/p>\n<p>Fiqi ayaa sheegay in Madasha Samatabixinta ay diideen; doorasho, dastuur, iyo amniga, isaga oo yiri, \u201cDoorasho waa diideen, dastuur waa diideen, haddana Amniga jira ee shisheeye iyo shacabba la wada qirayo ayay muran gelinayaaan.\u201d<\/p>\n<p>Hadalkaan uu Wasiir Fiqi ku faafiyay bartiisa Facebook ayuu uga falceliyay wareysi uu dhawaan bixiyey madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, kaas uu uga warramayey xaaladda guud ee dalka sida; doorashooyinka, amniga iyo dhameyestirka dastuurka.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sidoo kale sheegay in magaalada Muqdisho bishan taariikh dhigi doonta, iyada oo dooraneysa, \u201cdad ay kala xisaabtami karto amniga iyo horumarka, qofkii intaas diidanna waa mid shabaabka la jecel in ay dalka ka taliyaan,\u201d ayuu ku yiri qaraalkiisa.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188685\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-11-093348.png\" alt=\"\" width=\"688\" height=\"359\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-11-093348.png 688w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-11-093348-300x157.png 300w\" sizes=\"(max-width: 688px) 100vw, 688px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin Mucaaradka dowladda ka hor yimaadeen saddex horumar uu sheegay in la gaaray. Fiqi ayaa sheegay in Madasha Samatabixinta ay diideen; doorasho, dastuur, iyo amniga, isaga oo yiri, \u201cDoorasho waa diideen, dastuur waa diideen, haddana Amniga jira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131046,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1765445710,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188684","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fiqi: \u201cMadasha Calaacalku waxay diideen Doorasho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fiqi: \u201cMadasha Calaacalku waxay diideen Doorasho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin Mucaaradka dowladda ka hor yimaadeen saddex horumar uu sheegay in la gaaray. Fiqi ayaa sheegay in Madasha Samatabixinta ay diideen; doorasho, dastuur, iyo amniga, isaga oo yiri, \u201cDoorasho waa diideen, dastuur waa diideen, haddana Amniga jira [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-11T09:34:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"533\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/\",\"name\":\"Fiqi: \u201cMadasha Calaacalku waxay diideen Doorasho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg\",\"datePublished\":\"2025-12-11T09:34:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg\",\"width\":800,\"height\":533},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fiqi: \u201cMadasha Calaacalku waxay diideen Doorasho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fiqi: \u201cMadasha Calaacalku waxay diideen Doorasho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fiqi: \u201cMadasha Calaacalku waxay diideen Doorasho - Wardoon","og_description":"Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin Mucaaradka dowladda ka hor yimaadeen saddex horumar uu sheegay in la gaaray. Fiqi ayaa sheegay in Madasha Samatabixinta ay diideen; doorasho, dastuur, iyo amniga, isaga oo yiri, \u201cDoorasho waa diideen, dastuur waa diideen, haddana Amniga jira [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-11T09:34:21+00:00","og_image":[{"width":800,"height":533,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/","name":"Fiqi: \u201cMadasha Calaacalku waxay diideen Doorasho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg","datePublished":"2025-12-11T09:34:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg","width":800,"height":533},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-madasha-calaacalku-waxay-diideen-doorasho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fiqi: \u201cMadasha Calaacalku waxay diideen Doorasho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188684"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188684"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188684\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188686,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188684\/revisions\/188686"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131046"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188684"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188684"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188684"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}