{"id":188730,"date":"2025-12-13T12:44:26","date_gmt":"2025-12-13T09:44:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188730"},"modified":"2025-12-13T12:44:26","modified_gmt":"2025-12-13T09:44:26","slug":"turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/","title":{"rendered":"Turkiga oo Somalia ka bilaabaya dhismaha xarun dayax-gacmeed"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188731\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/91950287_dbd789b3-81e9-4a03-9087-00c92af89135.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/91950287_dbd789b3-81e9-4a03-9087-00c92af89135.jpg.webp 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/91950287_dbd789b3-81e9-4a03-9087-00c92af89135.jpg-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/91950287_dbd789b3-81e9-4a03-9087-00c92af89135.jpg-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Madaxda Technology-yada ee shirkadda BAYKAR Sel\u00e7uk Bayraktar, ayaa sheegay in Turkigu hadda wado dhismaha xarun dayax-gacmeed oo laga hirgelinayo Soomaaliya, gaar ahaan meel u dhow dhul-baraha oo Turkiga la siiyay dhul cabbirkiisu yahay 30\u00d730 km.<\/p>\n<p>Bayraktar oo ka hadlayay madasha Take Off \u0130stanbul ayaa sheegay in caalamka ay jiraan ku dhowaad 12 goobood oo ku habboon dhismaha xarumaha noocan ah, Soomaaliya-na ay ahayd meesha kaliya ee banaan isla markaana ka mid ah kuwa ugu fiican.<\/p>\n<p>Sel\u00e7uk Bayraktar, ayaa xaqiijiyay in Xarunta Hawada Sare ee Soomaaliya\u2013Turkiga ay hadda ku jirto marxaladda dhismaha, taas oo noqon doonta mid labada dal u furi doonta bog cusub oo ku saabsan tignoolajiyada cirka iyo hawada sare.<\/p>\n<p>Bayraktar ayaa sheegay in xaruntan ay si wadajir ah u isticmaali doonaan shirkadaga Roketsan iyo Fergani Space, kuwaas oo qorsheynaya in gantaalladooda iyo aaladaha lagu raro dayax-gacyada ay ka bilaabaan Soomaaliya si ay si madax-bannaan u gaaraan hawada sare, iyagoo aan isticmaalin adeegyo dalal shisheeye.<\/p>\n<p>Roketsan, waa shirkada ugu saraysa ee difaaca Turkiga waxa ayna soo saartaa gantaalaha iyo nidaamka difaaca hawada, Fergani Space waxa ay qaabilsantahay hawada sare.<\/p>\n<p>Mashruucan ayaa loo arkaa mid horumar weyn u keenaya iskaashiga Ankara iyo Muqdisho, kana dhigaya Soomaaliya mid ka mid ah dalalka Afrika ee leh xarun casri ah oo lagu diyaariyo laguna rido dayax-gacyada.<\/p>\n<p>Xarunta ayaa sidoo kale la filayaa inay keento maalgashi, shaqo-abuur, iyo koboc dhinaca aqoonta tignoolajiyada sare ee labada dal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda Technology-yada ee shirkadda BAYKAR Sel\u00e7uk Bayraktar, ayaa sheegay in Turkigu hadda wado dhismaha xarun dayax-gacmeed oo laga hirgelinayo Soomaaliya, gaar ahaan meel u dhow dhul-baraha oo Turkiga la siiyay dhul cabbirkiisu yahay 30\u00d730 km. Bayraktar oo ka hadlayay madasha Take Off \u0130stanbul ayaa sheegay in caalamka ay jiraan ku dhowaad 12 goobood oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188731,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1765619093,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188730","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Turkiga oo Somalia ka bilaabaya dhismaha xarun dayax-gacmeed - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Turkiga oo Somalia ka bilaabaya dhismaha xarun dayax-gacmeed - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxda Technology-yada ee shirkadda BAYKAR Sel\u00e7uk Bayraktar, ayaa sheegay in Turkigu hadda wado dhismaha xarun dayax-gacmeed oo laga hirgelinayo Soomaaliya, gaar ahaan meel u dhow dhul-baraha oo Turkiga la siiyay dhul cabbirkiisu yahay 30\u00d730 km. Bayraktar oo ka hadlayay madasha Take Off \u0130stanbul ayaa sheegay in caalamka ay jiraan ku dhowaad 12 goobood oo ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-13T09:44:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/91950287_dbd789b3-81e9-4a03-9087-00c92af89135.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"426\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/\",\"name\":\"Turkiga oo Somalia ka bilaabaya dhismaha xarun dayax-gacmeed - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/91950287_dbd789b3-81e9-4a03-9087-00c92af89135.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2025-12-13T09:44:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/91950287_dbd789b3-81e9-4a03-9087-00c92af89135.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/91950287_dbd789b3-81e9-4a03-9087-00c92af89135.jpg.webp\",\"width\":640,\"height\":426},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Turkiga oo Somalia ka bilaabaya dhismaha xarun dayax-gacmeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Turkiga oo Somalia ka bilaabaya dhismaha xarun dayax-gacmeed - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Turkiga oo Somalia ka bilaabaya dhismaha xarun dayax-gacmeed - Wardoon","og_description":"Madaxda Technology-yada ee shirkadda BAYKAR Sel\u00e7uk Bayraktar, ayaa sheegay in Turkigu hadda wado dhismaha xarun dayax-gacmeed oo laga hirgelinayo Soomaaliya, gaar ahaan meel u dhow dhul-baraha oo Turkiga la siiyay dhul cabbirkiisu yahay 30\u00d730 km. Bayraktar oo ka hadlayay madasha Take Off \u0130stanbul ayaa sheegay in caalamka ay jiraan ku dhowaad 12 goobood oo ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-13T09:44:26+00:00","og_image":[{"width":640,"height":426,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/91950287_dbd789b3-81e9-4a03-9087-00c92af89135.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/","name":"Turkiga oo Somalia ka bilaabaya dhismaha xarun dayax-gacmeed - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/91950287_dbd789b3-81e9-4a03-9087-00c92af89135.jpg.webp","datePublished":"2025-12-13T09:44:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/91950287_dbd789b3-81e9-4a03-9087-00c92af89135.jpg.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/91950287_dbd789b3-81e9-4a03-9087-00c92af89135.jpg.webp","width":640,"height":426},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-somalia-ka-bilaabaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Turkiga oo Somalia ka bilaabaya dhismaha xarun dayax-gacmeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188730"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188730"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188730\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188732,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188730\/revisions\/188732"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188731"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}