{"id":188763,"date":"2025-12-15T12:29:57","date_gmt":"2025-12-15T09:29:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188763"},"modified":"2025-12-15T12:29:57","modified_gmt":"2025-12-15T09:29:57","slug":"wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/","title":{"rendered":"Wiil ay dhashay Ilhan Omar oo laqabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188764\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/4167.avif\" alt=\"\" width=\"465\" height=\"372\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/4167.avif 465w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/4167-300x240.avif 300w\" sizes=\"(max-width: 465px) 100vw, 465px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaanadda laga doorto Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, Ilhaan Cumar, ayaa sheegtay in ciidamada la dagaallama soo-galootiga ee ICE ay si ku-meel-gaar ah u qabteen wiil ay dhashay.<\/p>\n<p>Waxay intaas ku dartay iney doonayeen in loo tarxiilo dalka Soomaaliya, ka hor inta uusan muujin dukumentiyada muwaadinnimada Maraykanka.<\/p>\n<p>Ilhaan Cumar ayaa tilmaantay in wiilkeedu ku dhashay gudaha Maraykanka, isla markaana yahay muwaadin sharciyeysan, balse ay xaaladdu halis noqon lahayd haddii uusan xilligaas wadan warqadihiisa sharciga ah.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay in tani ay muujinayso cabsi weyn oo ka jirta sida ay ciidamada ICE ula dhaqmaan dadka laga tirada badan yahay, gaar ahaan Soomaalida.<\/p>\n<p>Xildhibaanaddu waxay ku eedaysay ciidamada ICE inay ku dhaqmaan cunsuriyad iyo beegsi gaar ah oo ka dhan ah dadka Soomaaliyeed, iyadoo sheegtay in xitaa dadka haysta sharciga ama ku dhashay Maraykanka aysan ka badbaadin qabqabasho iyo su\u2019aalo joogto ah oo la xiriira aqoonsigooda.<\/p>\n<p>Dhankeeda, ICE ayaa wada howlgallo ay ku qabqabanayaan dad ay ku tilmaameen inay si sharci-darro ah ugu nool yihiin Maraykanka, gaar ahaan kuwa ku sugan Gobolka Minnesota.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanadda laga doorto Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, Ilhaan Cumar, ayaa sheegtay in ciidamada la dagaallama soo-galootiga ee ICE ay si ku-meel-gaar ah u qabteen wiil ay dhashay. Waxay intaas ku dartay iney doonayeen in loo tarxiilo dalka Soomaaliya, ka hor inta uusan muujin dukumentiyada muwaadinnimada Maraykanka. Ilhaan Cumar ayaa tilmaantay in wiilkeedu ku dhashay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188764,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1765791033,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188763","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wiil ay dhashay Ilhan Omar oo laqabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wiil ay dhashay Ilhan Omar oo laqabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanadda laga doorto Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, Ilhaan Cumar, ayaa sheegtay in ciidamada la dagaallama soo-galootiga ee ICE ay si ku-meel-gaar ah u qabteen wiil ay dhashay. Waxay intaas ku dartay iney doonayeen in loo tarxiilo dalka Soomaaliya, ka hor inta uusan muujin dukumentiyada muwaadinnimada Maraykanka. Ilhaan Cumar ayaa tilmaantay in wiilkeedu ku dhashay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-15T09:29:57+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/\",\"name\":\"Wiil ay dhashay Ilhan Omar oo laqabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/4167.avif\",\"datePublished\":\"2025-12-15T09:29:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/4167.avif\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/4167.avif\",\"width\":465,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wiil ay dhashay Ilhan Omar oo laqabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wiil ay dhashay Ilhan Omar oo laqabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wiil ay dhashay Ilhan Omar oo laqabtay - Wardoon","og_description":"Xildhibaanadda laga doorto Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, Ilhaan Cumar, ayaa sheegtay in ciidamada la dagaallama soo-galootiga ee ICE ay si ku-meel-gaar ah u qabteen wiil ay dhashay. Waxay intaas ku dartay iney doonayeen in loo tarxiilo dalka Soomaaliya, ka hor inta uusan muujin dukumentiyada muwaadinnimada Maraykanka. Ilhaan Cumar ayaa tilmaantay in wiilkeedu ku dhashay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-15T09:29:57+00:00","author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/","name":"Wiil ay dhashay Ilhan Omar oo laqabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/4167.avif","datePublished":"2025-12-15T09:29:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/4167.avif","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/4167.avif","width":465,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-ay-dhashay-ilhan-omar-oo-laqabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wiil ay dhashay Ilhan Omar oo laqabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188763"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188763"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188763\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188765,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188763\/revisions\/188765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188764"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188763"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188763"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188763"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}