{"id":188842,"date":"2025-12-21T15:54:47","date_gmt":"2025-12-21T12:54:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188842"},"modified":"2025-12-21T15:54:47","modified_gmt":"2025-12-21T12:54:47","slug":"goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/","title":{"rendered":"Goobaha Waxbarashada Muqdisho oo todobaad la fasaxay"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha &amp; Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay soosaartay waxa ay ku sheegtay in maalmaha ka dhiman todobaadkaan la fasaxay goobaha Waxbarashada sabab la xiriirta doorashada dhacaysa Khamiista 25ka Bishan.<\/p>\n<p>Qoraalka Wasaaradda ayaa Waalidiinta iyo Ardayda lagu wargeliyay in 21ka ilaa 25ka Bishaan ay fasaxan yihiin Dugsiyada wax lagu barto, maamullada Iskuullada &amp; Jaamacadaha ayay ka codsatay in ay dhaqangeliyaan bayaankaan.<\/p>\n<p>\u201cWasaaraddaWaxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay ku wargelineysaa dhammaan waalidiinta, ardayda iyo bahwadaagta waxbarashada in la hakin doono howlaha waxbarashada ee Gobolka Banaadir inta u dhexeysa 21-ka Diseember ilaa 25-ka Diseembar 2025, Si loogu diyaargaroobo doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee dagmooyinka Gobolka Banaadir, waxaa la xirayaa dhammaan goobaha waxbarashada oo ay ka mid yihiin dugsiyada, macaahidda iyo jaamacadaha\u201d ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada XFS.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188843\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/1.webp\" alt=\"\" width=\"526\" height=\"526\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/1.webp 526w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/1-300x300.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/1-150x150.webp 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/1-420x420.webp 420w\" sizes=\"(max-width: 526px) 100vw, 526px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha &amp; Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay soosaartay waxa ay ku sheegtay in maalmaha ka dhiman todobaadkaan la fasaxay goobaha Waxbarashada sabab la xiriirta doorashada dhacaysa Khamiista 25ka Bishan. Qoraalka Wasaaradda ayaa Waalidiinta iyo Ardayda lagu wargeliyay in 21ka ilaa 25ka Bishaan ay fasaxan yihiin Dugsiyada wax lagu barto, maamullada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188843,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1766321714,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188842","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Goobaha Waxbarashada Muqdisho oo todobaad la fasaxay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Goobaha Waxbarashada Muqdisho oo todobaad la fasaxay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha &amp; Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay soosaartay waxa ay ku sheegtay in maalmaha ka dhiman todobaadkaan la fasaxay goobaha Waxbarashada sabab la xiriirta doorashada dhacaysa Khamiista 25ka Bishan. Qoraalka Wasaaradda ayaa Waalidiinta iyo Ardayda lagu wargeliyay in 21ka ilaa 25ka Bishaan ay fasaxan yihiin Dugsiyada wax lagu barto, maamullada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-21T12:54:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"526\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"526\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/\",\"name\":\"Goobaha Waxbarashada Muqdisho oo todobaad la fasaxay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/1.webp\",\"datePublished\":\"2025-12-21T12:54:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/1.webp\",\"width\":526,\"height\":526},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Goobaha Waxbarashada Muqdisho oo todobaad la fasaxay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Goobaha Waxbarashada Muqdisho oo todobaad la fasaxay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Goobaha Waxbarashada Muqdisho oo todobaad la fasaxay - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha &amp; Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay soosaartay waxa ay ku sheegtay in maalmaha ka dhiman todobaadkaan la fasaxay goobaha Waxbarashada sabab la xiriirta doorashada dhacaysa Khamiista 25ka Bishan. Qoraalka Wasaaradda ayaa Waalidiinta iyo Ardayda lagu wargeliyay in 21ka ilaa 25ka Bishaan ay fasaxan yihiin Dugsiyada wax lagu barto, maamullada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-21T12:54:47+00:00","og_image":[{"width":526,"height":526,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/","name":"Goobaha Waxbarashada Muqdisho oo todobaad la fasaxay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/1.webp","datePublished":"2025-12-21T12:54:47+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/1.webp","width":526,"height":526},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goobaha-waxbarashada-muqdisho-oo-todobaad-la-fasaxay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Goobaha Waxbarashada Muqdisho oo todobaad la fasaxay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188842"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188842"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188842\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188844,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188842\/revisions\/188844"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188843"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188842"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188842"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188842"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}