{"id":188864,"date":"2025-12-23T12:34:49","date_gmt":"2025-12-23T09:34:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188864"},"modified":"2025-12-23T12:34:49","modified_gmt":"2025-12-23T09:34:49","slug":"mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/","title":{"rendered":"Mucaaradkii dhawaan ku shirey Kismaayo oo laba Qeyb u kala jabay"},"content":{"rendered":"<figure id=\"attachment_188830\" aria-describedby=\"caption-attachment-188830\" style=\"width: 686px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-188830\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg\" alt=\"MADASHA\" width=\"686\" height=\"386\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg 686w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 686px) 100vw, 686px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-188830\" class=\"wp-caption-text\">MADASHA<\/figcaption><\/figure>\n<p>Shirkii 20-kii bishaan lagu soo gabagabeeyay Magaaalada Kismaayo waxaa laga helayaa xogo muujinaya in mucaaradka halkaasi ku shirey ee Golaha Musraqbalka ay laba dhinac u kala jabeen kuwaasoo kala ah koox wadata Shariif iyo koox wadatay Saciid Deni.<\/p>\n<p>kala jiidashaan ayaa timid kadib markii mucaaradku maalintii koowaad iyo labaad ee shirka aad looga dooday hogaanka Golaha shaqsigii loo dhiibi lahaa, Siyaasiyiinta Golaha kuwa ugu tunka weyn ayaa laba qeyb u kala jabay marka la eego shaqsiga noqonaya Gudoomiyaha Golaha Mustaqbalka.<\/p>\n<p>Cabdi Faarax Shirdoon Saciid iyo Axmed Madoobe ayaa u ol-oleynayay in Shariif Sheekh Axmed uu noqdo Gudoomiyaha Golaha mustaqbalka halka Xasan Cali Kheyre,Maxamed Xuseen Rooble iyo C\/raxman C\/shukuur soo jeediyeen in Saciid Deni loo doorto Gudoomiyaha Golaha Mustaqbalka ee mucaaradka Somalia.<\/p>\n<p>Kadib markii la isku khilaafay waxay mucaaradku keeneen farsamo ay uga gudbaan arintaan waxayna isku raaceen in Shariif shir gudoon iska ahaado laakiin la iska daayo doorashada Gudoomiyaha Golaha ,sidoo kale waxay isku raaceen in gudigii lixda ka koobnaa ee hore loo soo jeediyay uu sidiisa u shaqeeyo.<\/p>\n<p>Si kastaba masuuliyiinta Mucaaraka midkoodna arintaan banaanka ma keenin madaama ay si hoose isku fahmeen si shaqadooda u sii socoto iyagoo wada-jira.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkii 20-kii bishaan lagu soo gabagabeeyay Magaaalada Kismaayo waxaa laga helayaa xogo muujinaya in mucaaradka halkaasi ku shirey ee Golaha Musraqbalka ay laba dhinac u kala jabeen kuwaasoo kala ah koox wadata Shariif iyo koox wadatay Saciid Deni. kala jiidashaan ayaa timid kadib markii mucaaradku maalintii koowaad iyo labaad ee shirka aad looga dooday hogaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188830,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1766482514,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188864","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mucaaradkii dhawaan ku shirey Kismaayo oo laba Qeyb u kala jabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mucaaradkii dhawaan ku shirey Kismaayo oo laba Qeyb u kala jabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirkii 20-kii bishaan lagu soo gabagabeeyay Magaaalada Kismaayo waxaa laga helayaa xogo muujinaya in mucaaradka halkaasi ku shirey ee Golaha Musraqbalka ay laba dhinac u kala jabeen kuwaasoo kala ah koox wadata Shariif iyo koox wadatay Saciid Deni. kala jiidashaan ayaa timid kadib markii mucaaradku maalintii koowaad iyo labaad ee shirka aad looga dooday hogaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-23T09:34:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"686\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/\",\"name\":\"Mucaaradkii dhawaan ku shirey Kismaayo oo laba Qeyb u kala jabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg\",\"datePublished\":\"2025-12-23T09:34:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg\",\"width\":686,\"height\":386,\"caption\":\"MADASHA\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mucaaradkii dhawaan ku shirey Kismaayo oo laba Qeyb u kala jabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mucaaradkii dhawaan ku shirey Kismaayo oo laba Qeyb u kala jabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mucaaradkii dhawaan ku shirey Kismaayo oo laba Qeyb u kala jabay - Wardoon","og_description":"Shirkii 20-kii bishaan lagu soo gabagabeeyay Magaaalada Kismaayo waxaa laga helayaa xogo muujinaya in mucaaradka halkaasi ku shirey ee Golaha Musraqbalka ay laba dhinac u kala jabeen kuwaasoo kala ah koox wadata Shariif iyo koox wadatay Saciid Deni. kala jiidashaan ayaa timid kadib markii mucaaradku maalintii koowaad iyo labaad ee shirka aad looga dooday hogaanka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-23T09:34:49+00:00","og_image":[{"width":686,"height":386,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/","name":"Mucaaradkii dhawaan ku shirey Kismaayo oo laba Qeyb u kala jabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg","datePublished":"2025-12-23T09:34:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg","width":686,"height":386,"caption":"MADASHA"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradkii-dhawaan-ku-shirey-kismaayo-oo-laba-qeyb-u-kala-jabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mucaaradkii dhawaan ku shirey Kismaayo oo laba Qeyb u kala jabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188864"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188864"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188864\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188865,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188864\/revisions\/188865"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188830"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188864"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188864"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188864"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}