{"id":188963,"date":"2025-12-26T19:43:53","date_gmt":"2025-12-26T16:43:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188963"},"modified":"2025-12-26T19:43:53","modified_gmt":"2025-12-26T16:43:53","slug":"xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/","title":{"rendered":"Xamza oo golaha wasiirrada iskugu yeeray kadib aqoonsiga Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188964\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Xamsa-Xamza-Hamza.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Xamsa-Xamza-Hamza.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Xamsa-Xamza-Hamza-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Xamsa-Xamza-Hamza-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa shir degdeg ah iskugu yeeray Golaha Wasiirrada<br \/>\nShirkan ayaa looga hadlaya arrinta kasoo korortay aqoonsi raadinta Somaliland, kadib markii Israa\u2019iil ay si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dal madax-banaan u aqoonsatay Somaliland.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil, Benjamin Netanyahu ayaa goor sii horeysay si rasmi ah u shaaciyay in dalkiisu uu u aqoonsaday Somaliland inay tahay dal madax-bannaan, isagoo ku dhawaaqay in labada dhinac ay yeelanayaan xiriir diblomaasiyadeed oo buuxa, furashada safaarado, iyo is-dhaafsiga danjireyaal.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa lagu xaqiijiyay in Netanyahu, Wasiirka Arrimaha Dibadda Gideon Sa\u2019ar, iyo Madaxweynaha Somaliland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ay wada saxiixeen bayaan wadajir ah oo ku saabsan aqoonsiga labada dhinac.<\/p>\n<p>Netanyahu ayaa xusay in tallaabadani ay waafaqsan tahay \u201cRuuxda Heshiisyada Ibraahim\u201d (Abraham Accords), oo ah hannaan uu Mareykanku garwadeen ka ahaa oo lagu caadiyeynayay xiriirka Israa\u2019iil iyo dalalka Carabta\/Islaamka.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa\u2019iil, Gideon Sa\u2019ar, oo dhankiisa xaqiijiyay go\u2019aankan, ayaa sheegay inuu la hadlay Madaxweyne Cirro, ayna isla garteen in maanta ay tahay \u201cmaalin weyn\u201d oo u soo hoyatay labada dhinac.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku daray inay kala saxiixdeen heshiis ku saabsan aqoonsiga iyo aasaaska xiriir diblomaasiyadeed oo dhameystiran.<\/p>\n<p>Si kastaba, Dowladda Soomaaliya weligeed xiriir diblomaasi lama yeelan Tel Aviv. Waxaana la filayaa inay xukuumadda Soomaaliya si adag uga hortimaado dhawaaqa kasoo yeeray Ra\u2019iisul Wasaaraha Israel.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa shir degdeg ah iskugu yeeray Golaha Wasiirrada Shirkan ayaa looga hadlaya arrinta kasoo korortay aqoonsi raadinta Somaliland, kadib markii Israa\u2019iil ay si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dal madax-banaan u aqoonsatay Somaliland. Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil, Benjamin Netanyahu ayaa goor sii horeysay si rasmi ah u shaaciyay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188964,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1766767459,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188963","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xamza oo golaha wasiirrada iskugu yeeray kadib aqoonsiga Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xamza oo golaha wasiirrada iskugu yeeray kadib aqoonsiga Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa shir degdeg ah iskugu yeeray Golaha Wasiirrada Shirkan ayaa looga hadlaya arrinta kasoo korortay aqoonsi raadinta Somaliland, kadib markii Israa\u2019iil ay si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dal madax-banaan u aqoonsatay Somaliland. Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil, Benjamin Netanyahu ayaa goor sii horeysay si rasmi ah u shaaciyay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-26T16:43:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Xamsa-Xamza-Hamza.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/\",\"name\":\"Xamza oo golaha wasiirrada iskugu yeeray kadib aqoonsiga Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Xamsa-Xamza-Hamza.webp\",\"datePublished\":\"2025-12-26T16:43:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Xamsa-Xamza-Hamza.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Xamsa-Xamza-Hamza.webp\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xamza oo golaha wasiirrada iskugu yeeray kadib aqoonsiga Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xamza oo golaha wasiirrada iskugu yeeray kadib aqoonsiga Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xamza oo golaha wasiirrada iskugu yeeray kadib aqoonsiga Somaliland - Wardoon","og_description":"&nbsp; Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa shir degdeg ah iskugu yeeray Golaha Wasiirrada Shirkan ayaa looga hadlaya arrinta kasoo korortay aqoonsi raadinta Somaliland, kadib markii Israa\u2019iil ay si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dal madax-banaan u aqoonsatay Somaliland. Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil, Benjamin Netanyahu ayaa goor sii horeysay si rasmi ah u shaaciyay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-26T16:43:53+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Xamsa-Xamza-Hamza.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/","name":"Xamza oo golaha wasiirrada iskugu yeeray kadib aqoonsiga Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Xamsa-Xamza-Hamza.webp","datePublished":"2025-12-26T16:43:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Xamsa-Xamza-Hamza.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Xamsa-Xamza-Hamza.webp","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-golaha-wasiirrada-iskugu-yeeray-kadib-aqoonsiga-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xamza oo golaha wasiirrada iskugu yeeray kadib aqoonsiga Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188963"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188963"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188965,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188963\/revisions\/188965"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188964"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}