{"id":189028,"date":"2025-12-28T13:15:49","date_gmt":"2025-12-28T10:15:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189028"},"modified":"2025-12-28T13:15:49","modified_gmt":"2025-12-28T10:15:49","slug":"daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"DAAWO: Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p><!--StartFragment --><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189029\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-BF.webp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-BF.webp 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-BF-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-BF-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-BF-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-BF-1536x1024.webp 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-BF-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-BF-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-BF-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad xasaasi ah ka jeediyay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul kaga hadlay aqoonsiga sharci darrada ah ee ay Israa\u2019iil siisay maamulka Somaliland, isaga oo sheegay in waxa uu sameeyay Ra\u2019iisul wasaare Netanyahu aysan horay usoo marin Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Madaxweynaha ayaa marka kale ku celiyay mowqifka dowladda federaalka ay ku diiday aqoonsigaas, wuxuuna tilmaamay in marnaba aysan u ogolaan doonin in la qaybiyo dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Xasan Sheekh Maxamuud ayaa toos Barlamaanka ula wadaay laba arrimood oo aysan dowladda Soomaaliyeed ka ogolaan doonin Yahuuda, wuxuuna midda koowaad oo ay diidan yihiin ku sheegay in saldhigyo milatari oo ay ka duusho ka dhisato Gobollada Waqooyi oo ay hadda u aqoosatay dal madax bannaan.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">\u201cSoomaaliya ma ogolo in dhulkeeda loo adeegsado saldhigyo looga duulo dalal kale, waxayna diyaar u tahay in ay kaalin ka qaadato xasiloonida gobolka iyo caalamka guud ahaan\u201d. ayuu yiri Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Midda labaad waxa uu ku sheegay in aysan marnaba aqbali doonin in shacabka Falastiin si qasab loogu soo raro dhulkaasi, iyaga oo lagala wareegayo dhulkooda.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">\u201cSoomaaliya ma aqbali doono in shacabka Falastiin si qasab ah looga soo guuriyo dhulkooda ay xaqa u leeyihiin, qasabna loo geeyo meel kale oo ka baxsan dhulkooda, ha noqoto Soomaaliya ama meel kale\u201d. ayuu sii raaciyay.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda ay u istaagi doonaan tallaabo kasta oo ay ku difaacayaan madax banaanidooda, si looga hortago xadgudubka Israa\u2019iil.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">\u201cSoomaaliya waxaa ka go\u2019an inay qaado tallaabo kasto oo diblumaasiyadeed iyo qaanuun oo lagama maarmaan ah si ay u difaacdo madax banaanideeda midnimadeeda iyo xuduudaheeda ee uu caalamka aqoonsan yahay\u201d ayuu mar kale yiri Xasan Sheekh.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Ugu dambeyn wuxuu farriin culus u diray saaxibada caalamka, isaga oo ugu baaqay in Soomaaliya ay ku garab istaagaan difaaca qaranimadeeda.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">\u201cWaxaan ugu baaqeynaa dalalka aan saaxibada nahay iyo guud ahaan hay\u2019adaha dowliga ah ee caalamka in shacabka Soomaaliyeed iyo dowladda federaalka ku garab istaagaan dadaallada diblumaasiyadeed iyo sharci ee ay isaga difaaceyso dulmiga, xadgudubka qaawan ee uu Netanyahu kula kacay Soomaaliya iyo shacabkeeda\u201d ayuu khudbaddiisa kusoo gabagabaeeyay.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F856606337235351%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189030\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/606562629_1405320721634530_8332435443100358135_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1152\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/606562629_1405320721634530_8332435443100358135_n.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/606562629_1405320721634530_8332435443100358135_n-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/606562629_1405320721634530_8332435443100358135_n-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/606562629_1405320721634530_8332435443100358135_n-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/606562629_1405320721634530_8332435443100358135_n-1536x864.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/606562629_1405320721634530_8332435443100358135_n-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/606562629_1405320721634530_8332435443100358135_n-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/606562629_1405320721634530_8332435443100358135_n-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-189031\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607594727_1405320681634534_2353497526116014576_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1152\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607594727_1405320681634534_2353497526116014576_n.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607594727_1405320681634534_2353497526116014576_n-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607594727_1405320681634534_2353497526116014576_n-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607594727_1405320681634534_2353497526116014576_n-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607594727_1405320681634534_2353497526116014576_n-1536x864.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607594727_1405320681634534_2353497526116014576_n-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607594727_1405320681634534_2353497526116014576_n-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607594727_1405320681634534_2353497526116014576_n-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-189032\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607830306_1405320631634539_3512092239018689857_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1152\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607830306_1405320631634539_3512092239018689857_n.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607830306_1405320631634539_3512092239018689857_n-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607830306_1405320631634539_3512092239018689857_n-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607830306_1405320631634539_3512092239018689857_n-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607830306_1405320631634539_3512092239018689857_n-1536x864.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607830306_1405320631634539_3512092239018689857_n-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607830306_1405320631634539_3512092239018689857_n-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607830306_1405320631634539_3512092239018689857_n-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p><!--EndFragment --><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad xasaasi ah ka jeediyay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul kaga hadlay aqoonsiga sharci darrada ah ee ay Israa\u2019iil siisay maamulka Somaliland, isaga oo sheegay in waxa uu sameeyay Ra\u2019iisul wasaare Netanyahu aysan horay usoo marin Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa marka kale ku celiyay mowqifka dowladda federaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189029,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1766916978,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189028","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay Baarlamaanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay Baarlamaanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad xasaasi ah ka jeediyay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul kaga hadlay aqoonsiga sharci darrada ah ee ay Israa\u2019iil siisay maamulka Somaliland, isaga oo sheegay in waxa uu sameeyay Ra\u2019iisul wasaare Netanyahu aysan horay usoo marin Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa marka kale ku celiyay mowqifka dowladda federaalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-28T10:15:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-BF.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/\",\"name\":\"DAAWO: Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay Baarlamaanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-BF.webp\",\"datePublished\":\"2025-12-28T10:15:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-BF.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-BF.webp\",\"width\":1920,\"height\":1280},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay Baarlamaanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay Baarlamaanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay Baarlamaanka - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad xasaasi ah ka jeediyay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul kaga hadlay aqoonsiga sharci darrada ah ee ay Israa\u2019iil siisay maamulka Somaliland, isaga oo sheegay in waxa uu sameeyay Ra\u2019iisul wasaare Netanyahu aysan horay usoo marin Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa marka kale ku celiyay mowqifka dowladda federaalka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-28T10:15:49+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1280,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-BF.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/","name":"DAAWO: Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay Baarlamaanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-BF.webp","datePublished":"2025-12-28T10:15:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-BF.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-BF.webp","width":1920,"height":1280},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-maxamuud-oo-khudbad-xasaasi-ah-ka-jeediyay-baarlamaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay Baarlamaanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189028"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189028"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189033,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189028\/revisions\/189033"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189029"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}