{"id":189142,"date":"2025-12-30T19:40:01","date_gmt":"2025-12-30T16:40:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189142"},"modified":"2025-12-30T19:56:00","modified_gmt":"2025-12-30T16:56:00","slug":"imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/","title":{"rendered":"Imaaraadka Carabta oo sheegay inay  labaxayaan ciidamadooda joogay Yemen"},"content":{"rendered":"<p><!--StartFragment --><\/p>\n<p><span class=\"cf0\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189143\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/STC-Zinjibar-in-south-central-Yemen-in-the-Abyan-Governorate.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"394\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/STC-Zinjibar-in-south-central-Yemen-in-the-Abyan-Governorate.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/STC-Zinjibar-in-south-central-Yemen-in-the-Abyan-Governorate-300x158.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/STC-Zinjibar-in-south-central-Yemen-in-the-Abyan-Governorate-696x366.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Dowladda Imaaraatka Carabta (UAE) ayaa si rasmi ah u shaacisay inay gebi ahaanba kala baxday ciidamadeedii ku sugnaa dalka Yemen, kuwaas oo halkaas u joogay howlgallo la xiriiray la dagaalanka kooxaha argagixisada iyo sugidda amniga.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Wararka laga helayo Yemen ayaa sheegaya in saaka ay dowladda Yemen si rasmi ah Imaaraatka Carabta ugu qabatay muddo 24 saac ah, taas oo la xiriirta xaaladda joogitaanka ciidamada shisheeye ee dalkaasi. Arrintan ayaa dhalisay hadal-heyn iyo falcelin kala duwan oo ka dhex aloosan gudaha Yemen iyo gobolka guud ahaan.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189148\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607666344_4618156795136188_3842379926810253227_n.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607666344_4618156795136188_3842379926810253227_n.jpg 512w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607666344_4618156795136188_3842379926810253227_n-240x300.jpg 240w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/607666344_4618156795136188_3842379926810253227_n-336x420.jpg 336w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Si kastaba ha ahaatee, Wasaaradda Difaaca Imaaraatka Carabta ayaa bayaan rasmi ah oo ay soo saartay ku caddeysay in ciidamadeeda horey looga saaray Yemen, isla markaana aysan jirin wax ciidan oo haatan dalkaasi ku sugan. Wasaaraddu waxay tilmaantay in go\u2019aankaasi uusan ahayn mid degdeg ah, balse uu qeyb ka yahay istiraatiijiyad militari oo muddo laga soo shaqeynayay.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Bayaanka ayaa lagu sheegay in Imaaraatka Carabta uu dib u eegis ku sameeyay qaabkii uu u wajihi jiray howlgalada militari ee Yemen, isagoo diiradda saaraya habab kale oo taageero ah, sida iskaashi amni, tababar iyo taageero siyaasadeed, halkii ay ahaan lahayd joogitaan ciidan oo toos ah.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Sidoo kale, Imaaraatka Carabta ayaa xaqiijiyay in inkastoo ay ciidamadiisa kala baxeen Yemen, haddana uu weli ka go\u2019an yahay taageeridda dadaallada lagu xasilinayo Yemen iyo la dagaalanka argagixisada ee gobolka, si waafaqsan shuruucda caalamiga ah iyo wada-shaqeyn lala yeesho saaxiibada gobolka.<\/span><\/p>\n<p><!--EndFragment --><\/p>\n<p><!--StartFragment --><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Go\u2019aankan ayaa kusoo beegmaya xilli ay Yemen wajahayo isbeddello siyaasadeed iyo kuwo amni oo xasaasi ah, kuwaas oo saameyn ku leh mustaqbalka nabadda, wada-hadallada siyaasadeed iyo xiriirka militari ee u dhexeeya dowladda Yemen iyo xulafadeeda.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Khabiirro ku xeel dheer arrimaha amniga ayaa aaminsan in ka bixitaanka ciidamada Imaaraatka Carabta uu yeelan karo saameyn togan iyo mid tabanba, iyadoo la sugayo sida dowladda Yemen iyo saaxiibadeeda kale ay u buuxin doonaan kaalintii ay ka tageen ciidamadaasi.<\/span><\/p>\n<p><!--EndFragment --><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Imaaraatka Carabta (UAE) ayaa si rasmi ah u shaacisay inay gebi ahaanba kala baxday ciidamadeedii ku sugnaa dalka Yemen, kuwaas oo halkaas u joogay howlgallo la xiriiray la dagaalanka kooxaha argagixisada iyo sugidda amniga. &nbsp; Wararka laga helayo Yemen ayaa sheegaya in saaka ay dowladda Yemen si rasmi ah Imaaraatka Carabta ugu qabatay muddo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189143,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1767112825,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189142","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Imaaraadka Carabta oo sheegay inay labaxayaan ciidamadooda joogay Yemen - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Imaaraadka Carabta oo sheegay inay labaxayaan ciidamadooda joogay Yemen - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Imaaraatka Carabta (UAE) ayaa si rasmi ah u shaacisay inay gebi ahaanba kala baxday ciidamadeedii ku sugnaa dalka Yemen, kuwaas oo halkaas u joogay howlgallo la xiriiray la dagaalanka kooxaha argagixisada iyo sugidda amniga. &nbsp; Wararka laga helayo Yemen ayaa sheegaya in saaka ay dowladda Yemen si rasmi ah Imaaraatka Carabta ugu qabatay muddo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-30T16:40:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-12-30T16:56:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/STC-Zinjibar-in-south-central-Yemen-in-the-Abyan-Governorate.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"394\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/\",\"name\":\"Imaaraadka Carabta oo sheegay inay labaxayaan ciidamadooda joogay Yemen - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/STC-Zinjibar-in-south-central-Yemen-in-the-Abyan-Governorate.jpg\",\"datePublished\":\"2025-12-30T16:40:01+00:00\",\"dateModified\":\"2025-12-30T16:56:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/STC-Zinjibar-in-south-central-Yemen-in-the-Abyan-Governorate.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/STC-Zinjibar-in-south-central-Yemen-in-the-Abyan-Governorate.jpg\",\"width\":750,\"height\":394},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Imaaraadka Carabta oo sheegay inay labaxayaan ciidamadooda joogay Yemen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Imaaraadka Carabta oo sheegay inay labaxayaan ciidamadooda joogay Yemen - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Imaaraadka Carabta oo sheegay inay labaxayaan ciidamadooda joogay Yemen - Wardoon","og_description":"Dowladda Imaaraatka Carabta (UAE) ayaa si rasmi ah u shaacisay inay gebi ahaanba kala baxday ciidamadeedii ku sugnaa dalka Yemen, kuwaas oo halkaas u joogay howlgallo la xiriiray la dagaalanka kooxaha argagixisada iyo sugidda amniga. &nbsp; Wararka laga helayo Yemen ayaa sheegaya in saaka ay dowladda Yemen si rasmi ah Imaaraatka Carabta ugu qabatay muddo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-30T16:40:01+00:00","article_modified_time":"2025-12-30T16:56:00+00:00","og_image":[{"width":750,"height":394,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/STC-Zinjibar-in-south-central-Yemen-in-the-Abyan-Governorate.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/","name":"Imaaraadka Carabta oo sheegay inay labaxayaan ciidamadooda joogay Yemen - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/STC-Zinjibar-in-south-central-Yemen-in-the-Abyan-Governorate.jpg","datePublished":"2025-12-30T16:40:01+00:00","dateModified":"2025-12-30T16:56:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/STC-Zinjibar-in-south-central-Yemen-in-the-Abyan-Governorate.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/STC-Zinjibar-in-south-central-Yemen-in-the-Abyan-Governorate.jpg","width":750,"height":394},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraadka-carabta-oo-sheegay-inay-labaxayaan-ciidamadooda-joogay-yemen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Imaaraadka Carabta oo sheegay inay labaxayaan ciidamadooda joogay Yemen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189142"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189142"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189149,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189142\/revisions\/189149"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189143"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}