{"id":189391,"date":"2026-01-10T12:46:03","date_gmt":"2026-01-10T09:46:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189391"},"modified":"2026-01-10T12:46:03","modified_gmt":"2026-01-10T09:46:03","slug":"somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/","title":{"rendered":"Somalia iyo Imaaraadka oo kala dhintay"},"content":{"rendered":"<p><!--StartFragment --><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189395\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Airbus_C295.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Airbus_C295.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Airbus_C295-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Airbus_C295-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Airbus_C295-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Airbus_C295-631x420.jpg 631w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/>Guud ahaan Xiriirkii wanaagsanaa ee u dhexeeyay Somalia iyo Imaaraadka ayaa hada la sheegay inuu dhamaaday islamarkaana labada dal kala dhinteen kadib markii Imaaraadku sii kordhiyay xad-gudubkooda madax banaanida dhuleeed ee Somalia.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Dowlada Somalia ayaa ku wargelisay Imaaraadka inuu Somalia kala baxo qalabka ka yaal islamarkaana ay mamcuuc ka tahay wixii hada ka danbeeya diyaaradaha Imaaraadka ee Milateriga iyo kuwa shibillkana hawada Somalia kadib markii maalmo ka hor imaaraadku si qarsoodi ah uu Somalia ku dhex marsiiyay hogaamiyaha mucaaradka Yeman kaasoo baxsad ah markii lagaga soo adkaaday gudaha Yemen.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Wararka ugu danbeeya ee aan heleyno ayaa sheegaya in durba Imaraadku bilaabay inuu qalabkiisa Milateri ka rarto Muqdisho iyo Boosaaso islamarkaana ay Dowlada Somalia ka codsadeed waqti la siiyo ay kaga baxaan Somalia.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Dowlada Somalia waxay qaaday talaaboyin ay ku ilaalinayso Madax banaanideeda dhul iyo cirba waana tan keentay inay ku amarto imaaraadku inuu ka baxo Somalia islamarkaana ay ka mamnuucday inuu hawada somalia isticmaalo.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Si kastaba labada dal midkoodna war rasmi ah warbaahinta kama sin kala gurashadooda iyo kala tagooda kadib mudo labada dal uu lahaa xiriir wanaagsan walow Imaaraadku inta badan dano guracan ka wadeen Somalia.<\/span><\/p>\n<p><!--EndFragment --><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Guud ahaan Xiriirkii wanaagsanaa ee u dhexeeyay Somalia iyo Imaaraadka ayaa hada la sheegay inuu dhamaaday islamarkaana labada dal kala dhinteen kadib markii Imaaraadku sii kordhiyay xad-gudubkooda madax banaanida dhuleeed ee Somalia. &nbsp; Dowlada Somalia ayaa ku wargelisay Imaaraadka inuu Somalia kala baxo qalabka ka yaal islamarkaana ay mamcuuc ka tahay wixii hada ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189395,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1768038394,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189391","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somalia iyo Imaaraadka oo kala dhintay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somalia iyo Imaaraadka oo kala dhintay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Guud ahaan Xiriirkii wanaagsanaa ee u dhexeeyay Somalia iyo Imaaraadka ayaa hada la sheegay inuu dhamaaday islamarkaana labada dal kala dhinteen kadib markii Imaaraadku sii kordhiyay xad-gudubkooda madax banaanida dhuleeed ee Somalia. &nbsp; Dowlada Somalia ayaa ku wargelisay Imaaraadka inuu Somalia kala baxo qalabka ka yaal islamarkaana ay mamcuuc ka tahay wixii hada ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-10T09:46:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Airbus_C295.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"682\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/\",\"name\":\"Somalia iyo Imaaraadka oo kala dhintay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Airbus_C295.jpg\",\"datePublished\":\"2026-01-10T09:46:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Airbus_C295.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Airbus_C295.jpg\",\"width\":1024,\"height\":682},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somalia iyo Imaaraadka oo kala dhintay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somalia iyo Imaaraadka oo kala dhintay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somalia iyo Imaaraadka oo kala dhintay - Wardoon","og_description":"&nbsp; Guud ahaan Xiriirkii wanaagsanaa ee u dhexeeyay Somalia iyo Imaaraadka ayaa hada la sheegay inuu dhamaaday islamarkaana labada dal kala dhinteen kadib markii Imaaraadku sii kordhiyay xad-gudubkooda madax banaanida dhuleeed ee Somalia. &nbsp; Dowlada Somalia ayaa ku wargelisay Imaaraadka inuu Somalia kala baxo qalabka ka yaal islamarkaana ay mamcuuc ka tahay wixii hada ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-10T09:46:03+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":682,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Airbus_C295.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/","name":"Somalia iyo Imaaraadka oo kala dhintay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Airbus_C295.jpg","datePublished":"2026-01-10T09:46:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Airbus_C295.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Airbus_C295.jpg","width":1024,"height":682},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-iyo-imaaraadka-oo-kala-dhintay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somalia iyo Imaaraadka oo kala dhintay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189391"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189391"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189391\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189396,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189391\/revisions\/189396"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189395"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189391"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189391"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189391"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}