{"id":189419,"date":"2026-01-11T13:17:57","date_gmt":"2026-01-11T10:17:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189419"},"modified":"2026-01-11T13:17:57","modified_gmt":"2026-01-11T10:17:57","slug":"ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/","title":{"rendered":"Ciidamada gaarka ah ee ilaalada Villa somaliya oo u safray Laas-caanood"},"content":{"rendered":"<p><!--StartFragment --><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189420\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/68862080-4cbb-11ee-b5fc-8f212b46bd1e.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/68862080-4cbb-11ee-b5fc-8f212b46bd1e.jpg.webp 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/68862080-4cbb-11ee-b5fc-8f212b46bd1e.jpg-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/68862080-4cbb-11ee-b5fc-8f212b46bd1e.jpg-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Warar ku dhaw dhaw Madaxtooyada Smalia ayaa sheegaya in maanta Magaalada Muqdisho ay ka baxeen ciidamo ka tirsan kuwa ilaalada gaarka ah ee Madaxweyne Xasan kuwaasoo Madaxweynaha uga sii hormaraya Laas-caanood si ay amniga qeyb uga sii noqdaan.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Sidoo kale waxaa ciidamada la socda qaar ka mid ah shaqaalaha madaxtooyada kuwaasoo dhamaantood u sii gogol xaaraya socdaalka Madaxweyne Xassan oo ay u tahay markii ugu horeysay oo uu tago Laas-caanood labada jeer uu dalka Madaxweynaha ka noqday.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Madaxweyne Xasan ayaa la sheegay inuu Khamiista uu gaari doono Laas-caanood si uu uga qeybgalo caleema saarka Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Somalia C\/qaadir Aw-Cali Firdhiye oo sanadkii hore dib loogu doortay xilka Madaxweynaha Waqooyi Bari.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\">\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Inkastoo marar hore sidaan oo kale loo shaaciyay in Madaxweyne Xasan ku wajahan yahay Laas-caanood hadana uu baaqanayay ayaa hada socodkiisa waxaa xaqiijinaya madaama ilaaladiisa gaarka ah ay saaka u dhaqaaqeen Laas-caanood.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\">\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Si kastaba diyaar garow xooggan ayaa ka socda Magaalada Laas-caanood iyadoo wadooyinka lagu xardhay sawirada Madaxweyne Xassan iyo Ra\u2019iisulwasaare Xamza<\/span><\/p>\n<p><!--EndFragment --><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar ku dhaw dhaw Madaxtooyada Smalia ayaa sheegaya in maanta Magaalada Muqdisho ay ka baxeen ciidamo ka tirsan kuwa ilaalada gaarka ah ee Madaxweyne Xasan kuwaasoo Madaxweynaha uga sii hormaraya Laas-caanood si ay amniga qeyb uga sii noqdaan. Sidoo kale waxaa ciidamada la socda qaar ka mid ah shaqaalaha madaxtooyada kuwaasoo dhamaantood u sii gogol [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189420,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1768126704,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189419","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada gaarka ah ee ilaalada Villa somaliya oo u safray Laas-caanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada gaarka ah ee ilaalada Villa somaliya oo u safray Laas-caanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar ku dhaw dhaw Madaxtooyada Smalia ayaa sheegaya in maanta Magaalada Muqdisho ay ka baxeen ciidamo ka tirsan kuwa ilaalada gaarka ah ee Madaxweyne Xasan kuwaasoo Madaxweynaha uga sii hormaraya Laas-caanood si ay amniga qeyb uga sii noqdaan. Sidoo kale waxaa ciidamada la socda qaar ka mid ah shaqaalaha madaxtooyada kuwaasoo dhamaantood u sii gogol [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-11T10:17:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/68862080-4cbb-11ee-b5fc-8f212b46bd1e.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"426\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/\",\"name\":\"Ciidamada gaarka ah ee ilaalada Villa somaliya oo u safray Laas-caanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/68862080-4cbb-11ee-b5fc-8f212b46bd1e.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2026-01-11T10:17:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/68862080-4cbb-11ee-b5fc-8f212b46bd1e.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/68862080-4cbb-11ee-b5fc-8f212b46bd1e.jpg.webp\",\"width\":640,\"height\":426},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada gaarka ah ee ilaalada Villa somaliya oo u safray Laas-caanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada gaarka ah ee ilaalada Villa somaliya oo u safray Laas-caanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada gaarka ah ee ilaalada Villa somaliya oo u safray Laas-caanood - Wardoon","og_description":"Warar ku dhaw dhaw Madaxtooyada Smalia ayaa sheegaya in maanta Magaalada Muqdisho ay ka baxeen ciidamo ka tirsan kuwa ilaalada gaarka ah ee Madaxweyne Xasan kuwaasoo Madaxweynaha uga sii hormaraya Laas-caanood si ay amniga qeyb uga sii noqdaan. Sidoo kale waxaa ciidamada la socda qaar ka mid ah shaqaalaha madaxtooyada kuwaasoo dhamaantood u sii gogol [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-11T10:17:57+00:00","og_image":[{"width":640,"height":426,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/68862080-4cbb-11ee-b5fc-8f212b46bd1e.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/","name":"Ciidamada gaarka ah ee ilaalada Villa somaliya oo u safray Laas-caanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/68862080-4cbb-11ee-b5fc-8f212b46bd1e.jpg.webp","datePublished":"2026-01-11T10:17:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/68862080-4cbb-11ee-b5fc-8f212b46bd1e.jpg.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/68862080-4cbb-11ee-b5fc-8f212b46bd1e.jpg.webp","width":640,"height":426},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-gaarka-ah-ee-ilaalada-villa-somaliya-oo-u-safray-laas-caanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada gaarka ah ee ilaalada Villa somaliya oo u safray Laas-caanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189419"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189419"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189419\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189421,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189419\/revisions\/189421"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189420"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189419"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189419"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189419"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}