{"id":189446,"date":"2026-01-12T12:41:11","date_gmt":"2026-01-12T09:41:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189446"},"modified":"2026-01-12T12:41:11","modified_gmt":"2026-01-12T09:41:11","slug":"saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/","title":{"rendered":"Saciid Deni oo Shuruudo Kuxiray Kaqaybgalka Shirka"},"content":{"rendered":"<p><!--StartFragment --><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189447\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/xasan-iyo-siciid-deni-1055x675-jpg.webp\" alt=\"\" width=\"1055\" height=\"675\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/xasan-iyo-siciid-deni-1055x675-jpg.webp 1055w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/xasan-iyo-siciid-deni-1055x675-jpg-300x192.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/xasan-iyo-siciid-deni-1055x675-jpg-1024x655.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/xasan-iyo-siciid-deni-1055x675-jpg-768x491.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/xasan-iyo-siciid-deni-1055x675-jpg-696x445.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/xasan-iyo-siciid-deni-1055x675-jpg-656x420.webp 656w\" sizes=\"(max-width: 1055px) 100vw, 1055px\" \/><\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Wadahadallo u dhaxeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, oo uu garwadeen ka ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ku dhammaaday natiijo la\u2019aan, kaddib markii la isku mari waayay qodobo muhiim ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\">\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweyne Saciid Deni uu ka qaybgalka shir u dhaxeeya mucaaradka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh ku xiray saddex shuruudood oo adag. Shuruudahaas ayaa kala ahaa in Madaxweyne Xasan Sheekh uusan booqan magaalada Laascaanood lana joojiyo dadaallada lagu dhisayo Dawlad Gobaleedka Waqooyi Bari, in aan Imaaraatka Carabta laga saarin Soomaaliya, iyo in Dowladda Federaalka ay joojiso ciidamada ay ka qorayso deegaanada Puntland.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\">\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Sida wararku tilmaamayaan, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si cad uga jawaabay shuruudahaas, isaga oo sheegay in isaga iyo Madaxweyne Saciid Deni ay wada hadli karaan oo keliya arrimaha la xiriira doorashooyinka dalka, islamarkaana loo baahan yahay dood macquul ah oo ku saabsan hannaanka doorashooyinka.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\">\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Dowladda Federaalka ayaa sidoo kale caddeysay in dhismaha Dawlad Gobaleedka Waqooyi Bari uu marayo marxalad gabagabo ah, isla markaana uu yahay go\u2019aan ay gaartay bulshada deegaanka, sidaas darteedna uusan ahayn arrin laga gorgortami karo. Sidoo kale, waxaa la sheegay in ciidamada Federaalka ee ku sugan Puntland ay yihiin kuwo waafaqsan Dastuurka KMG ah, isla markaana Dowladda Federaalka ay xaq u leedahay inay ciidamo ka qorto dhammaan gobollada dalka.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\">\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Fashilka wadahadalladan ayaa muujinaya sii kordhinta khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya madaxda sare ee dalka, iyadoo weli ay taagan tahay baahida loo qabo wada hadal qaran oo lagu xalliyo arrimaha doorashooyinka iyo khilaafaadka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo qaar ka mid ah dowlad goboleedyada.<\/span><\/p>\n<p><!--EndFragment --><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wadahadallo u dhaxeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, oo uu garwadeen ka ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ku dhammaaday natiijo la\u2019aan, kaddib markii la isku mari waayay qodobo muhiim ah. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweyne Saciid Deni uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189447,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1768210900,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189446","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Saciid Deni oo Shuruudo Kuxiray Kaqaybgalka Shirka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saciid Deni oo Shuruudo Kuxiray Kaqaybgalka Shirka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wadahadallo u dhaxeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, oo uu garwadeen ka ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ku dhammaaday natiijo la\u2019aan, kaddib markii la isku mari waayay qodobo muhiim ah. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweyne Saciid Deni uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-12T09:41:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/xasan-iyo-siciid-deni-1055x675-jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1055\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/\",\"name\":\"Saciid Deni oo Shuruudo Kuxiray Kaqaybgalka Shirka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/xasan-iyo-siciid-deni-1055x675-jpg.webp\",\"datePublished\":\"2026-01-12T09:41:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/xasan-iyo-siciid-deni-1055x675-jpg.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/xasan-iyo-siciid-deni-1055x675-jpg.webp\",\"width\":1055,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Saciid Deni oo Shuruudo Kuxiray Kaqaybgalka Shirka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saciid Deni oo Shuruudo Kuxiray Kaqaybgalka Shirka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Saciid Deni oo Shuruudo Kuxiray Kaqaybgalka Shirka - Wardoon","og_description":"Wadahadallo u dhaxeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, oo uu garwadeen ka ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ku dhammaaday natiijo la\u2019aan, kaddib markii la isku mari waayay qodobo muhiim ah. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweyne Saciid Deni uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-12T09:41:11+00:00","og_image":[{"width":1055,"height":675,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/xasan-iyo-siciid-deni-1055x675-jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/","name":"Saciid Deni oo Shuruudo Kuxiray Kaqaybgalka Shirka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/xasan-iyo-siciid-deni-1055x675-jpg.webp","datePublished":"2026-01-12T09:41:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/xasan-iyo-siciid-deni-1055x675-jpg.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/xasan-iyo-siciid-deni-1055x675-jpg.webp","width":1055,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-oo-shuruudo-kuxiray-kaqaybgalka-shirka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Saciid Deni oo Shuruudo Kuxiray Kaqaybgalka Shirka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189446"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189446"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189446\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189448,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189446\/revisions\/189448"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189447"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189446"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189446"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189446"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}