{"id":189713,"date":"2026-01-19T12:25:23","date_gmt":"2026-01-19T09:25:23","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189713"},"modified":"2026-01-19T12:30:29","modified_gmt":"2026-01-19T09:30:29","slug":"fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/","title":{"rendered":"DAAWO: Fahad Yasiin oo markii ugu horaysay amaanay madaxwayne Xasan Sheekh"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189715\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/176667441103a80000-0aff-0242-4c92-08da220e7070_w1597_n_r1_s_s.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/176667441103a80000-0aff-0242-4c92-08da220e7070_w1597_n_r1_s_s.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/176667441103a80000-0aff-0242-4c92-08da220e7070_w1597_n_r1_s_s-300x164.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Agaasimihi hore ee Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad yaasiin ayaa shalay dood su\u2019aalo weydiin ah wuxuu kaga hadlay arimo amniga caasimada ku saabsan isagoona Dowlada madaxweyne Xasan amaan iyo dhaliilba isugu daray.<\/p>\n<p>Ugu horeyn Fahad yaasiin wuxuu qirey in Dowlada hada jirta ee Madaxweyne Xasan hogaaminayo ay amniga caasimada xaqiijisay taasoo lagu gaaray kaamirooyinka qarsoon ee xamar oo dhan laga hirgeliyay balse Fahad yaasiin wuxuu xusay in Dowladii uu isagu ka tirsanaa ee Farmaajo iyo isagu hogaaminayeen inay bilowday waliba isaga si shaqsi ah uu hoygiisa ugu xirey balse ugu danbeyn Dowlada hada jirta ay dhameysirtay qorshahaasi.<\/p>\n<p>Mucaaradka Dowlada ee xiligaan gaar ahaan kuwa mar kasta dhaha Muqdisho amni maaha ayuu Fahad yaasiin soo hadal qaaday isagoona xusay inuuba garan la\u2019yahay waxay amni u yaqaaniin xili uu Fahad yaasiin ahaan uga mahad celiyay Dowlada hada jirta sida ay amniga xamar u hagaajiyeen.<\/p>\n<p>\u201canaga xiligeeni amni waajiray ee nimanki amni majiro kuqeylin jiray ayaa xarooday lakiin anagu Kudaysan meyno oo waa uqireyna sababtoo ah iyagu markaas Villada inay galayaan rajo kama aysan qabin lakiin anagu inaan kala wareegeyno ayaan ognahay\u201d. ayuu yiri Fahad yaasiin<\/p>\n<p>.Dhanka kale Dowlada gaar ahaan Madaxweynaha ayuu ku dhaliilay sida uu u wajahayo qadiyada talaabadii Yuhuudu qaaday ee ay Somaliland ku aqoonsadeen isagoo xusay in Madaxweynuhu faa\u2019ido siyaasadeed ka raadinayo halkii la rabay inuu la rabay sida qaranimo leh inuu u galo.<\/p>\n<p>Dhanka kale Dowlada wuxuu ku eedeeyay inay sirdoon ahaan &amp; siyaasi ahaanba, ay ka war haysay dhacdadii lagu aqoonsaday nidaamka Waqooyi Galbeed ee Gooni-u-goosadka ah,wuxuu ku carabka ku adkeeyay in Dowladu ka gaabisay hannaanka ay u maareysay gaar ahana ka-hortagga &amp; ka dabatagga qadiyadaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1620457162474818%2F&amp;show_text=false&amp;width=357&amp;t=0\" width=\"357\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimihi hore ee Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad yaasiin ayaa shalay dood su\u2019aalo weydiin ah wuxuu kaga hadlay arimo amniga caasimada ku saabsan isagoona Dowlada madaxweyne Xasan amaan iyo dhaliilba isugu daray. Ugu horeyn Fahad yaasiin wuxuu qirey in Dowlada hada jirta ee Madaxweyne Xasan hogaaminayo ay amniga caasimada xaqiijisay taasoo lagu gaaray kaamirooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189715,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189713","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Fahad Yasiin oo markii ugu horaysay amaanay madaxwayne Xasan Sheekh - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Fahad Yasiin oo markii ugu horaysay amaanay madaxwayne Xasan Sheekh - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Agaasimihi hore ee Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad yaasiin ayaa shalay dood su\u2019aalo weydiin ah wuxuu kaga hadlay arimo amniga caasimada ku saabsan isagoona Dowlada madaxweyne Xasan amaan iyo dhaliilba isugu daray. Ugu horeyn Fahad yaasiin wuxuu qirey in Dowlada hada jirta ee Madaxweyne Xasan hogaaminayo ay amniga caasimada xaqiijisay taasoo lagu gaaray kaamirooyinka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-19T09:25:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-01-19T09:30:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/176667441103a80000-0aff-0242-4c92-08da220e7070_w1597_n_r1_s_s.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/\",\"name\":\"DAAWO: Fahad Yasiin oo markii ugu horaysay amaanay madaxwayne Xasan Sheekh - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/176667441103a80000-0aff-0242-4c92-08da220e7070_w1597_n_r1_s_s.jpeg\",\"datePublished\":\"2026-01-19T09:25:23+00:00\",\"dateModified\":\"2026-01-19T09:30:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/176667441103a80000-0aff-0242-4c92-08da220e7070_w1597_n_r1_s_s.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/176667441103a80000-0aff-0242-4c92-08da220e7070_w1597_n_r1_s_s.jpeg\",\"width\":660,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Fahad Yasiin oo markii ugu horaysay amaanay madaxwayne Xasan Sheekh\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Fahad Yasiin oo markii ugu horaysay amaanay madaxwayne Xasan Sheekh - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Fahad Yasiin oo markii ugu horaysay amaanay madaxwayne Xasan Sheekh - Wardoon","og_description":"Agaasimihi hore ee Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad yaasiin ayaa shalay dood su\u2019aalo weydiin ah wuxuu kaga hadlay arimo amniga caasimada ku saabsan isagoona Dowlada madaxweyne Xasan amaan iyo dhaliilba isugu daray. Ugu horeyn Fahad yaasiin wuxuu qirey in Dowlada hada jirta ee Madaxweyne Xasan hogaaminayo ay amniga caasimada xaqiijisay taasoo lagu gaaray kaamirooyinka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-19T09:25:23+00:00","article_modified_time":"2026-01-19T09:30:29+00:00","og_image":[{"width":660,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/176667441103a80000-0aff-0242-4c92-08da220e7070_w1597_n_r1_s_s.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/","name":"DAAWO: Fahad Yasiin oo markii ugu horaysay amaanay madaxwayne Xasan Sheekh - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/176667441103a80000-0aff-0242-4c92-08da220e7070_w1597_n_r1_s_s.jpeg","datePublished":"2026-01-19T09:25:23+00:00","dateModified":"2026-01-19T09:30:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/176667441103a80000-0aff-0242-4c92-08da220e7070_w1597_n_r1_s_s.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/176667441103a80000-0aff-0242-4c92-08da220e7070_w1597_n_r1_s_s.jpeg","width":660,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yasiin-oo-markii-ugu-horaysay-amaanay-madaxwayne-xasan-sheekh\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Fahad Yasiin oo markii ugu horaysay amaanay madaxwayne Xasan Sheekh"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189713"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189713"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189713\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189717,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189713\/revisions\/189717"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189715"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}