{"id":189734,"date":"2026-01-19T18:49:43","date_gmt":"2026-01-19T15:49:43","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189734"},"modified":"2026-01-19T18:49:43","modified_gmt":"2026-01-19T15:49:43","slug":"xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/","title":{"rendered":"Xildhibaannada Barlamaanka Soomaaliya ku matalayay Bariga Afrika oo ugu danbeyn la aqbalay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189735\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616173149_1423919612431448_4515910863287975276_n.jpg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616173149_1423919612431448_4515910863287975276_n.jpg 810w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616173149_1423919612431448_4515910863287975276_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616173149_1423919612431448_4515910863287975276_n-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616173149_1423919612431448_4515910863287975276_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616173149_1423919612431448_4515910863287975276_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda Racfaanka ee Bulshada Bariga Afrika ayaa maanta go\u2019aan kama dambeys ah ka gaartay kiiska xildhibaanadii ay dirsatay Soomaaliya, kadib markii koox xildhibaano Soomaali ah ay horay dacwad ka dhan ah doorashadooda u gudbiyeen Maxkamadda cadaaladda EAC ee fadhigeedu yahay gudaha magaalada Arusha ee dalka Tanzania.<\/p>\n<p>Maxkamadda Racfaanka oo kiiska la wareegtay ayaa shaaicsay inay laashay dacwaddii laga gudbiyay xildhibaanada Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka Bulshada Bariga Afirka, iyada oo ku dhawaaqday in ay yihiin kuwa sharci ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, maxkamadda ayaa amartay in la dhaariyo xubnaha Soomaaliya oo ay horay u doorteen labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya, si ay u gataan waajibaadkooda, uguna biiraan golaha.<\/p>\n<p>Dhanka kale Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania iyo Dalladda Bulshada Bariga Afrika, Ilyaas Cali Xasan oo qoraal soo saaray ayaa soo dhaweeyay go\u2019aanka Maxkamadda, wuxuuna sheegay in tallaabo togan oo sharci ah loo maray ansixinta xildhibaanadan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan marlabaad hambalyo u dirayaa saaxiibadeey Xildhibaanada Soomaaliya kumatali doono EALA, kadib go\u2019aankii Maxkamadda Racfaanka EAC ay kulaashay go\u2019aamadii hore\u201d. ayuu yiri Danjire Ilyaas Cali Xasan.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu sii raaciyay \u201cWaa tallaabo lagu xoojinayo ku dhaqanka iyo sareynta sharciga isla markaana xoojineysa kalsoonida iyo dhexgalka Soomaaliya ee EAC. Waa Talaabo Guul ah, Waa Talaabo Taariikhi ah\u201d.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa noqotay xubinta siddeedaad ee Ururka Iskaashiga Geeska Afrika (EAC) dabayaaqadii sannadkii 2023, iyadoo dhammaystirtay hannaanka ansixinta horraantii sannadkan. Bishii Oktoobar, Baarlamaanka Federaalku wuxuu doortay sagaal xubnood oo dalka u matali lahaa EALA, kuwaas oo 5 kamid ah ay yihii rag, halka 4 kalena ay yihiin dumar, waxayna ka yihiin;-<\/p>\n<p>1. Xuseen Xasan Maxamed<\/p>\n<p>2. Fadumo Cabdullaahi<\/p>\n<p>3. Sahra Cali Xasan<\/p>\n<p>4. Cabdisalaam Hadliye<\/p>\n<p>5. Fahma Axmed Nuur<\/p>\n<p>6. Abuukar Mardaadi<\/p>\n<p>7. Feysal Cabdi Rooble<\/p>\n<p>8. Ilhaan Cali Garas<\/p>\n<p>9. Cabdiraxmaan Bashiir Shariif.<\/p>\n<p>Si kastaba, go\u2019aanka kama dambeysta ah ee ay maanta ku dhawaaqday Maxkamadda Racfaanka EAC ayaa noqday imtixaan culus oo ay ka gudubtay Soomaaliya, sidoo kalena lagu eegay sida ururka iyo xubintiisa cusub ay ugu tixgeliyeen mabaadi\u2019da dimoqraadiyadda gobolka iyo hufnaanta metalaadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Racfaanka ee Bulshada Bariga Afrika ayaa maanta go\u2019aan kama dambeys ah ka gaartay kiiska xildhibaanadii ay dirsatay Soomaaliya, kadib markii koox xildhibaano Soomaali ah ay horay dacwad ka dhan ah doorashadooda u gudbiyeen Maxkamadda cadaaladda EAC ee fadhigeedu yahay gudaha magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Maxkamadda Racfaanka oo kiiska la wareegtay ayaa shaaicsay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189735,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1768837825,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189734","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaannada Barlamaanka Soomaaliya ku matalayay Bariga Afrika oo ugu danbeyn la aqbalay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaannada Barlamaanka Soomaaliya ku matalayay Bariga Afrika oo ugu danbeyn la aqbalay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda Racfaanka ee Bulshada Bariga Afrika ayaa maanta go\u2019aan kama dambeys ah ka gaartay kiiska xildhibaanadii ay dirsatay Soomaaliya, kadib markii koox xildhibaano Soomaali ah ay horay dacwad ka dhan ah doorashadooda u gudbiyeen Maxkamadda cadaaladda EAC ee fadhigeedu yahay gudaha magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Maxkamadda Racfaanka oo kiiska la wareegtay ayaa shaaicsay inay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-19T15:49:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616173149_1423919612431448_4515910863287975276_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"810\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/\",\"name\":\"Xildhibaannada Barlamaanka Soomaaliya ku matalayay Bariga Afrika oo ugu danbeyn la aqbalay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616173149_1423919612431448_4515910863287975276_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-01-19T15:49:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616173149_1423919612431448_4515910863287975276_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616173149_1423919612431448_4515910863287975276_n.jpg\",\"width\":810,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaannada Barlamaanka Soomaaliya ku matalayay Bariga Afrika oo ugu danbeyn la aqbalay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaannada Barlamaanka Soomaaliya ku matalayay Bariga Afrika oo ugu danbeyn la aqbalay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaannada Barlamaanka Soomaaliya ku matalayay Bariga Afrika oo ugu danbeyn la aqbalay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda Racfaanka ee Bulshada Bariga Afrika ayaa maanta go\u2019aan kama dambeys ah ka gaartay kiiska xildhibaanadii ay dirsatay Soomaaliya, kadib markii koox xildhibaano Soomaali ah ay horay dacwad ka dhan ah doorashadooda u gudbiyeen Maxkamadda cadaaladda EAC ee fadhigeedu yahay gudaha magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Maxkamadda Racfaanka oo kiiska la wareegtay ayaa shaaicsay inay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-19T15:49:43+00:00","og_image":[{"width":810,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616173149_1423919612431448_4515910863287975276_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/","name":"Xildhibaannada Barlamaanka Soomaaliya ku matalayay Bariga Afrika oo ugu danbeyn la aqbalay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616173149_1423919612431448_4515910863287975276_n.jpg","datePublished":"2026-01-19T15:49:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616173149_1423919612431448_4515910863287975276_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616173149_1423919612431448_4515910863287975276_n.jpg","width":810,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-barlamaanka-soomaaliya-ku-matalayay-bariga-afrika-oo-ugu-danbeyn-la-aqbalay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaannada Barlamaanka Soomaaliya ku matalayay Bariga Afrika oo ugu danbeyn la aqbalay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189734"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189734"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189734\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189736,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189734\/revisions\/189736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189735"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189734"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189734"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189734"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}