{"id":189752,"date":"2026-01-20T19:38:24","date_gmt":"2026-01-20T16:38:24","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189752"},"modified":"2026-01-21T14:26:26","modified_gmt":"2026-01-21T11:26:26","slug":"faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/","title":{"rendered":"DAAWO: Faarax Cali Shire \u201cPuntland dagaal baa ka dhacaya\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-189753\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/images-7.jpg\" alt=\"\" width=\"527\" height=\"351\" \/><\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee maaliyadda Maamulka Puntland Faarax Cali Shire ayaa ka dhawaajiyay in Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C\/laahi Deni uu ka shaqeynayo dagaal ama weerar uu ku qaado ciidamada PSF kuwaasooka soo laabtay Magaalada Laas-caanood oo lagu qabtay Jimcihii calaame saarka Mzadaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari.<\/p>\n<p>Siyaasigaan wuxuu ku eedeeyay Saciid Dani inuu Tikniko badan oo gaareysa 29 uu geeyay Boosaaso si ay weerar u qaadaan oo dagaalna looga dhex rido ciidamada Puntland dhexdooda sida uu warka u dhigay .siyaasiga Faarax Cali Shire<\/p>\n<p>\u201cPuntland dagaal baa ka dhacaya, waxaana ridaya Deni, Waxaan ka baqaynaa inay Puntland burburto oo magaalo kaste maleyshiyo qabsato,\u201d ayuu yiri Faarax Cali Shire, Wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sheegay Faarax in ciidamada Imaaraadku maalgeliyay ay caqabad ku yihiin amniga Puntland,sababtana wuxuu ku sheegay in kaligood ay mushaar qaata halka ciidamada Daraawiishta Puntland 6 ilaa 7 Bilood aysan mushaara qaadan .<\/p>\n<p>\u201c29 tikniko ah ayaa laga keenay Boosaaso ,magaalada ayay soo dhexmareen,ogow kuwii kalana xalay ayay magaalada soo galayeen,hadii Saciid Dani dagaal qorsheyneyn muxuu 29 Cabdi Bile Boosaaso uga dalbaday\u201d ayuu mar kale yiri Faarax Cali Shire.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F25318696014492878%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee maaliyadda Maamulka Puntland Faarax Cali Shire ayaa ka dhawaajiyay in Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C\/laahi Deni uu ka shaqeynayo dagaal ama weerar uu ku qaado ciidamada PSF kuwaasooka soo laabtay Magaalada Laas-caanood oo lagu qabtay Jimcihii calaame saarka Mzadaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari. Siyaasigaan wuxuu ku eedeeyay Saciid Dani inuu Tikniko badan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189755,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1768927128,"status":"success"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1768927522,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189752","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Faarax Cali Shire \u201cPuntland dagaal baa ka dhacaya\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Faarax Cali Shire \u201cPuntland dagaal baa ka dhacaya\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee maaliyadda Maamulka Puntland Faarax Cali Shire ayaa ka dhawaajiyay in Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C\/laahi Deni uu ka shaqeynayo dagaal ama weerar uu ku qaado ciidamada PSF kuwaasooka soo laabtay Magaalada Laas-caanood oo lagu qabtay Jimcihii calaame saarka Mzadaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari. Siyaasigaan wuxuu ku eedeeyay Saciid Dani inuu Tikniko badan oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-20T16:38:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-01-21T11:26:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-20-163754.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"528\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"344\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/\",\"name\":\"DAAWO: Faarax Cali Shire \u201cPuntland dagaal baa ka dhacaya\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-20-163754.png\",\"datePublished\":\"2026-01-20T16:38:24+00:00\",\"dateModified\":\"2026-01-21T11:26:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-20-163754.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-20-163754.png\",\"width\":528,\"height\":344},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Faarax Cali Shire \u201cPuntland dagaal baa ka dhacaya\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Faarax Cali Shire \u201cPuntland dagaal baa ka dhacaya\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Faarax Cali Shire \u201cPuntland dagaal baa ka dhacaya\u201d - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee maaliyadda Maamulka Puntland Faarax Cali Shire ayaa ka dhawaajiyay in Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C\/laahi Deni uu ka shaqeynayo dagaal ama weerar uu ku qaado ciidamada PSF kuwaasooka soo laabtay Magaalada Laas-caanood oo lagu qabtay Jimcihii calaame saarka Mzadaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari. Siyaasigaan wuxuu ku eedeeyay Saciid Dani inuu Tikniko badan oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-20T16:38:24+00:00","article_modified_time":"2026-01-21T11:26:26+00:00","og_image":[{"width":528,"height":344,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-20-163754.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/","name":"DAAWO: Faarax Cali Shire \u201cPuntland dagaal baa ka dhacaya\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-20-163754.png","datePublished":"2026-01-20T16:38:24+00:00","dateModified":"2026-01-21T11:26:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-20-163754.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-20-163754.png","width":528,"height":344},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-cali-shire-puntland-dagaal-baa-ka-dhacaya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Faarax Cali Shire \u201cPuntland dagaal baa ka dhacaya\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189752"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189752"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189752\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189780,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189752\/revisions\/189780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189755"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189752"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189752"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189752"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}