{"id":189773,"date":"2026-01-21T13:07:21","date_gmt":"2026-01-21T10:07:21","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189773"},"modified":"2026-01-21T13:07:21","modified_gmt":"2026-01-21T10:07:21","slug":"maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo $1 Milyan u ballanqaaday qofkii soo sheega dadkii weeraray Garoonka Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189774\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/17689427202edca4c8-kismayo-updated-lp-bg_11e00ta1660o003u04a01o.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/17689427202edca4c8-kismayo-updated-lp-bg_11e00ta1660o003u04a01o.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/17689427202edca4c8-kismayo-updated-lp-bg_11e00ta1660o003u04a01o-300x170.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Maraykanka ayaa abaalmarin lacageed dul dhigtay dadkii ka dambeeyay weerarkii ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo 4-tii Sebtembar 2025, kaas oo lagu beegsaday ciidamada iyo hantida Maraykanka.<\/p>\n<p>Barnaamijka Abaalmarinta caddaaladda ee dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqay inuu abaalmarin gaareysa 1 milyan oo dollar siin doono cid kasta oo bixisa macluumaad lagu aqoonsan karo ama lagu soo qaban karo qof ama dadkii ku lug lahaa weerarkaas.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa sheegatay mas\u2019uuliyadda weerarkaasi, kaas oo isugu jiray gantaallo iyo rasaas, lagu beegsaday ciidamada Maraykanka iyo kuwa Afrikaan ah ee ku sugnaa garoonka Kismaayo.<\/p>\n<p>Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in weerarkaasi uusan sababin wax khasaare nafeed ama mid hantiyeed ah.<\/p>\n<p>\u201cMa haysaa xog ku saabsan shaqsiyaadkii ku lugta lahaa weerarrada? U soo dir Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda. Xogtaadu waxay kuu sahli kartaa abaalmarin iyo dib-u-dejin,\u201d ayaa lagu yiri qoraal lagu soo daabacay bogga waaxda Caddaaladda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka.<\/p>\n<p>Ciidamada Maraykanka ayaa saldhig ciidan ku leh agagaarka garoonka diyaaradaha ee Kismaayo, halkaasi oo uu ku tababaro ciidamada Jubbaland iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Danab, si ay ula dagaallamaan argagixisada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa mas\u2019uul ka ah weerarro argagixisnimo oo badan oo ka dhacay gudaha Soomaaliya iyo dalalka deriska ah, kuwaas oo sababay khasaare naf oo gaadhay kumannaan qof, oo ay ku jiraan muwaadiniin Maraykan ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Maraykanka ayaa abaalmarin lacageed dul dhigtay dadkii ka dambeeyay weerarkii ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo 4-tii Sebtembar 2025, kaas oo lagu beegsaday ciidamada iyo hantida Maraykanka. Barnaamijka Abaalmarinta caddaaladda ee dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqay inuu abaalmarin gaareysa 1 milyan oo dollar siin doono cid kasta oo bixisa macluumaad lagu aqoonsan karo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189775,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1768990065,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189773","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maraykanka oo $1 Milyan u ballanqaaday qofkii soo sheega dadkii weeraray Garoonka Kismaayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maraykanka oo $1 Milyan u ballanqaaday qofkii soo sheega dadkii weeraray Garoonka Kismaayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Maraykanka ayaa abaalmarin lacageed dul dhigtay dadkii ka dambeeyay weerarkii ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo 4-tii Sebtembar 2025, kaas oo lagu beegsaday ciidamada iyo hantida Maraykanka. Barnaamijka Abaalmarinta caddaaladda ee dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqay inuu abaalmarin gaareysa 1 milyan oo dollar siin doono cid kasta oo bixisa macluumaad lagu aqoonsan karo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-21T10:07:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/shutterstock_1936085086.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1068\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/\",\"name\":\"Maraykanka oo $1 Milyan u ballanqaaday qofkii soo sheega dadkii weeraray Garoonka Kismaayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/shutterstock_1936085086.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2026-01-21T10:07:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/shutterstock_1936085086.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/shutterstock_1936085086.jpg.webp\",\"width\":1600,\"height\":1068},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maraykanka oo $1 Milyan u ballanqaaday qofkii soo sheega dadkii weeraray Garoonka Kismaayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maraykanka oo $1 Milyan u ballanqaaday qofkii soo sheega dadkii weeraray Garoonka Kismaayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maraykanka oo $1 Milyan u ballanqaaday qofkii soo sheega dadkii weeraray Garoonka Kismaayo - Wardoon","og_description":"Dowladda Maraykanka ayaa abaalmarin lacageed dul dhigtay dadkii ka dambeeyay weerarkii ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo 4-tii Sebtembar 2025, kaas oo lagu beegsaday ciidamada iyo hantida Maraykanka. Barnaamijka Abaalmarinta caddaaladda ee dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqay inuu abaalmarin gaareysa 1 milyan oo dollar siin doono cid kasta oo bixisa macluumaad lagu aqoonsan karo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-21T10:07:21+00:00","og_image":[{"width":1600,"height":1068,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/shutterstock_1936085086.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/","name":"Maraykanka oo $1 Milyan u ballanqaaday qofkii soo sheega dadkii weeraray Garoonka Kismaayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/shutterstock_1936085086.jpg.webp","datePublished":"2026-01-21T10:07:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/shutterstock_1936085086.jpg.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/shutterstock_1936085086.jpg.webp","width":1600,"height":1068},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-1-milyan-u-ballanqaaday-qofkii-soo-sheega-dadkii-weeraray-garoonka-kismaayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maraykanka oo $1 Milyan u ballanqaaday qofkii soo sheega dadkii weeraray Garoonka Kismaayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189773"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189773"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189773\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189776,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189773\/revisions\/189776"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189775"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189773"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189773"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189773"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}