{"id":189777,"date":"2026-01-21T14:25:51","date_gmt":"2026-01-21T11:25:51","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189777"},"modified":"2026-01-21T14:25:51","modified_gmt":"2026-01-21T11:25:51","slug":"imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/","title":{"rendered":"Imaaratka oo u hogaansamay amarkii lagu cayriyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189778\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Mohamed-Bin-Zayed.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"488\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Mohamed-Bin-Zayed.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Mohamed-Bin-Zayed-300x210.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Mohamed-Bin-Zayed-599x420.webp 599w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Mohamed-Bin-Zayed-100x70.webp 100w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Imaaraadka Carabta ayaa wada inuu la baxo shaqaalihiisa iyo qalabkiisa milateri ee ku sugan dekedaha iyo xarumaha ciidamada Soomaaliya, kaddib markii dowladda Federaalka ah ay burisay shabakad heshiisyo ah oo isugu jiray dekedo, difaac, iyo amni.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa 12-kii Janaayo ku dhawaaqday inay joojisay dhammaan heshiisyadii ay la gashay Imaaraadka \u2014 oo ay ku jiraan iskaashiga dekedaha iyo difaaca \u2014 iyadoo ku eedaysay Abu Dhabi inay ku kacday falal \u201cwiiqaya\u201d madax-bannaanida iyo midnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saraakiisha dowladda ayaa sheegay in go\u2019aankani uu si gaar ah u beegsanayo heshiisyada la xiriira marinnada istiraatiijiga ah ee Gacanka Cadan iyo Badda Cas, kuwaas oo noqday goobo ay loolan xooggani ka jiro sababo la xiriira weerarrada Xuutiyiinta iyo xafiiltanka gobolka ee sii kordhaya.<\/p>\n<p>Wargeyska Africa Confidential ayaa daabacay in xiisaddan dublamaasiyadeed ay sababtay in Imaaraadku kala baxo shaqaalihiisa iyo qalabkiisa dekedaha iyo xarumaha ku yaalla Somaliland, Puntland, iyo meelo kale.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa intaas ku dartay in Imaaraadku uu gebi ahaanba faarujiyay saldhiggiisii Berbera isla markaana soo afjaray joogitaankiisii milateri ee Kismaayo, halka weli wadaan ka bixitaanka saldhigga garoonka Boosaaso.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Imaaraadka iyo shirkadaha xiriirka la leh ayaan tafaasiil badan ka bixin arrintan. Shirkadda DP World oo laga leeyahay Dubai ayaa sheegtay in howlaheeda dekedda Berbera aysan \u201csaameyn ku yeelan\u201d khilaafka Soomaaliya iyo Imaaraadka, taas oo muujinaysa in danaha ganacsi laga yaabo inay sii socdaan xitaa haddii xiriirka siyaasadeed iyo kan militari uu xumaaday.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, maamulka Somaliland ayaa sheegay in go\u2019aanka Muqdisho uusan quseyn heshiisyada ay iyagu galeen. Sidoo kale, Puntland iyo Jubbaland ayaa muujiyay inay sii wadanayaan iskaashiga ay la leeyihiin hay\u2019adaha Imaaraadka.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, Abu Dhabi ayaa u muuqata inay dhegaysatay go\u2019aanka Muqdisho. Tani waxay wiiqi doontaa awoodda iyo saameynta Imaaraadka ee Geeska Afrika, waxayna adkayn doontaa gaarsiinta hubka ee maleeshiyada Rapid Support Forces (RSF) ee dalka Suudaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku tilmaamay khilaafkan mid salka ku haya madax-bannaanida dalka. \u201cXiriir wanaagsan ayaan la lahayn Imaaraadka, laakiin nasiib-darro, nagumayla dhaqmin sidii dal madax-bannaan oo xor ah,\u201d ayuu yiri Madaxweynuhu mar uu la hadlayay suxufiyiinta toddobaadkii hore.<\/p>\n<p>Xiisadda ayaa sii kululaatay kaddib markii Israa\u2019iil ay aqoonsatay Somaliland 26-kii Diseembar, 2025-ka, tallaabo ay Muqdisho ku tilmaantay mid lagu soo xadgudbay midnimada dhuleed ee Soomaaliya. Saraakiisha Soomaaliya ayaa ka shakisan in Imaaraadku uu gogol-xaar u noqday aqoonsigaas, in kastoo Abu Dhabi aysan weli xaqiijin door ay ku lahayd.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dadaal ugu jira inuu helo taageero dublamaasiyadeed, iyadoo Sacuudiga iyo Turkiga ay safka hore kaga jiraan dalalka sida weyn u taageeray midnimada Soomaaliya, oo ay wehliyaan Shiinaha iyo Midowga Yurub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Imaaraadka Carabta ayaa wada inuu la baxo shaqaalihiisa iyo qalabkiisa milateri ee ku sugan dekedaha iyo xarumaha ciidamada Soomaaliya, kaddib markii dowladda Federaalka ah ay burisay shabakad heshiisyo ah oo isugu jiray dekedo, difaac, iyo amni. Dowladda Soomaaliya ayaa 12-kii Janaayo ku dhawaaqday inay joojisay dhammaan heshiisyadii ay la gashay Imaaraadka \u2014 oo ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189778,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1768994776,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189777","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Imaaratka oo u hogaansamay amarkii lagu cayriyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Imaaratka oo u hogaansamay amarkii lagu cayriyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Imaaraadka Carabta ayaa wada inuu la baxo shaqaalihiisa iyo qalabkiisa milateri ee ku sugan dekedaha iyo xarumaha ciidamada Soomaaliya, kaddib markii dowladda Federaalka ah ay burisay shabakad heshiisyo ah oo isugu jiray dekedo, difaac, iyo amni. Dowladda Soomaaliya ayaa 12-kii Janaayo ku dhawaaqday inay joojisay dhammaan heshiisyadii ay la gashay Imaaraadka \u2014 oo ay ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-21T11:25:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Mohamed-Bin-Zayed.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"488\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/\",\"name\":\"Imaaratka oo u hogaansamay amarkii lagu cayriyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Mohamed-Bin-Zayed.webp\",\"datePublished\":\"2026-01-21T11:25:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Mohamed-Bin-Zayed.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Mohamed-Bin-Zayed.webp\",\"width\":696,\"height\":488},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Imaaratka oo u hogaansamay amarkii lagu cayriyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Imaaratka oo u hogaansamay amarkii lagu cayriyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Imaaratka oo u hogaansamay amarkii lagu cayriyay - Wardoon","og_description":"Imaaraadka Carabta ayaa wada inuu la baxo shaqaalihiisa iyo qalabkiisa milateri ee ku sugan dekedaha iyo xarumaha ciidamada Soomaaliya, kaddib markii dowladda Federaalka ah ay burisay shabakad heshiisyo ah oo isugu jiray dekedo, difaac, iyo amni. Dowladda Soomaaliya ayaa 12-kii Janaayo ku dhawaaqday inay joojisay dhammaan heshiisyadii ay la gashay Imaaraadka \u2014 oo ay ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-21T11:25:51+00:00","og_image":[{"width":696,"height":488,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Mohamed-Bin-Zayed.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/","name":"Imaaratka oo u hogaansamay amarkii lagu cayriyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Mohamed-Bin-Zayed.webp","datePublished":"2026-01-21T11:25:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Mohamed-Bin-Zayed.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Mohamed-Bin-Zayed.webp","width":696,"height":488},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imaaratka-oo-u-hogaansamay-amarkii-lagu-cayriyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Imaaratka oo u hogaansamay amarkii lagu cayriyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189777"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189777"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189777\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189779,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189777\/revisions\/189779"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189778"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189777"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189777"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189777"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}