{"id":189796,"date":"2026-01-22T12:55:30","date_gmt":"2026-01-22T09:55:30","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189796"},"modified":"2026-01-22T12:55:30","modified_gmt":"2026-01-22T09:55:30","slug":"ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/","title":{"rendered":"Ciro oo niyad jab kamuujiay aqoonsiga Israel"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189786\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n.jpg\" alt=\"\" width=\"590\" height=\"393\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n.jpg 590w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 590px) 100vw, 590px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay inaanu fileyn in go\u2019aanka ay Israa\u2019iil ku aqoonsatay gobolkan gooni u goosadka ah uu si degdeg ah u dhalin doono guulo diblomaasiyadeed oo is-daba-joog ah, isagoo qoray: \u201cWaan ognahay in aqoonsi caalami ah oo baahsan aanu habeen qura ku imaanayn.\u201d<\/p>\n<p>Maqaal aragtiyeed uu ku daabacay wargeyska The Wall Street Journal, ayuu Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ku soo dhaweeyey aqoonsiga ay Israa\u2019iil siisay Somaliland 26-kii December. Wuxuuna ku dooday in tallaabadani ay noqon karto \u201cDhiirrigeliye\u201d ama tallaabadii koowaad ee ay qaadaan dalal kale oo uu sheegay inay muddo dheer u dabacsanaayeen qadiyadda Somaliland.<\/p>\n<p>Israa\u2019iil ayaa noqotay dalkii ugu horreeyey ee si rasmi ah Somaliland ugu aqoonsada dal madax-bannaan 26-kii December, 2025. Go\u2019aankaas waxaa si kulul u cambaareysay Soomaaliya oo ku tilmaantay xadgudub ka dhan ah madax-bannaanideeda, iyadoo sheegtay inay kaga hortagi doonto waddo kasta oo diblomaasiyadeed, siyaasadeed iyo sharci ah.<\/p>\n<p>Maqaalkiisa, Madaxweyne Cabdullaahi wuxuu ku sifeeyey aqoonsiga Israa\u2019iil mid ku qotoma taariikh la wadaago iyo dano amni. Wuxuu dib u xasuusiyey wixii uu ku tilmaamay xasuuqii uu geystay kaligii-taliyihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Siyaad Barre, dhammaadkii 1980-yadii, isagoo soo qaatay odhaah uu sheegay in ciidamada dhexdooda lagu faafin jiray oo ahayd: \u201cWada dila tuke mooyee.\u201d<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Somaliland ayaa qoray in in ka badan 200,000 oo shacab ah la dilay, inta badan magaalada Hargeysana la burburiyey, taas oo boqolaal kun oo qof ku qasabtay inay u qaxaan Itoobiya.<\/p>\n<p>Cirro ayaa sheegay in Israa\u2019iil ay ahayd cidda \u201cQeylo-dhaanta dirtay\u201d ee Qaramada Midoobay ku wargelisay arrintan sanadkii 1990-kii. Wuxuu intaas ku daray in labada dhinac ay wadaagaan fahamka \u201cAayo-ka-tashiga iyo sharciyadda caalamiga ah.\u201d Sidoo kale, wuxuu daliishaday xilligii ay Somaliland qaadatay madax-bannaanida 1960-kii ka hor intii aysan la midoobin Koonfurta Soomaaliya, taas oo uu u adeegsaday qayb ka mid ah dooddiisa dowladnimo.<\/p>\n<p>Wuxuu Somaliland \u2014 oo ah maamul aan la aqoonsaneyn oo ku dhawaaqay inuu ka go\u2019ay Soomaaliya 1991 \u2014 ku tilmaamay saaxiib degan oo ku yaalla marin istiraatiiji ah oo isku xira Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas, isagoo xusay xeebteeda iyo u dhowaanshaha marinnada maraakiibta muhiimka ah.<\/p>\n<p>Wuxuu xaaladdaas barbardhigay dagaalka dheer ee Soomaaliya ay kula jirto kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida, halka uu iftiimiyey xasilloonida Somaliland iyo ciidankeeda ilaalada xeebaha oo ay tababartay UK, kuwaas oo uu sheegay inay biyahooda ka ilaaliyaan burcad-badeedda.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Somaliland wuxuu sidoo kale xoogga saaray doodo dhaqaale oo lagu xoojinayo xiriirka, isagoo tusaale u soo qaatay maalgashiga $442 milyan ah ee shirkadda DP World ee fadhigeedu yahay Dubai ay ku casriyeynayso Dekedda Berbera. Wuxuuna sheegay in iskaashiga ganacsi iyo khibradda farsamo ee Israa\u2019iil ay sare u qaadi karaan horumarka beeraha, tiknoolajiyadda, iyo adeegyada badda.<\/p>\n<p>Cirro wuxuu qoray in tallaabada Israa\u2019iil ay xoojinayso dadaalka Somaliland ee ku aaddan helitaanka aqbalaad caalami ah oo ballaaran. Wuxuu farta ku fiiqay xiriirka ay la leeyihiin Taiwan iyo warbixintii xaqiiqo-raadinta ee Midowga Afrika sanadkii 2005, taas oo sheegtay in kiiska Somaliland lagu qiimeeyo asal taariikhi ah iyo mid damiir, halkii laga cabsan lahaa inuu tusaale u noqdo gobollo kale oo qaaradda ah.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay mustaqbalka, Cirro wuxuu sheegay in mid ka mid ah \u201cdaqiiqadaha ugu sharafta badan\u201d ee madaxtinimadiisa ay noqon doonto furitaanka safaaraddii ugu horreysay ee rasmi ah oo Somaliland ku yeelato Israa\u2019iil, inkastoo uu ku celiyey in aqoonsi ballaaran uu waqti qaadan doono.<\/p>\n<p>\u201cHase yeeshee, dalal badan oo Afrikaan ah iyo kuwa kaleba way la tiiraanyoonayeen qadiyadda\u2026 waxayna sugayeen cidda tallaabada qaadda,\u201d ayuu qoray, isagoo raaciyey: \u201cHadda, Israa\u2019iil ayaa qaaday tallaabadaas geesinimada leh. Waan ku kalsoonahay in kuwa kalena ay soo raaci doonaan.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay inaanu fileyn in go\u2019aanka ay Israa\u2019iil ku aqoonsatay gobolkan gooni u goosadka ah uu si degdeg ah u dhalin doono guulo diblomaasiyadeed oo is-daba-joog ah, isagoo qoray: \u201cWaan ognahay in aqoonsi caalami ah oo baahsan aanu habeen qura ku imaanayn.\u201d Maqaal aragtiyeed uu ku daabacay wargeyska The Wall Street Journal, ayuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189786,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1769075757,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189796","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciro oo niyad jab kamuujiay aqoonsiga Israel - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciro oo niyad jab kamuujiay aqoonsiga Israel - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay inaanu fileyn in go\u2019aanka ay Israa\u2019iil ku aqoonsatay gobolkan gooni u goosadka ah uu si degdeg ah u dhalin doono guulo diblomaasiyadeed oo is-daba-joog ah, isagoo qoray: \u201cWaan ognahay in aqoonsi caalami ah oo baahsan aanu habeen qura ku imaanayn.\u201d Maqaal aragtiyeed uu ku daabacay wargeyska The Wall Street Journal, ayuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-22T09:55:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"590\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"393\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/\",\"name\":\"Ciro oo niyad jab kamuujiay aqoonsiga Israel - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-01-22T09:55:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n.jpg\",\"width\":590,\"height\":393},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciro oo niyad jab kamuujiay aqoonsiga Israel\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciro oo niyad jab kamuujiay aqoonsiga Israel - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciro oo niyad jab kamuujiay aqoonsiga Israel - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay inaanu fileyn in go\u2019aanka ay Israa\u2019iil ku aqoonsatay gobolkan gooni u goosadka ah uu si degdeg ah u dhalin doono guulo diblomaasiyadeed oo is-daba-joog ah, isagoo qoray: \u201cWaan ognahay in aqoonsi caalami ah oo baahsan aanu habeen qura ku imaanayn.\u201d Maqaal aragtiyeed uu ku daabacay wargeyska The Wall Street Journal, ayuu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-22T09:55:30+00:00","og_image":[{"width":590,"height":393,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/","name":"Ciro oo niyad jab kamuujiay aqoonsiga Israel - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n.jpg","datePublished":"2026-01-22T09:55:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n.jpg","width":590,"height":393},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-niyad-jab-kamuujiay-aqoonsiga-israel\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciro oo niyad jab kamuujiay aqoonsiga Israel"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189796"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189796"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189798,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189796\/revisions\/189798"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189786"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}