{"id":189834,"date":"2026-01-24T13:04:46","date_gmt":"2026-01-24T10:04:46","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189834"},"modified":"2026-01-24T13:04:46","modified_gmt":"2026-01-24T10:04:46","slug":"iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/","title":{"rendered":"Iran oo lagu wargaliyay weerar ugu imaanaya Israel"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189835\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/AA1IUnPD.jpg\" alt=\"\" width=\"590\" height=\"437\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/AA1IUnPD.jpg 590w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/AA1IUnPD-300x222.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/AA1IUnPD-567x420.jpg 567w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/AA1IUnPD-80x60.jpg 80w\" sizes=\"(max-width: 590px) 100vw, 590px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, ayaa sheegay in ay jiraan calaamado muujinaya in Israel ay raadineyso fursad ay ku weerarto Iran, isagoo ka digay in tallaabo noocaas ah ay sii xumeyn karto xasiloonida gobolka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rajeynayaa inay helaan waddo kale, laakiin xaqiiqadu waxay tahay in Israel, gaar ahaan, ay raadineyso fursad ay Iran ku weerarto,\u201d ayuu Fidan u sheegay idaacadda Turkiga ee NTV.<\/p>\n<p>Fidan ayaa intaa ku daray in uu si toos ah uga digay arrintan mas\u2019uuliyiinta Iran intii uu booqasho ku joogay dalkaas.<\/p>\n<p>\u201cMarkii aan booqday Tehran, waxaan u sheegay wax walba oo ku saabsan xaaladda sida saaxiibkooda,\u201d ayuu yiri. \u201cSaaxiibka ayaa sheegaa runta xanuunka leh,\u201d ayuu intaa ku daray.<\/p>\n<p>Ka digista Fidan ayaa imaneysa kadib markii Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, uu telefoon kula xiriiray Madaxweyne Iran, Masoud Pezeshkian, isagoo u sheegay in Turkigu ka soo horjeedo faragelinta shisheeye ee Iran ayna qiimeeyaan nabadda iyo xasiloonida deriskooda.<\/p>\n<p>Mas\u2019uul sare oo Iranian ah ayaa Reuters u sheegay Jimcihii in Tehran ka jawaabi doonto weerar kasta oo cadawgeedu ku qaado sidii \u201cdagaal buuxa\u201d \u2013 taasoo qeyb ka ah hadallo sii xoojinaya xiisadda ka dhex taagan Washington iyo hogaanka Iran.<\/p>\n<p>\u201cHaddii Maraykanku xadgudbo xuduudda iyo madaxbanaanida Iran, waxaan ka jawaabi doonnaa,\u201d ayuu yiri mas\u2019uulka sare.<\/p>\n<p>Mas\u2019uulka ayaa intaa ku daray: \u201cCiidamadeenu waa diyaar xaalad kasta oo ugu xun, waxaana wax walba la saaray digniin sare. Weerarkii ugu dambeeyay, ha ahaado mid kooban, mid aan koobaneyn, ama mid kale, waxaan u qaadan doonaa dagaal buuxa oo aan ugu jawaabi doono si ugu adag.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale, warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in markabka dagaalka ee USS Abraham Lincoln iyo kooxdiisa ay ka leexdeen Badda Shiinaha u jihaysatay Bariga Dhexe, iyadoo la filayo inay gaaraan gobolka Gulf-ka maalmaha soo socda.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Madaxweyne Donald Trump ayaa Khamiistii sheegay inuu u diray \u201cciidamo badeed\u201d gobolka Gulf-ka, isagoo mar kale kordhiyey hadallada ka dhan ah Tehran, kaddib markii uu toddobaadkii hore ka laabtay hanjabaaddii weerar lagu qaadi lahaa Iran, xilli ay jiraan mudaharaadyo baahsan oo ka dhan ah dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, ayaa sheegay in ay jiraan calaamado muujinaya in Israel ay raadineyso fursad ay ku weerarto Iran, isagoo ka digay in tallaabo noocaas ah ay sii xumeyn karto xasiloonida gobolka. \u201cWaxaan rajeynayaa inay helaan waddo kale, laakiin xaqiiqadu waxay tahay in Israel, gaar ahaan, ay raadineyso fursad ay Iran ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189835,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1769249110,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189834","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Iran oo lagu wargaliyay weerar ugu imaanaya Israel - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Iran oo lagu wargaliyay weerar ugu imaanaya Israel - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, ayaa sheegay in ay jiraan calaamado muujinaya in Israel ay raadineyso fursad ay ku weerarto Iran, isagoo ka digay in tallaabo noocaas ah ay sii xumeyn karto xasiloonida gobolka. \u201cWaxaan rajeynayaa inay helaan waddo kale, laakiin xaqiiqadu waxay tahay in Israel, gaar ahaan, ay raadineyso fursad ay Iran ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-24T10:04:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/AA1IUnPD.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"590\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"437\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/\",\"name\":\"Iran oo lagu wargaliyay weerar ugu imaanaya Israel - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/AA1IUnPD.jpg\",\"datePublished\":\"2026-01-24T10:04:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/AA1IUnPD.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/AA1IUnPD.jpg\",\"width\":590,\"height\":437},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Iran oo lagu wargaliyay weerar ugu imaanaya Israel\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Iran oo lagu wargaliyay weerar ugu imaanaya Israel - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Iran oo lagu wargaliyay weerar ugu imaanaya Israel - Wardoon","og_description":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, ayaa sheegay in ay jiraan calaamado muujinaya in Israel ay raadineyso fursad ay ku weerarto Iran, isagoo ka digay in tallaabo noocaas ah ay sii xumeyn karto xasiloonida gobolka. \u201cWaxaan rajeynayaa inay helaan waddo kale, laakiin xaqiiqadu waxay tahay in Israel, gaar ahaan, ay raadineyso fursad ay Iran ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-24T10:04:46+00:00","og_image":[{"width":590,"height":437,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/AA1IUnPD.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/","name":"Iran oo lagu wargaliyay weerar ugu imaanaya Israel - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/AA1IUnPD.jpg","datePublished":"2026-01-24T10:04:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/AA1IUnPD.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/AA1IUnPD.jpg","width":590,"height":437},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-lagu-wargaliyay-weerar-ugu-imaanaya-israel\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Iran oo lagu wargaliyay weerar ugu imaanaya Israel"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189834"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189834"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189836,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189834\/revisions\/189836"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189835"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}