{"id":189837,"date":"2026-01-24T13:10:23","date_gmt":"2026-01-24T10:10:23","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189837"},"modified":"2026-01-24T13:10:23","modified_gmt":"2026-01-24T10:10:23","slug":"ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/","title":{"rendered":"Ciro oo Itoobiya siinaya marin badeed"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189794\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/619567025_1463688301779376_8886539494464860011_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"616\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/619567025_1463688301779376_8886539494464860011_n.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/619567025_1463688301779376_8886539494464860011_n-300x266.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/619567025_1463688301779376_8886539494464860011_n-475x420.webp 475w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa markale ku celiyay taageerada ay xukuumaddiisu u hayso rabitaanka Itoobiya ee ku aaddan helitaanka marin badeed, isagoo carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo dekedo ganacsi iyo waddooyin isku xira gobolka, xilli uu sii xoogeysanayo iskaashiga dhaqaale iyo midka amni ee labada dhinac.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay dhinaca madasha dhaqaalaha adduunka ee Davos 2026, Madaxweyne Cirro ayaa sheegay in maamulkiisu uu xiriir \u201cadag oo saaxiibtinimo\u201d la leeyahay Itoobiya, isla markaana ay doonayaan inay ballaariyaan iskaashigaas oo gaarsiisan dhinacyada ganacsiga iyo amniga.<\/p>\n<p>Itoobiya, oo ah dal aan bad lahayn (landlocked) isla markaana ay ku nool yihiin in ka badan 110 milyan oo qof, ayaa muddo dheer ku tiirsaneyd dekedaha dalalka deriska ah si ay u daboosho baahideeda dhaqaale ee sii kordheysa.<\/p>\n<p>Cirro ayaa xusay in inkasta oo Addis Ababa ay dhaqan ahaan ku tiirsaneyd Jabuuti, haddana Dekedda Berbera ee Somaliland ay tahay marin istiraatiiji ah oo muhiim ah.<\/p>\n<p>\u201cWaan aqoonsannahay baahida ay Itoobiya u qabto inay hesho marin badeed, dekedo ganacsi iyo waddooyin,\u201d ayuu yiri Cirro, isagoo intaas ku daray in Somaliland ay diyaar u tahay inay Itoobiya kala shaqeyso horumarinta kaabayaasha dhaqaale ee labada dhinacba waxtarka u leh.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in helitaanka marin badeed oo la isku halleyn karo iyo isku xirka gaadiidka dhulku ay muhiim u yihiin koboca dhaqaalaha Itoobiya, halka Somaliland ay dhankeeda ka faa\u2019iideyso kororka mugga ganacsiga, maalgashiyo cusub, iyo is-dhexgalka dhaqaale ee gobolka Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Sannadkii 2024-kii, Somaliland iyo Itoobiya ayaa kala saxiixday is-afgarad (MoU) ujeedkiisu ahaa in Addis Ababa loo ogolaado marin ay ku yeelato Badda Cas iyadoo sii mareysa Dekedda Berbera, taas oo isugu jirta mid ganacsi iyo mid ciidan. Heshiiskaas ayaa dhigayay in beddelka arrintaas, Itoobiya ay si rasmi ah u aqoonsato madax-bannaanida Somaliland.<\/p>\n<p>Tallaabadaas ayaa noqon lahayd guul diblomaasiyadeed oo weyn oo u soo hoyata Somaliland, taas oo caalamka ka raadineysay aqoonsi tan iyo markii ay ku dhawaaqday inay ka go\u2019day Soomaaliya sannadkii 1991-kii.<\/p>\n<p>Hase yeeshee, heshiiskaas ayaa hakad galay kadib markii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si adag uga hortimid, iyadoo ku tilmaamtay tallaabadaas xad-gudub qaawan oo lagu sameeyay madax-bannaanideeda iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Muqdisho ayaa ku adkeysatay in Somaliland ay tahay qeyb ka mid ah dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya, mowqifkaas oo ay taageereen beesha caalamka, waxaana ay ka digtay tallaabo kasta oo shisheeye oo u muuqan karta mid sharciyad siineysa gooni-u-goosadka.<\/p>\n<p>Khilaafkan ayaa dhaliyay xiisad diblomaasiyadeed oo cusub oo ka aloosantay Geeska Afrika, halkaas oo gacan ku haynta marinnada badda iyo waddooyinka ganacsiga ay noqdeen udub-dhexaadka loolanka gobolka, qorsheynta amniga, iyo istiraatiijiyadda dhaqaalaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa markale ku celiyay taageerada ay xukuumaddiisu u hayso rabitaanka Itoobiya ee ku aaddan helitaanka marin badeed, isagoo carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo dekedo ganacsi iyo waddooyin isku xira gobolka, xilli uu sii xoogeysanayo iskaashiga dhaqaale iyo midka amni ee labada dhinac. &nbsp; &nbsp; Isagoo ka hadlayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189786,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1769249460,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189837","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciro oo Itoobiya siinaya marin badeed - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciro oo Itoobiya siinaya marin badeed - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa markale ku celiyay taageerada ay xukuumaddiisu u hayso rabitaanka Itoobiya ee ku aaddan helitaanka marin badeed, isagoo carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo dekedo ganacsi iyo waddooyin isku xira gobolka, xilli uu sii xoogeysanayo iskaashiga dhaqaale iyo midka amni ee labada dhinac. &nbsp; &nbsp; Isagoo ka hadlayay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-24T10:10:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"590\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"393\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/\",\"name\":\"Ciro oo Itoobiya siinaya marin badeed - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-01-24T10:10:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n.jpg\",\"width\":590,\"height\":393},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciro oo Itoobiya siinaya marin badeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciro oo Itoobiya siinaya marin badeed - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciro oo Itoobiya siinaya marin badeed - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa markale ku celiyay taageerada ay xukuumaddiisu u hayso rabitaanka Itoobiya ee ku aaddan helitaanka marin badeed, isagoo carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo dekedo ganacsi iyo waddooyin isku xira gobolka, xilli uu sii xoogeysanayo iskaashiga dhaqaale iyo midka amni ee labada dhinac. &nbsp; &nbsp; Isagoo ka hadlayay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-24T10:10:23+00:00","og_image":[{"width":590,"height":393,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/","name":"Ciro oo Itoobiya siinaya marin badeed - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n.jpg","datePublished":"2026-01-24T10:10:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/616826810_1336912378452183_3890239626418046687_n.jpg","width":590,"height":393},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-itoobiya-siinaya-marin-badeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciro oo Itoobiya siinaya marin badeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189837"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189837"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189837\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189839,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189837\/revisions\/189839"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189786"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189837"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189837"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189837"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}