{"id":189847,"date":"2026-01-25T13:08:40","date_gmt":"2026-01-25T10:08:40","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189847"},"modified":"2026-01-25T13:08:40","modified_gmt":"2026-01-25T10:08:40","slug":"tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/","title":{"rendered":"Tirada ciidanka Xoogga ee ku sugan deegaanadeeda Puntland oo lashaaciyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189848\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/cii.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"492\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/cii.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/cii-300x197.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/cii-696x457.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/cii-640x420.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/cii-741x486.jpg 741w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>La-taliyaha madaxweynaha maamulka Puntland ee arrimaha amniga, Mudane Cabdi Xersi Cali (Qarjab) ayaa shaaciyay tirada \u2018Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan deegaanada maamulkaas\u2019 ee sida tooska ah mushaarka uga qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qarjab ayaa sheegay in ciidamadaasi aanay ka amar qaadan Puntland, isla markaana aysan qayb ka ahayn nidaamkooda, balse ay yihiin ciidan guur guura oo meelo kale laga xakumo, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cCiidan aan dowladda ka amar qaadan oo hadba meel aadaayo oo meel kale laga maamulo system dowlina maaha, adduunka wax ku dhaqmaana ma jiro\u201d. ayuu yiri La-taliyaha madaxweynaha maamulka Puntland ee arrimaha amniga.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu xusay in tirada ciidamadan ay gaareyso illaa 1,376 askari, isla markaana ay mushaar siiso dowladda dhexe, ujeedkeedana uu yahay in ay ku carqaladeyso amniga guud ee maamulka Puntland.<\/p>\n<p>\u201c1,376 qof-baa Puntland ku nool Dowladda Federaalka ayaa mushaar siisa, uguna talagashay Puntland inay ku carqaladeyso jiritaankeeda iyo amnigeeda\u201d ayuu sii raaciyay La-taliye Cabdi Xersi Cali (Qarjab).<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa imaanaya, iyada oo dhawaan Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ay sheegtay in cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo uu hoggaaminayo Janaraal Jimcaale Jaamac Takar ay ka qayb-qaateen sugidda amniga madaxdii isugu tegtay magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Ciidamadan oo muddooyinkii ugu dambeeyay deggenaa duleedka magaalada Garoowe ayaa markii dambe gudaha u galay Laascaanood, iyaga oo wata gaadiid dagaal, kadibna waxay ku laabteen xeradooda milatari ee Garoowe.<\/p>\n<p>Puntland ayaa si weyn uga oo horjeedo maamulka dariska la\u2019ah ee Waqooyi Bari, waxayna kula jirtaa xifaaltan soo bilowdy markii ay Dowladda Federaalka aqoonsi buuxa siisay maamulka fadhigiisu yahay magaalada Laascaanood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>La-taliyaha madaxweynaha maamulka Puntland ee arrimaha amniga, Mudane Cabdi Xersi Cali (Qarjab) ayaa shaaciyay tirada \u2018Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan deegaanada maamulkaas\u2019 ee sida tooska ah mushaarka uga qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya. Qarjab ayaa sheegay in ciidamadaasi aanay ka amar qaadan Puntland, isla markaana aysan qayb ka ahayn nidaamkooda, balse ay yihiin ciidan guur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189848,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1769335742,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189847","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Tirada ciidanka Xoogga ee ku sugan deegaanadeeda Puntland oo lashaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Tirada ciidanka Xoogga ee ku sugan deegaanadeeda Puntland oo lashaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"La-taliyaha madaxweynaha maamulka Puntland ee arrimaha amniga, Mudane Cabdi Xersi Cali (Qarjab) ayaa shaaciyay tirada \u2018Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan deegaanada maamulkaas\u2019 ee sida tooska ah mushaarka uga qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya. Qarjab ayaa sheegay in ciidamadaasi aanay ka amar qaadan Puntland, isla markaana aysan qayb ka ahayn nidaamkooda, balse ay yihiin ciidan guur [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-25T10:08:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/cii.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"492\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/\",\"name\":\"Tirada ciidanka Xoogga ee ku sugan deegaanadeeda Puntland oo lashaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/cii.jpg\",\"datePublished\":\"2026-01-25T10:08:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/cii.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/cii.jpg\",\"width\":750,\"height\":492},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Tirada ciidanka Xoogga ee ku sugan deegaanadeeda Puntland oo lashaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Tirada ciidanka Xoogga ee ku sugan deegaanadeeda Puntland oo lashaaciyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Tirada ciidanka Xoogga ee ku sugan deegaanadeeda Puntland oo lashaaciyay - Wardoon","og_description":"La-taliyaha madaxweynaha maamulka Puntland ee arrimaha amniga, Mudane Cabdi Xersi Cali (Qarjab) ayaa shaaciyay tirada \u2018Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan deegaanada maamulkaas\u2019 ee sida tooska ah mushaarka uga qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya. Qarjab ayaa sheegay in ciidamadaasi aanay ka amar qaadan Puntland, isla markaana aysan qayb ka ahayn nidaamkooda, balse ay yihiin ciidan guur [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-25T10:08:40+00:00","og_image":[{"width":750,"height":492,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/cii.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/","name":"Tirada ciidanka Xoogga ee ku sugan deegaanadeeda Puntland oo lashaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/cii.jpg","datePublished":"2026-01-25T10:08:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/cii.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/cii.jpg","width":750,"height":492},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-ciidanka-xoogga-ee-ku-sugan-deegaanadeeda-puntland-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Tirada ciidanka Xoogga ee ku sugan deegaanadeeda Puntland oo lashaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189847"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189847"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189849,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189847\/revisions\/189849"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189848"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}