{"id":189888,"date":"2026-01-27T13:10:59","date_gmt":"2026-01-27T10:10:59","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189888"},"modified":"2026-01-27T13:10:59","modified_gmt":"2026-01-27T10:10:59","slug":"trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/","title":{"rendered":"Trump oo shaaciyey inuu baaritaan ku hayso $44 milyan ee Ilhaan Cumar"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-189891\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/images-9.jpg\" alt=\"\" width=\"563\" height=\"315\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii shaaca ka qaaday in Waaxda Caddaaladda (DOJ) ay waddo baaritaan ka dhan ah xildhibaanad Ilhaan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minnesota.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Trump ayaa warkan ku faafiyay bartiisa Truth Social, isagoo qoray: \u201cWaaxda Caddaaladda (DOJ) iyo Congress-ku waxay baarayaan \u2018Xildhibaanad\u2019 Ilhaan Cumar, oo Soomaaliya ka timid iyadoo waxba haysan (eber ah), haddana la sheegayo inay haysato hanti ka badan 44 milyan oo dollar. Waqtiga ayaa wax walba sheegi doona.\u201d<\/p>\n<p>Kani waa weerarkii ugu dambeeyay ee madaxweynuhu ku qaado Ilhaan, waana tusaalihii ugu cusbaa ee muujinaya madaxweynaha oo beegsanaya dadka ay siyaasadda isku hayaan, isagoo adeegsanaya awoodda baaritaan ee dowladda.<\/p>\n<p>Trump ayaa horey u sheegay in Ilhaan xabsiga la dhigo ama loo masaafuriyo Soomaaliya oo ah halkii ay ku dhalatay, in kastoo Ilhaan ay muwaadin Mareykan ah ahayd tan iyo sannadkii 2000.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale Ilhaan la xiriiriyay baaritaanno ku saabsan musuq-maasuq dhanka adeegyada dowladda ah ee gobolka Minnesota, isagoo ku eedeeyay inay tahay \u201cmid ka mid ah tuugada badan ee wax is-daba-mariya,\u201d inkastoo aysan jirin caddeyn rasmi ah oo ku xireysa kiisaskaas.<\/p>\n<p>Xiisadda u dhaxaysa labadooda ayaa sii kordhay xilli saraakiisha socdaalku ay sii wadaan roondada iyo howlgallada ay ka sameynayaan magaalada Minneapolis, oo ah deegaanka ay Ilhaan wakiilka ka tahay.<\/p>\n<p>Ilhaan ayaa Isniintii u muuqatay mid aan dhibsan hadalka Trump. Qoraal ay soo dhigtay barta X (Twitter), ayay Ilhaan ku sheegtay in Trump uu isku dayayo inuu dadka \u201ckaga jeediyo fashilkiisa.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaan ka xumahay, Trump, taageeradaadii way sii dumeysaa waanad argagaxsan tahay,\u201d ayay qortay. \u201cSi sax ah, waxaad guuldarrooyinkaaga ku qarinaysaa beenta iyo aragtiyada shirqoolka ah ee aad aniga iga faafinayso. Baaritaanno socday sannado badan waxba lagama helin. Dableydaada kala bax Minnesota.\u201d<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay xafiiska Ilhaan ayaa sheegay in aysan wax ogeysiis ah ka helin Waaxda Caddaaladda oo ku saabsan baaritaan cusub.<\/p>\n<p>Hantida Ilhan ayaa si weyn kor ugu kacday sannadkii la soo dhaafay, waxaana Guddoomiyaha Guddiga Kormeerka ee Aqalka Wakiilada, James Comer (R-Ky.), uu dhawaan u sheegay wargeyska New York Post inuu qorsheynayo inuu bilaabo baaritaan ku saabsan waxa sababay kororka degdegga ah ee hantideeda.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay macluumaad maaliyadeed oo la diiwaangeliyay sannadkii hore, kororka hantida Ilhaan ayaa asal ahaan ka yimid dhanka seygeeda\u2014mana ahan lacag ka soo gashay shaqada dowladda. Waxay shaacisay in seygeedu uu saamiyo ku leeyahay shirkad maalgashi (venture capital) iyo mid khamriga sameysa (winery), kuwaas oo qiimahoodu u dhexeeyo $6 milyan ilaa $30 milyan.<\/p>\n<p>Dhaqan ahaan, ilaha dhaqaalaha iyo hantida xubnaha Congress-ka iyo xaasaskooda ayaa lagu shaaciyaa qiyaas ballaaran (ranges), ee ma ahan tiro lacageed oo go\u2019an. Ilhaan ayaa horey u beenisay eedeymaha ku saabsan wax isdabamarin, waxayna sheegtay in Trump uu qabo \u201cwaali naxdin leh\u201d oo ku saabsan iyada.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Trump ayaa isla Isniintii ku dhawaaqay inuu Tom Homan, oo ah madaxa arrimaha xuduudaha, u dirayo magaalada Minneapolis. Dadka deegaanka ayaa bishan buux dhaafiyay waddooyinka magaaladaas, iyagoo ka mudaaharaadaya toogashada Renee Good, oo uu dilay sarkaal ka tirsan Waaxda Socdaalka iyo Kastamka (ICE) Jan. 7, iyo Alex Pretti, oo uu dilay askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Xuduudaha Sabtidii.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii shaaca ka qaaday in Waaxda Caddaaladda (DOJ) ay waddo baaritaan ka dhan ah xildhibaanad Ilhaan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minnesota. &nbsp; Trump ayaa warkan ku faafiyay bartiisa Truth Social, isagoo qoray: \u201cWaaxda Caddaaladda (DOJ) iyo Congress-ku waxay baarayaan \u2018Xildhibaanad\u2019 Ilhaan Cumar, oo Soomaaliya ka timid iyadoo waxba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189893,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1769508660,"status":"queued"}],"rop_publish_now_status":"queued","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189888","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Trump oo shaaciyey inuu baaritaan ku hayso $44 milyan ee Ilhaan Cumar - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Trump oo shaaciyey inuu baaritaan ku hayso $44 milyan ee Ilhaan Cumar - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii shaaca ka qaaday in Waaxda Caddaaladda (DOJ) ay waddo baaritaan ka dhan ah xildhibaanad Ilhaan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minnesota. &nbsp; Trump ayaa warkan ku faafiyay bartiisa Truth Social, isagoo qoray: \u201cWaaxda Caddaaladda (DOJ) iyo Congress-ku waxay baarayaan \u2018Xildhibaanad\u2019 Ilhaan Cumar, oo Soomaaliya ka timid iyadoo waxba [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-27T10:10:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-27-101039.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"565\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"312\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/\",\"name\":\"Trump oo shaaciyey inuu baaritaan ku hayso $44 milyan ee Ilhaan Cumar - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-27-101039.png\",\"datePublished\":\"2026-01-27T10:10:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-27-101039.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-27-101039.png\",\"width\":565,\"height\":312},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Trump oo shaaciyey inuu baaritaan ku hayso $44 milyan ee Ilhaan Cumar\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Trump oo shaaciyey inuu baaritaan ku hayso $44 milyan ee Ilhaan Cumar - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Trump oo shaaciyey inuu baaritaan ku hayso $44 milyan ee Ilhaan Cumar - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii shaaca ka qaaday in Waaxda Caddaaladda (DOJ) ay waddo baaritaan ka dhan ah xildhibaanad Ilhaan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minnesota. &nbsp; Trump ayaa warkan ku faafiyay bartiisa Truth Social, isagoo qoray: \u201cWaaxda Caddaaladda (DOJ) iyo Congress-ku waxay baarayaan \u2018Xildhibaanad\u2019 Ilhaan Cumar, oo Soomaaliya ka timid iyadoo waxba [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-27T10:10:59+00:00","og_image":[{"width":565,"height":312,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-27-101039.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/","name":"Trump oo shaaciyey inuu baaritaan ku hayso $44 milyan ee Ilhaan Cumar - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-27-101039.png","datePublished":"2026-01-27T10:10:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-27-101039.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-27-101039.png","width":565,"height":312},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-shaaciyey-inuu-baaritaan-ku-hayso-44-milyan-ee-ilhaan-cumar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Trump oo shaaciyey inuu baaritaan ku hayso $44 milyan ee Ilhaan Cumar"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189888"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189888"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189888\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189892,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189888\/revisions\/189892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189893"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189888"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189888"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189888"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}