{"id":189956,"date":"2026-01-29T16:18:04","date_gmt":"2026-01-29T13:18:04","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189956"},"modified":"2026-01-29T16:18:04","modified_gmt":"2026-01-29T13:18:04","slug":"xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Xildhibaano laga mamnuucay inay fadhiyada baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189957\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/622801990_26158959883709226_2666235342880291647_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1536\" height=\"2048\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/622801990_26158959883709226_2666235342880291647_n.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/622801990_26158959883709226_2666235342880291647_n-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/622801990_26158959883709226_2666235342880291647_n-768x1024.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/622801990_26158959883709226_2666235342880291647_n-1152x1536.jpg 1152w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/622801990_26158959883709226_2666235342880291647_n-696x928.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/622801990_26158959883709226_2666235342880291647_n-1068x1424.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/622801990_26158959883709226_2666235342880291647_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 1536px) 100vw, 1536px\" \/><\/p>\n<p>Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee labada Aqal, oo kaashanaya Guddiga Anshaxa, ayaa go\u2019aan wadajir ah ka gaaray in hay\u2019adaha ammaanka lagu wareejiyo liiska magacyada xildhibaano lagu eedeeyay inay carqaladeeyeen shaqada Golaha Shacabka, kaddib dhacdo shalay ka dhacday xarunta Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Sida ay xaqiijiyeen xubno si dhow ugu dhow Guddoonka Baarlamaanka iyo Guddiga Anshaxa, xildhibaanada ku jira liiskaas ayaa si rasmi ah looga mamnuucay gelitaanka rugaha Ciidanka, fadhiyada jidadka, iyo albaabada laga galo Xarunta Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa lagu sheegay mid looga gol leeyahay in lagu xakameeyo fowdo, lana ilaaliyo amniga iyo nidaamka shaqo ee Baarlamaanka, kaddib markii ay soo baxeen eedeymo la xiriira isku day carqaladeyn oo lagula kacay fadhigii Golaha Shacabka, kaas oo la sheegay in Villa Soomaaliya looga adkaaday.<\/p>\n<p>Ilo-wareedyo ayaa tilmaamaya in tallaabadan ay tahay mid ku meel gaar ah, balse ay ku xiran tahay natiijada baaritaan ay wadaan Guddiga Anshaxa iyo hay\u2019adaha ammaanka ee dalka.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa imaaneysa xilli Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu wajahayo khilaafyo siyaasadeed oo sii xoogeysanaya, kuwaas oo saameyn ku yeeshay habsami u socodka shaqada golaha.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F25623874213945317%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee labada Aqal, oo kaashanaya Guddiga Anshaxa, ayaa go\u2019aan wadajir ah ka gaaray in hay\u2019adaha ammaanka lagu wareejiyo liiska magacyada xildhibaano lagu eedeeyay inay carqaladeeyeen shaqada Golaha Shacabka, kaddib dhacdo shalay ka dhacday xarunta Baarlamaanka. Sida ay xaqiijiyeen xubno si dhow ugu dhow Guddoonka Baarlamaanka iyo Guddiga Anshaxa, xildhibaanada ku jira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151924,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1769692709,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189956","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaano laga mamnuucay inay fadhiyada baarlamaanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaano laga mamnuucay inay fadhiyada baarlamaanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee labada Aqal, oo kaashanaya Guddiga Anshaxa, ayaa go\u2019aan wadajir ah ka gaaray in hay\u2019adaha ammaanka lagu wareejiyo liiska magacyada xildhibaano lagu eedeeyay inay carqaladeeyeen shaqada Golaha Shacabka, kaddib dhacdo shalay ka dhacday xarunta Baarlamaanka. Sida ay xaqiijiyeen xubno si dhow ugu dhow Guddoonka Baarlamaanka iyo Guddiga Anshaxa, xildhibaanada ku jira [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-29T13:18:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/BREAKING-NEWS-1.gif\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"445\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/\",\"name\":\"Xildhibaano laga mamnuucay inay fadhiyada baarlamaanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/BREAKING-NEWS-1.gif\",\"datePublished\":\"2026-01-29T13:18:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/BREAKING-NEWS-1.gif\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/BREAKING-NEWS-1.gif\",\"width\":800,\"height\":445},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaano laga mamnuucay inay fadhiyada baarlamaanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaano laga mamnuucay inay fadhiyada baarlamaanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaano laga mamnuucay inay fadhiyada baarlamaanka - Wardoon","og_description":"Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee labada Aqal, oo kaashanaya Guddiga Anshaxa, ayaa go\u2019aan wadajir ah ka gaaray in hay\u2019adaha ammaanka lagu wareejiyo liiska magacyada xildhibaano lagu eedeeyay inay carqaladeeyeen shaqada Golaha Shacabka, kaddib dhacdo shalay ka dhacday xarunta Baarlamaanka. Sida ay xaqiijiyeen xubno si dhow ugu dhow Guddoonka Baarlamaanka iyo Guddiga Anshaxa, xildhibaanada ku jira [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-29T13:18:04+00:00","og_image":[{"width":800,"height":445,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/BREAKING-NEWS-1.gif","type":"image\/gif"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/","name":"Xildhibaano laga mamnuucay inay fadhiyada baarlamaanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/BREAKING-NEWS-1.gif","datePublished":"2026-01-29T13:18:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/BREAKING-NEWS-1.gif","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/BREAKING-NEWS-1.gif","width":800,"height":445},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-laga-mamnuucay-inay-fadhiyada-baarlamaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaano laga mamnuucay inay fadhiyada baarlamaanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189956"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189956"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189956\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189959,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189956\/revisions\/189959"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151924"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189956"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189956"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189956"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}