{"id":189982,"date":"2026-02-01T13:04:42","date_gmt":"2026-02-01T10:04:42","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189982"},"modified":"2026-02-01T13:04:42","modified_gmt":"2026-02-01T10:04:42","slug":"dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/","title":{"rendered":"Dowladda Faderaalka ah oo hawada ka celisay diyaarado ciidamo siday."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189983\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626720202_10163853040697748_1142446791657223471_n.jpg\" alt=\"\" width=\"526\" height=\"701\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626720202_10163853040697748_1142446791657223471_n.jpg 526w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626720202_10163853040697748_1142446791657223471_n-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626720202_10163853040697748_1142446791657223471_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 526px) 100vw, 526px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow hawada Muqdisho dib uga celisay diyaarado siday ciidamo hubeysan oo ay iska soo hormariyeen madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Puntland, kuwaas oo saaka kasoo ambabaxay Kismaayo iyo Garoowe.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Hay\u2019adda Duulista Hawada ayaa la siiyay amar toos ah oo ku aaddan in aysan jiri karin diyaarado dambe oo sida ciidamo oo kasoo duuli kara labada magaalo, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa sidoo kale sabab looga dhigay in dhinacyadan ay ku xadgud-been habraacyadii amni ee ay horay ugu heshiiyeen gudiyadda farsamada ee labada dhinac, kuwaas oo taabanayay amniga qaranka.<\/p>\n<p>Caasimada Online ayaa ogaatay in labada maamul loo ogolaaday midkiiba 40-illaa 50 askari oo ay ku jiraan kuwa dharcad ah, kuwaas oo sugaya amniga madaxooda, balse la jabiyay qodobkaasi, kadib markii ciidamo dheeri ah ay soo direen labada dhinac, taas oo soo dadajisay go\u2019aanka dowladda dhexe.<\/p>\n<p>Dhanka kale, waxaa haatan Muqdisho ka socda shir deg-deg ah oo u dhexeeyo guddiyada farsamo ee labada dhinac, kuwaas ka arinsanaya talaabada ay tahay in la qaado, maadaama go\u2019aankan uu saameyn karo geeddi socodka wada-hadallada.<\/p>\n<p>Ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay dhinaca Jubbaland iyo Puntland oo ku aadan go\u2019aanka kasoo baxay dowladda ee \u2018dib loogu celiyay ciidamadooda\u2019.<\/p>\n<p>Arrimahan ayaa kusoo aadayo, iyada oo horay oggaamiyeyaasha Jubbaland iyo Puntland ay uga ka gaabsadeen inay tagaan Villa Somalia, iyaga oo doortay in shirku ka dhaco goob ka baxsan madaxtooyada oo la\u2019isku haleyn karo.<\/p>\n<p>Si kastaba, berri oo Isniin ah ayaa loo qorsheeyay in wada-hadalladu ay bilowdaan, kuwaas oo diiradda lagu saari doono arrimaha doorashooyinka, dastuurka, midnimada, dagaallada ka dhanka ah argagixisada iyo abaaraha.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1424956432513962%2F&amp;show_text=false&amp;width=357&amp;t=0\" width=\"357\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F684818017958407%2F&amp;show_text=false&amp;width=357&amp;t=0\" width=\"357\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189972\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749594765-696x437-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"437\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749594765-696x437-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749594765-696x437-1-300x188.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749594765-696x437-1-669x420.jpg 669w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189966\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749562722-696x464-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749562722-696x464-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749562722-696x464-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749562722-696x464-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189967\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749565819-696x464-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749565819-696x464-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749565819-696x464-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749565819-696x464-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189968\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749569218-696x464-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749569218-696x464-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749569218-696x464-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749569218-696x464-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189969\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749572926-696x464-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749572926-696x464-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749572926-696x464-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/FB_IMG_1769749572926-696x464-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow hawada Muqdisho dib uga celisay diyaarado siday ciidamo hubeysan oo ay iska soo hormariyeen madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Puntland, kuwaas oo saaka kasoo ambabaxay Kismaayo iyo Garoowe. &nbsp; Mas\u2019uuliyiinta Hay\u2019adda Duulista Hawada ayaa la siiyay amar toos ah oo ku aaddan in aysan jiri karin diyaarado dambe oo sida ciidamo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189983,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1769940307,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189982","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda Faderaalka ah oo hawada ka celisay diyaarado ciidamo siday. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda Faderaalka ah oo hawada ka celisay diyaarado ciidamo siday. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow hawada Muqdisho dib uga celisay diyaarado siday ciidamo hubeysan oo ay iska soo hormariyeen madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Puntland, kuwaas oo saaka kasoo ambabaxay Kismaayo iyo Garoowe. &nbsp; Mas\u2019uuliyiinta Hay\u2019adda Duulista Hawada ayaa la siiyay amar toos ah oo ku aaddan in aysan jiri karin diyaarado dambe oo sida ciidamo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-01T10:04:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626720202_10163853040697748_1142446791657223471_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"526\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"701\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/\",\"name\":\"Dowladda Faderaalka ah oo hawada ka celisay diyaarado ciidamo siday. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626720202_10163853040697748_1142446791657223471_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-02-01T10:04:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626720202_10163853040697748_1142446791657223471_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626720202_10163853040697748_1142446791657223471_n.jpg\",\"width\":526,\"height\":701},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda Faderaalka ah oo hawada ka celisay diyaarado ciidamo siday.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda Faderaalka ah oo hawada ka celisay diyaarado ciidamo siday. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda Faderaalka ah oo hawada ka celisay diyaarado ciidamo siday. - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow hawada Muqdisho dib uga celisay diyaarado siday ciidamo hubeysan oo ay iska soo hormariyeen madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Puntland, kuwaas oo saaka kasoo ambabaxay Kismaayo iyo Garoowe. &nbsp; Mas\u2019uuliyiinta Hay\u2019adda Duulista Hawada ayaa la siiyay amar toos ah oo ku aaddan in aysan jiri karin diyaarado dambe oo sida ciidamo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-02-01T10:04:42+00:00","og_image":[{"width":526,"height":701,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626720202_10163853040697748_1142446791657223471_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/","name":"Dowladda Faderaalka ah oo hawada ka celisay diyaarado ciidamo siday. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626720202_10163853040697748_1142446791657223471_n.jpg","datePublished":"2026-02-01T10:04:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626720202_10163853040697748_1142446791657223471_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626720202_10163853040697748_1142446791657223471_n.jpg","width":526,"height":701},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-faderaalka-ah-oo-hawada-ka-celisay-diyaarado-ciidamo-siday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda Faderaalka ah oo hawada ka celisay diyaarado ciidamo siday."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189982"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189982"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189982\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189984,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189982\/revisions\/189984"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189983"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189982"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189982"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189982"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}