{"id":189996,"date":"2026-02-02T12:24:00","date_gmt":"2026-02-02T09:24:00","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189996"},"modified":"2026-02-02T12:24:00","modified_gmt":"2026-02-02T09:24:00","slug":"xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/","title":{"rendered":"Xildhibaan ku dhaawacmay xarunta Baarlamaanka + Video"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189997\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626833840_122190524768497157_4432660330031109009_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626833840_122190524768497157_4432660330031109009_n.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626833840_122190524768497157_4432660330031109009_n-300x225.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626833840_122190524768497157_4432660330031109009_n-560x420.webp 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626833840_122190524768497157_4432660330031109009_n-80x60.webp 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626833840_122190524768497157_4432660330031109009_n-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Maanta waxaa xarunta Villa Hargeysa ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka taagan khalalaase iyo buuq xooggan, xilli lagu waday in lagu qabto fadhi lagu falanqeynayo wax ka beddelka Dastuurka.<\/p>\n<p>Xildhibaano ka soo horjeeda wax ka beddelka dastuurka ayaa saaka si buuxda u galay aqalka Baarlamaanka, inkastoo 18 xildhibaan oo shalay ganaax lagu soo rogay ay qaar maanta joogaan, halka kuwa kale ay ka maqan yihiin. Arrintani waxay sii hurisay xiisadda iyo khilaafka ka dhex taagan Golaha.<\/p>\n<p>Kulanka Baarlamaanka ayaa ku bilaawday buuq, sawaxan iyo is-riix-riix, iyadoo ciidamo boolis ah lagu arkay gudaha xarunta si ay u sugaan amniga. Xildhibaano iyo askar ayaa isku hor istaagay qabsoomidda kulanka, taasoo keentay in fadhigii uusan si caadi ah u furmin.<\/p>\n<p>Waxaa la soo sheegay in ciidanka booliska ay gacan qaad ku sameeyeen qaar ka mid ah xildhibaanada, arrintan oo dhalisay caro iyo cabasho. Xildhibaan Cadar Xareed ayaa warbaahinta u sheegtay in dhaawac loo geystay, taasoo sii xoojisay walaaca amni ee ka taagan xarunta.<\/p>\n<p>Gudaha Villa Hargeysa waxaa ka taagan buuq, is-maandhaaf iyo muran xooggan, iyadoo ciidamo badan oo boolis ah isku dayayaan inay xakameeyaan xaaladda, hase yeeshee ilaa hadda ma aysan guuleysan.<\/p>\n<p>Xaaladda Baarlamaanka ayaa weli kacsan, waxaana laga cabsi qabaa in ay ka dhalato fowdo cusub haddii aan si degdeg ah loo helin xal siyaasadeed oo lagu qaboojiyo khilaafka. Waxaa si weyn loo sugayaa go\u2019aannada ka soo baxa hoggaanka Baarlamaanka iyo sida ay u maareyn doonaan xaaladdan cakiran.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F885072791178407%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1527665278305274%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta waxaa xarunta Villa Hargeysa ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka taagan khalalaase iyo buuq xooggan, xilli lagu waday in lagu qabto fadhi lagu falanqeynayo wax ka beddelka Dastuurka. Xildhibaano ka soo horjeeda wax ka beddelka dastuurka ayaa saaka si buuxda u galay aqalka Baarlamaanka, inkastoo 18 xildhibaan oo shalay ganaax lagu soo rogay ay qaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189997,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1770024263,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189996","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan ku dhaawacmay xarunta Baarlamaanka + Video - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan ku dhaawacmay xarunta Baarlamaanka + Video - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maanta waxaa xarunta Villa Hargeysa ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka taagan khalalaase iyo buuq xooggan, xilli lagu waday in lagu qabto fadhi lagu falanqeynayo wax ka beddelka Dastuurka. Xildhibaano ka soo horjeeda wax ka beddelka dastuurka ayaa saaka si buuxda u galay aqalka Baarlamaanka, inkastoo 18 xildhibaan oo shalay ganaax lagu soo rogay ay qaar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-02T09:24:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626833840_122190524768497157_4432660330031109009_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"522\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/\",\"name\":\"Xildhibaan ku dhaawacmay xarunta Baarlamaanka + Video - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626833840_122190524768497157_4432660330031109009_n.webp\",\"datePublished\":\"2026-02-02T09:24:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626833840_122190524768497157_4432660330031109009_n.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626833840_122190524768497157_4432660330031109009_n.webp\",\"width\":696,\"height\":522},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan ku dhaawacmay xarunta Baarlamaanka + Video\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan ku dhaawacmay xarunta Baarlamaanka + Video - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan ku dhaawacmay xarunta Baarlamaanka + Video - Wardoon","og_description":"Maanta waxaa xarunta Villa Hargeysa ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka taagan khalalaase iyo buuq xooggan, xilli lagu waday in lagu qabto fadhi lagu falanqeynayo wax ka beddelka Dastuurka. Xildhibaano ka soo horjeeda wax ka beddelka dastuurka ayaa saaka si buuxda u galay aqalka Baarlamaanka, inkastoo 18 xildhibaan oo shalay ganaax lagu soo rogay ay qaar [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-02-02T09:24:00+00:00","og_image":[{"width":696,"height":522,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626833840_122190524768497157_4432660330031109009_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/","name":"Xildhibaan ku dhaawacmay xarunta Baarlamaanka + Video - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626833840_122190524768497157_4432660330031109009_n.webp","datePublished":"2026-02-02T09:24:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626833840_122190524768497157_4432660330031109009_n.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/626833840_122190524768497157_4432660330031109009_n.webp","width":696,"height":522},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ku-dhaawacmay-xarunta-baarlamaanka-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan ku dhaawacmay xarunta Baarlamaanka + Video"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189996"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189996"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189996\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189998,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189996\/revisions\/189998"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189997"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}