{"id":190080,"date":"2026-02-07T12:37:56","date_gmt":"2026-02-07T09:37:56","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190080"},"modified":"2026-02-07T12:37:56","modified_gmt":"2026-02-07T09:37:56","slug":"buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Buuq kataagan  kulanka Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190081\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Hoolka-Shirarka-Golaha-Shacabka.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"559\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Hoolka-Shirarka-Golaha-Shacabka.jpeg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Hoolka-Shirarka-Golaha-Shacabka-300x155.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Hoolka-Shirarka-Golaha-Shacabka-1024x530.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Hoolka-Shirarka-Golaha-Shacabka-768x398.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Hoolka-Shirarka-Golaha-Shacabka-696x360.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Hoolka-Shirarka-Golaha-Shacabka-1068x553.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Hoolka-Shirarka-Golaha-Shacabka-811x420.jpeg 811w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>Buuq iyo sawaxan xooggan ayaa maanta ka taagan xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo wali uu hakad ku jiro qabsoomidda kulanka wadajirka ah ee labada aqal.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa sii cakirantay kadib markii ciidamo badan oo ka tirsan booliska lagu daadiyay xarunta Baarlamaanka iyo agagaarkeeda. Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir, Macallin Mahdi, iyo saraakiil kale ayaa lagu arkay gudaha xarunta.<\/p>\n<p>Xildhibaanada mucaaradka ah ayaa si cad uga hor yimid qabsoomidda kulanka, iyagoo diidan in maanta lagu galo wax ka beddelka dastuurka, maadaama aysan jirin heshiis siyaasadeed oo arrintaas lagu saleeyay, sida ay sheegeen.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in xildhibaanada mucaaradka ay wajahayaan xannibaad culus, kadib markii baabuurtooda hor istaageen ciidamo amni, kuwaas oo ku amray inay dib u laabtaan, isla markaana aan loo ogolaan in ay galaan xarunta Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, jidadka muhiimka ah ee caasimadda, gaar ahaan Isgoyska Dabka oo laga galo xarunta Baarlamaanka, ayaa lagu xiray gaadiid ciidan, iyadoo la celinayo xildhibaano loo arkay inay ka soo horjeedaan wax ka beddelka dastuurka.<\/p>\n<p>Gudaha xarunta, wararka ayaa tilmaamaya in qaar ka mid ah xildhibaanada loogu hanjabay in taleefannadooda gacanta xoog looga qaadi doono, si loo joojiyo baahinta tooska ah iyo duubista dhacdooyinka.<\/p>\n<p>Xildhibaan Sanyare ayaa si toos ah (live) uga baahiyay xaaladda gudaha Baarlamaanka, isagoo sheegay in aan laga qaadi karin taleefankiisa, isla markaana ku dooday inuu ka horreeyo askarta taagan, kuna adkeystay xaqa uu u leeyahay in uu xogta la wadaago bulshada.<\/p>\n<p>Dhanka kale, warbaahinta madaxa bannaan ayaa laga mamnuucay inay si buuxda uga howlgalaan gudaha xarunta Baarlamaanka, taasoo dhalisay su\u2019aalo la xiriira daahfurnaanta fadhiyada iyo xorriyadda warbaahinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Buuq iyo sawaxan xooggan ayaa maanta ka taagan xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo wali uu hakad ku jiro qabsoomidda kulanka wadajirka ah ee labada aqal. Xaaladda ayaa sii cakirantay kadib markii ciidamo badan oo ka tirsan booliska lagu daadiyay xarunta Baarlamaanka iyo agagaarkeeda. Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir, Macallin Mahdi, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190081,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1770457117,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190080","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Buuq kataagan kulanka Baarlamaanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Buuq kataagan kulanka Baarlamaanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Buuq iyo sawaxan xooggan ayaa maanta ka taagan xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo wali uu hakad ku jiro qabsoomidda kulanka wadajirka ah ee labada aqal. Xaaladda ayaa sii cakirantay kadib markii ciidamo badan oo ka tirsan booliska lagu daadiyay xarunta Baarlamaanka iyo agagaarkeeda. Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir, Macallin Mahdi, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-07T09:37:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Hoolka-Shirarka-Golaha-Shacabka.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"559\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/\",\"name\":\"Buuq kataagan kulanka Baarlamaanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Hoolka-Shirarka-Golaha-Shacabka.jpeg\",\"datePublished\":\"2026-02-07T09:37:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Hoolka-Shirarka-Golaha-Shacabka.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Hoolka-Shirarka-Golaha-Shacabka.jpeg\",\"width\":1080,\"height\":559},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Buuq kataagan kulanka Baarlamaanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Buuq kataagan kulanka Baarlamaanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Buuq kataagan kulanka Baarlamaanka - Wardoon","og_description":"Buuq iyo sawaxan xooggan ayaa maanta ka taagan xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo wali uu hakad ku jiro qabsoomidda kulanka wadajirka ah ee labada aqal. Xaaladda ayaa sii cakirantay kadib markii ciidamo badan oo ka tirsan booliska lagu daadiyay xarunta Baarlamaanka iyo agagaarkeeda. Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir, Macallin Mahdi, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-02-07T09:37:56+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":559,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Hoolka-Shirarka-Golaha-Shacabka.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/","name":"Buuq kataagan kulanka Baarlamaanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Hoolka-Shirarka-Golaha-Shacabka.jpeg","datePublished":"2026-02-07T09:37:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Hoolka-Shirarka-Golaha-Shacabka.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Hoolka-Shirarka-Golaha-Shacabka.jpeg","width":1080,"height":559},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/buuq-kataagan-kulanka-baarlamaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Buuq kataagan kulanka Baarlamaanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190080"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190080"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190082,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190080\/revisions\/190082"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190081"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}