{"id":190099,"date":"2026-02-08T20:40:14","date_gmt":"2026-02-08T17:40:14","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190099"},"modified":"2026-02-08T20:41:44","modified_gmt":"2026-02-08T17:41:44","slug":"c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"C\/raxmaan C\/shukuur iyo Sanyare oo laga mamnucay kulamada Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190102\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export.png\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"598\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export.png 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-300x166.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-1024x567.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-768x425.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-696x385.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-1068x591.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export-759x420.png 759w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS, Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa caawa soo saaray go\u2019aan rasmi ah oo xildhibaanno kale uga joojinayo kulamada baarlamaanka.<\/p>\n<p>Xildhibaannadan oo tiradoodu gaareyso 6 mudane ayaa laga joojiyay ka-qaybgalka 12 kulan oo ah fadhiyada wada-jirka ah ee labada gole, iyo fadhiyada kale Golaha Shacabka oo ka bilaabanaysa maalinta berri ah.<\/p>\n<p>Xildhibaanadan oo ay kamid yihiin Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayuu guddoonka sheegay inay ku lug lahaayeen qalalaasihii ka dhacay fadhigii wadajirka ahaa ee labada Aqal ay yeesheen Sabtidii.<\/p>\n<p>\u201cIyadoo la tixgalinaayo xaaladaha amniga, iyo in aysan soo noqon fowdo iyo carqaladeyn kale ee ka dhaca Golaha, kuwaas oo si toos ah u halis gelinaya badqabka Xildhibaannada, shaqaalaha Golaha Shacabka, iyo hannaanka gudashada waajibaadka Golaha Shacabka waxaa kulamada laga joojiyay xildhibaannadan.\u201d<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa imanaya xilli maalinta berri ah ay Mudaneyaasha labada Aqal ee baarlamaanka u ballansan yihiin kulan ay kaga doodayaan wax ka beddelka dastuurka, kaas oo gadaal ka riixayso Villa Soomaaliya.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa uga sii dareysa xiisadda, iyadoo Guddoonka baarlamaanka uu horey kulamada baarlamaanka uga joojiyay xildhibaanno badan, kuwaas oo kasoo horjeeda in lasii wado wax beddelka dastuurka.<\/p>\n<p>Wax ka beddelka dastuurka ayaa sidoo kale waxaa si adag u diiday xubnaha mucaaradka iyo hoggaamiyeyaasha Puntland iyo Jubaland oo dhawaan uu Madaxweynaha Soomaaliya wada-hadallo ugu yeeray Muqdisho, iyadoo sii socoshada qorshahan uga sii darayo xiisadda siyaasadeed ee dalka.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso magacyada Xildhibaannada laga joojiyay kulamada baarlamaanka:<\/strong><\/p>\n<p>Xil. Abdirahman Abdishakur Warsame<br \/>\nXil. Abdiladif Muse Nur (Sanyare)<br \/>\nXil. Abdikadir Hussein Abdi (Uurdoox)<br \/>\nXil. Said Dahir Ismail<br \/>\nXil. Ahmed Abdi Koshin<br \/>\nXil. Abdishakur Ali Mire<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-190101\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/628852879_1230662659244367_6705621186977911001_n.jpg\" alt=\"\" width=\"906\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/628852879_1230662659244367_6705621186977911001_n.jpg 906w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/628852879_1230662659244367_6705621186977911001_n-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/628852879_1230662659244367_6705621186977911001_n-725x1024.jpg 725w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/628852879_1230662659244367_6705621186977911001_n-768x1085.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/628852879_1230662659244367_6705621186977911001_n-696x983.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/628852879_1230662659244367_6705621186977911001_n-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 906px) 100vw, 906px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190100\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/628241879_1230624849248148_4211944657284762005_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"966\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/628241879_1230624849248148_4211944657284762005_n.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/628241879_1230624849248148_4211944657284762005_n-216x300.webp 216w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/628241879_1230624849248148_4211944657284762005_n-303x420.webp 303w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS, Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa caawa soo saaray go\u2019aan rasmi ah oo xildhibaanno kale uga joojinayo kulamada baarlamaanka. Xildhibaannadan oo tiradoodu gaareyso 6 mudane ayaa laga joojiyay ka-qaybgalka 12 kulan oo ah fadhiyada wada-jirka ah ee labada gole, iyo fadhiyada kale Golaha Shacabka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190102,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1770572444,"status":"success"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1770572531,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190099","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>C\/raxmaan C\/shukuur iyo Sanyare oo laga mamnucay kulamada Baarlamaanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"C\/raxmaan C\/shukuur iyo Sanyare oo laga mamnucay kulamada Baarlamaanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS, Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa caawa soo saaray go\u2019aan rasmi ah oo xildhibaanno kale uga joojinayo kulamada baarlamaanka. Xildhibaannadan oo tiradoodu gaareyso 6 mudane ayaa laga joojiyay ka-qaybgalka 12 kulan oo ah fadhiyada wada-jirka ah ee labada gole, iyo fadhiyada kale Golaha Shacabka oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-08T17:40:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-02-08T17:41:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"598\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/\",\"name\":\"C\/raxmaan C\/shukuur iyo Sanyare oo laga mamnucay kulamada Baarlamaanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export.png\",\"datePublished\":\"2026-02-08T17:40:14+00:00\",\"dateModified\":\"2026-02-08T17:41:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export.png\",\"width\":1080,\"height\":598},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"C\/raxmaan C\/shukuur iyo Sanyare oo laga mamnucay kulamada Baarlamaanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"C\/raxmaan C\/shukuur iyo Sanyare oo laga mamnucay kulamada Baarlamaanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"C\/raxmaan C\/shukuur iyo Sanyare oo laga mamnucay kulamada Baarlamaanka - Wardoon","og_description":"Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS, Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa caawa soo saaray go\u2019aan rasmi ah oo xildhibaanno kale uga joojinayo kulamada baarlamaanka. Xildhibaannadan oo tiradoodu gaareyso 6 mudane ayaa laga joojiyay ka-qaybgalka 12 kulan oo ah fadhiyada wada-jirka ah ee labada gole, iyo fadhiyada kale Golaha Shacabka oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-02-08T17:40:14+00:00","article_modified_time":"2026-02-08T17:41:44+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":598,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/","name":"C\/raxmaan C\/shukuur iyo Sanyare oo laga mamnucay kulamada Baarlamaanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export.png","datePublished":"2026-02-08T17:40:14+00:00","dateModified":"2026-02-08T17:41:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/pixelcut-export.png","width":1080,"height":598},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shukuur-iyo-sanyare-ka-mid-yihiin-oo-laga-mamnucay-kulamada-baarlamaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"C\/raxmaan C\/shukuur iyo Sanyare oo laga mamnucay kulamada Baarlamaanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190099"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190099"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190104,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190099\/revisions\/190104"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190102"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}