{"id":190108,"date":"2026-02-10T12:27:06","date_gmt":"2026-02-10T09:27:06","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190108"},"modified":"2026-02-10T13:28:22","modified_gmt":"2026-02-10T10:28:22","slug":"maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/","title":{"rendered":"DAAWO: Maxkamada Ciidamada oo xukun Dil Toogasho ah fulisay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190109\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/ddd-696x498-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"498\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/ddd-696x498-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/ddd-696x498-1-300x215.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/ddd-696x498-1-587x420.jpg 587w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta fulisay xukun dil ah oo horay loogu riday laba xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo lagu helay inay ka dambeeyeen dilal qorsheysan oo ka dhacay caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah dadka xukunka lagu fuliyay ayaa lagu magacaabi jiray Farxaan Maxamuud Cabdinur Aadan, oo 22 jir ahaa. Maxkamaddu waxay ku heshay inuu mas\u2019uul ka ahaa dilka laba askari oo ka tirsanaa ciidamada ammaanka, kuwaas oo lagu dilay degmooyinka Ceelasha Biyaha iyo Garasbaaley bishii Febraayo 2024. Farxaan ayaa xukun dil ah lagu riday bishii May 2024 kadib markii maxkamaddu ku caddaatay dambiyada loo haystay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Cabdi Cabdulqaadir Maxamed ayaa isna lagu helay inuu dilay oday dhaqameed iyo askari ka tirsanaa booliiska, dilalkaas oo ka dhacay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho bishii Febraayo 2024. Maxkamadda Ciidamada ayaa bishii Juun 2024 ku riday xukun dil ah kadib markii lagu helay dambiyadaas.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegtay in maanta si rasmi ah loo fuliyay xukunnadii dilka ahaa, iyadoo xustay in dhammaan marxaladihii sharciga la raacay, islamarkaana xukunka uu noqday mid kama dambeys ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1235214905374089%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta fulisay xukun dil ah oo horay loogu riday laba xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo lagu helay inay ka dambeeyeen dilal qorsheysan oo ka dhacay caasimadda Muqdisho. Mid ka mid ah dadka xukunka lagu fuliyay ayaa lagu magacaabi jiray Farxaan Maxamuud Cabdinur Aadan, oo 22 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190109,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1770715670,"status":"success"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1770719335,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190108","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Maxkamada Ciidamada oo xukun Dil Toogasho ah fulisay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Maxkamada Ciidamada oo xukun Dil Toogasho ah fulisay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta fulisay xukun dil ah oo horay loogu riday laba xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo lagu helay inay ka dambeeyeen dilal qorsheysan oo ka dhacay caasimadda Muqdisho. Mid ka mid ah dadka xukunka lagu fuliyay ayaa lagu magacaabi jiray Farxaan Maxamuud Cabdinur Aadan, oo 22 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-10T09:27:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-02-10T10:28:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/ddd-696x498-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"498\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/\",\"name\":\"DAAWO: Maxkamada Ciidamada oo xukun Dil Toogasho ah fulisay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/ddd-696x498-1.jpg\",\"datePublished\":\"2026-02-10T09:27:06+00:00\",\"dateModified\":\"2026-02-10T10:28:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/ddd-696x498-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/ddd-696x498-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":498},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Maxkamada Ciidamada oo xukun Dil Toogasho ah fulisay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Maxkamada Ciidamada oo xukun Dil Toogasho ah fulisay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Maxkamada Ciidamada oo xukun Dil Toogasho ah fulisay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta fulisay xukun dil ah oo horay loogu riday laba xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo lagu helay inay ka dambeeyeen dilal qorsheysan oo ka dhacay caasimadda Muqdisho. Mid ka mid ah dadka xukunka lagu fuliyay ayaa lagu magacaabi jiray Farxaan Maxamuud Cabdinur Aadan, oo 22 [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-02-10T09:27:06+00:00","article_modified_time":"2026-02-10T10:28:22+00:00","og_image":[{"width":696,"height":498,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/ddd-696x498-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/","name":"DAAWO: Maxkamada Ciidamada oo xukun Dil Toogasho ah fulisay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/ddd-696x498-1.jpg","datePublished":"2026-02-10T09:27:06+00:00","dateModified":"2026-02-10T10:28:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/ddd-696x498-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/ddd-696x498-1.jpg","width":696,"height":498},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-fulisay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Maxkamada Ciidamada oo xukun Dil Toogasho ah fulisay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190108"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190108"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190108\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190112,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190108\/revisions\/190112"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190109"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190108"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190108"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190108"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}