{"id":190140,"date":"2026-02-11T18:49:51","date_gmt":"2026-02-11T15:49:51","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190140"},"modified":"2026-02-11T18:49:51","modified_gmt":"2026-02-11T15:49:51","slug":"masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/","title":{"rendered":"Masar oo Somalia u soo dirtay dayuurado dagaal"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190141\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1042-1024x637-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"637\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1042-1024x637-1.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1042-1024x637-1-300x187.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1042-1024x637-1-768x478.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1042-1024x637-1-696x433.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1042-1024x637-1-675x420.jpg 675w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1042-1024x637-1-356x220.jpg 356w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>Kadib Turkiga, dalka Masar ayaa sidoo kale u diraya Soomaaliya , qalab milatari oo la sheegay inay adeegsanayaan ciidanka Masar ee qeybta ka noqonaya howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya .<\/p>\n<p>Warbaahinta xiriirka la leh sirdoonka Masar ee al-Qahera news ayaa ku warrantay in madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu ka qeybgalay dhoolatus ay sameeyeen ciidanka Masar ay u dirayso Soomaaliya oo ku hubaysan intii uu booqashada ku joogay dalkaas maalmo ka hor.<\/p>\n<p>Mi-24 \u2013 Kuwani waa diyaaraddo qumaati u kaca oo dagaal oo si gaar ah loogu talagalay weerarka. Waxay qaadi karaan gantaallo iyo rasaas culus, waxaana loo adeegsadaa in lagu weeraro bartilmaameedyada dhulka, isla markaana lagu taageero ciidamada dhulka jooga.<\/p>\n<p>Mi-17 \u2013 waa diyaaraddo kale oo qumaati u kacaanka oo xamuul iyo ciidamo qaada. Waxaa loo isticmaalaa in lagu daabulo askarta, qalabka, ama lagu sameeyo daad-gureyn degdeg ah. Mararka qaar waxaa lagu rakibi karaa hub difaac ah.<\/p>\n<p>AT-802 \u2013 Waa diyaarado fudud oo loo adeegsado weerarro kooban iyo kormeer hawada ah. Waxay awood u leeyihiin inay dusha ka ilaaliyaan goobaha hawlgalku ka socdo, isla markaana bixiyaan xog iyo taageero marka loo baahdo.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa la sheegay in ciidanka Masar ay u soo dirayso Soomaaliya ay ku hubeysanyihiin diyaaradaha aan duuliyaha lahayn , kuwaas oo loo isticmaalo kormeer, ururinta xogta, iyo mararka qaar weerarro bartilmaameed ah iyo gantaallo culus oo burburin kara difaaca la dhiso dhulka hoose, nidaamyo ka hortagga weerarrada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo ay hadda billaabeen inay adeegsadaan AS iyo hub kale oo weerar.<\/p>\n<p>Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Carabta ee Masar ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u dirtay afar (4) diyaaradood oo nuuca dagaalka ah, kuwaas oo loogu talagalay in ay ka qeyb qaataan howlgallada militari ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in tallaabadan ay qeyb ka tahay iskaashi amni iyo mid difaac oo sii xoogeysanaya, kaas oo u dhexeeya Qaahira iyo Muqdisho, si loo xoojiyo la-dagaallanka waxa ay ku tilmaameen \u201ckhawaarijta Al-Shabaab\u201d oo muddo dheer dhibaato amni ku haysay Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190142\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/mi-17_1.webp\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1066\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/mi-17_1.webp 1600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/mi-17_1-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/mi-17_1-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/mi-17_1-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/mi-17_1-1536x1023.webp 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/mi-17_1-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/mi-17_1-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/mi-17_1-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib Turkiga, dalka Masar ayaa sidoo kale u diraya Soomaaliya , qalab milatari oo la sheegay inay adeegsanayaan ciidanka Masar ee qeybta ka noqonaya howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya . Warbaahinta xiriirka la leh sirdoonka Masar ee al-Qahera news ayaa ku warrantay in madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu ka qeybgalay dhoolatus ay sameeyeen ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190141,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1770825025,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190140","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Masar oo Somalia u soo dirtay dayuurado dagaal - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Masar oo Somalia u soo dirtay dayuurado dagaal - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kadib Turkiga, dalka Masar ayaa sidoo kale u diraya Soomaaliya , qalab milatari oo la sheegay inay adeegsanayaan ciidanka Masar ee qeybta ka noqonaya howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya . Warbaahinta xiriirka la leh sirdoonka Masar ee al-Qahera news ayaa ku warrantay in madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu ka qeybgalay dhoolatus ay sameeyeen ciidanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-11T15:49:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1042-1024x637-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"637\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/\",\"name\":\"Masar oo Somalia u soo dirtay dayuurado dagaal - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1042-1024x637-1.jpg\",\"datePublished\":\"2026-02-11T15:49:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1042-1024x637-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1042-1024x637-1.jpg\",\"width\":1024,\"height\":637},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Masar oo Somalia u soo dirtay dayuurado dagaal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Masar oo Somalia u soo dirtay dayuurado dagaal - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Masar oo Somalia u soo dirtay dayuurado dagaal - Wardoon","og_description":"Kadib Turkiga, dalka Masar ayaa sidoo kale u diraya Soomaaliya , qalab milatari oo la sheegay inay adeegsanayaan ciidanka Masar ee qeybta ka noqonaya howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya . Warbaahinta xiriirka la leh sirdoonka Masar ee al-Qahera news ayaa ku warrantay in madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu ka qeybgalay dhoolatus ay sameeyeen ciidanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-02-11T15:49:51+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":637,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1042-1024x637-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/","name":"Masar oo Somalia u soo dirtay dayuurado dagaal - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1042-1024x637-1.jpg","datePublished":"2026-02-11T15:49:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1042-1024x637-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1042-1024x637-1.jpg","width":1024,"height":637},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-somalia-u-soo-dirtay-dayuurado-dagaal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Masar oo Somalia u soo dirtay dayuurado dagaal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190140"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190140"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190143,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190140\/revisions\/190143"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190141"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}