{"id":190161,"date":"2026-02-12T16:22:27","date_gmt":"2026-02-12T13:22:27","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190161"},"modified":"2026-02-12T16:22:27","modified_gmt":"2026-02-12T13:22:27","slug":"oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/","title":{"rendered":"Oday Suuriyaan ah oo si xun loogu dhibaateeyay Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190162\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633242745_122161299086834909_9023341065207278609_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"475\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633242745_122161299086834909_9023341065207278609_n.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633242745_122161299086834909_9023341065207278609_n-300x205.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633242745_122161299086834909_9023341065207278609_n-218x150.webp 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633242745_122161299086834909_9023341065207278609_n-615x420.webp 615w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Maamulka Somaliland ayaa jir-dil xooggan u gaystay qoys Suuriyaan ah oo ku dhaqan magaalada Hargeysa, kana mid ah qaxootiga Carbeed ee ku nool halkaasi.<\/p>\n<p>Muuqaal si weyn ugu baahay baraha bulshada ayaa muujinaya tacadiyo kala duwan oo loo gaysanayo Aabaha qoyska oo da\u2019 ah, kaas oo ay si bareer ah ugu xadgudbeen ciidamada tegay gurigiisa, waxayna u garaceen si xun.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah xubnaha qoyska ayaa sheegay in aysan helin cadaalad, ayna u baahan yihiin badbaado deg-deg ah, sida ay ku sheegeen farriin ay direen.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, warsaxaafadeed kasoo baxay Booliska Somaliland ayaa waxaa looga haday dhacdadan, waxaana talisku sheegay in Aabaha qoyska loo soo jaray waaran soo qabasho ah, kadibna uu ka dhaga adeegay amarka ciidanka.<\/p>\n<p>\u201cTaliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu halkan ku caddaynayaa wararka lagu baahiyey baraha bulshada ee la xidhiidha kiis nin u dhashay dalka Suuriya, kaas oo muuqaallo ku faafiyey baraha bulshada, kana cabaanayay qaabkii loo qabtay. Taliska Ciidanka Boolisku waxa uu xaqiijinayaa in ninkaasi Maxkamadda Degmada Hargeysa ay u soo jartay waaran qabasho ah\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo baaanka lagu sheegay in taliska uu ka xun yahay falka dhacay, isla markaana tallaabo laga qaaday ciidankii sameeyay, kadibna la soo xiray.<\/p>\n<p>\u201cSi kastaba ha ahaatee, Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu si aada uga xun yahay qaabka ay wax u dhaceen intii hawlgalkaasi socday. Sidaas darteed, waxa si degdeg ah tallaabo looga qaaday Askartii falkaas samaysay , waxaana haatan socda baadhitaan dheeraad ah\u201d ayaa mar kale lagu yiri warsaxaafadeedka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa lasii raaciyay \u201cCiidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland waxa mar walba ka go\u2019an ilaalinta sharciga, dhowrista xuquuqda muwaadiniinta iyo dadka ku sugan dalka, si waafaqsan Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland iyo xeerarka dalka u yaalla\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Maamulka Somaliland ayaa jir-dil xooggan u gaystay qoys Suuriyaan ah oo ku dhaqan magaalada Hargeysa, kana mid ah qaxootiga Carbeed ee ku nool halkaasi. Muuqaal si weyn ugu baahay baraha bulshada ayaa muujinaya tacadiyo kala duwan oo loo gaysanayo Aabaha qoyska oo da\u2019 ah, kaas oo ay si bareer ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190162,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1770902576,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190161","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Oday Suuriyaan ah oo si xun loogu dhibaateeyay Hargeysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Oday Suuriyaan ah oo si xun loogu dhibaateeyay Hargeysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Maamulka Somaliland ayaa jir-dil xooggan u gaystay qoys Suuriyaan ah oo ku dhaqan magaalada Hargeysa, kana mid ah qaxootiga Carbeed ee ku nool halkaasi. Muuqaal si weyn ugu baahay baraha bulshada ayaa muujinaya tacadiyo kala duwan oo loo gaysanayo Aabaha qoyska oo da\u2019 ah, kaas oo ay si bareer ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-12T13:22:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633242745_122161299086834909_9023341065207278609_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"475\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/\",\"name\":\"Oday Suuriyaan ah oo si xun loogu dhibaateeyay Hargeysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633242745_122161299086834909_9023341065207278609_n.webp\",\"datePublished\":\"2026-02-12T13:22:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633242745_122161299086834909_9023341065207278609_n.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633242745_122161299086834909_9023341065207278609_n.webp\",\"width\":696,\"height\":475},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Oday Suuriyaan ah oo si xun loogu dhibaateeyay Hargeysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Oday Suuriyaan ah oo si xun loogu dhibaateeyay Hargeysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Oday Suuriyaan ah oo si xun loogu dhibaateeyay Hargeysa - Wardoon","og_description":"Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Maamulka Somaliland ayaa jir-dil xooggan u gaystay qoys Suuriyaan ah oo ku dhaqan magaalada Hargeysa, kana mid ah qaxootiga Carbeed ee ku nool halkaasi. Muuqaal si weyn ugu baahay baraha bulshada ayaa muujinaya tacadiyo kala duwan oo loo gaysanayo Aabaha qoyska oo da\u2019 ah, kaas oo ay si bareer ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-02-12T13:22:27+00:00","og_image":[{"width":696,"height":475,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633242745_122161299086834909_9023341065207278609_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/","name":"Oday Suuriyaan ah oo si xun loogu dhibaateeyay Hargeysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633242745_122161299086834909_9023341065207278609_n.webp","datePublished":"2026-02-12T13:22:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633242745_122161299086834909_9023341065207278609_n.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633242745_122161299086834909_9023341065207278609_n.webp","width":696,"height":475},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-suuriyaan-ah-oo-si-xun-loogu-dhibaateeyay-hargeysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Oday Suuriyaan ah oo si xun loogu dhibaateeyay Hargeysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190161"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190161"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190161\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190163,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190161\/revisions\/190163"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190162"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190161"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190161"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190161"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}