{"id":190164,"date":"2026-02-12T22:56:21","date_gmt":"2026-02-12T19:56:21","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190164"},"modified":"2026-02-12T22:56:21","modified_gmt":"2026-02-12T19:56:21","slug":"sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/","title":{"rendered":"Sh. Shariif iyo Rooble oo Caawa laga soo celiyay xerada Xalane"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190165\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/hq720.jpg\" alt=\"\" width=\"686\" height=\"386\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/hq720.jpg 686w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/hq720-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 686px) 100vw, 686px\" \/><\/p>\n<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya in masuuliyiin ka tirsan Mucaaradka Golaha Mustaqbalkaoo caawa laga soo celiyay irida laga galo xerada xalane ee Magaalada Muqdisho halkaasoo ay degan Shisheeyaha dalka ku sugan,sidoo kale waxaa hotel ka degan Saciid Deni iyo Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in laga soo celiyay xalane Madaxweynihii hore ee Somalia Sh. Shariif, Ra\u2019iisulwasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble &amp; xubno kale oo ka mida Golahaasi ka tirsan halka warar kale sheegayaan in Sh. Shariif uusan ku jirin balse uu ahaa kaliya Maxamed Xuseen Rooble masuulka laga soo celiyay,sidaas oo kale warar kale ayaa sheegaya in siyaabo kala gooni gooni ah in loo soo kala celiyay labadaan masuul islamarkaana uu mid kasta ku laabtay gurigiisa.<\/p>\n<p>Sababta ayaa sidoo kale warar kala duwan ka soo baxayaan iyadoo wararka qaar sheegayaan in xalane sideedaba 5-ta galabnimo wixii ka danbeeya aan la gelin halka warar kalana ay sheegayaan in ujeedooyin siyaasadeed ay ka danbeeyaan in la soo celiyo Maxamed Xuseen Rooble iyo Shiikha laakiin cadeymo looma hayo.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta Mucaaradka Golaha Mustaqblak ayaa caawa ku balansan Hotelka ay degan yihiin Axmed Madoobe iyo Saciid Deni taasoo meesha ka sareysa in kulankaasi caawa qabsoomo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya in masuuliyiin ka tirsan Mucaaradka Golaha Mustaqbalkaoo caawa laga soo celiyay irida laga galo xerada xalane ee Magaalada Muqdisho halkaasoo ay degan Shisheeyaha dalka ku sugan,sidoo kale waxaa hotel ka degan Saciid Deni iyo Axmed Madoobe. Wararka qaar ayaa sheegaya in laga soo celiyay xalane Madaxweynihii hore ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190165,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1770926212,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190164","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sh. Shariif iyo Rooble oo Caawa laga soo celiyay xerada Xalane - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sh. Shariif iyo Rooble oo Caawa laga soo celiyay xerada Xalane - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya in masuuliyiin ka tirsan Mucaaradka Golaha Mustaqbalkaoo caawa laga soo celiyay irida laga galo xerada xalane ee Magaalada Muqdisho halkaasoo ay degan Shisheeyaha dalka ku sugan,sidoo kale waxaa hotel ka degan Saciid Deni iyo Axmed Madoobe. Wararka qaar ayaa sheegaya in laga soo celiyay xalane Madaxweynihii hore ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-12T19:56:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/hq720.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"686\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/\",\"name\":\"Sh. Shariif iyo Rooble oo Caawa laga soo celiyay xerada Xalane - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/hq720.jpg\",\"datePublished\":\"2026-02-12T19:56:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/hq720.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/hq720.jpg\",\"width\":686,\"height\":386},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sh. Shariif iyo Rooble oo Caawa laga soo celiyay xerada Xalane\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sh. Shariif iyo Rooble oo Caawa laga soo celiyay xerada Xalane - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sh. Shariif iyo Rooble oo Caawa laga soo celiyay xerada Xalane - Wardoon","og_description":"Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya in masuuliyiin ka tirsan Mucaaradka Golaha Mustaqbalkaoo caawa laga soo celiyay irida laga galo xerada xalane ee Magaalada Muqdisho halkaasoo ay degan Shisheeyaha dalka ku sugan,sidoo kale waxaa hotel ka degan Saciid Deni iyo Axmed Madoobe. Wararka qaar ayaa sheegaya in laga soo celiyay xalane Madaxweynihii hore ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-02-12T19:56:21+00:00","og_image":[{"width":686,"height":386,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/hq720.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/","name":"Sh. Shariif iyo Rooble oo Caawa laga soo celiyay xerada Xalane - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/hq720.jpg","datePublished":"2026-02-12T19:56:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/hq720.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/hq720.jpg","width":686,"height":386},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sh-shariif-iyo-rooble-oo-caawa-laga-soo-celiyay-xerada-xalane\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sh. Shariif iyo Rooble oo Caawa laga soo celiyay xerada Xalane"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190164"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190164"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190164\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190166,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190164\/revisions\/190166"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190165"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}