{"id":190167,"date":"2026-02-12T23:01:58","date_gmt":"2026-02-12T20:01:58","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190167"},"modified":"2026-02-12T23:01:58","modified_gmt":"2026-02-12T20:01:58","slug":"fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/","title":{"rendered":"Fartaag oo ka hadlay sababta mas\u2019uuliyiinta mucaaradka looga celiyay Xalane"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190170\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1713185413599.webp\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1713185413599.webp 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1713185413599-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay wixii caawa ka dhacay xayndaabka garoonka Muqdisho ee Xalane, halkaasi oo laga celiyay Madaxweynihii hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo xubno kale oo ka tirsan Golaha Mustaqbalka.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in habraaca sugida amniga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu dhigayo in wixii ka dambeeya 5:00 galabnimo laga soo galo albaabka Mariina Gate, isla markaana aan loo oggolayn in ciidan hubeysan lala galo gudaha garoonka.<\/p>\n<p>\u201cWasaaraddu waxay iftiimineysaa in aanay jirin masuuliyiin hore oo loo diiday inay galaan garoonka, balse ay jireen kuwo diiday inay u hoggaansamaan habraaca amniga ee u degsan garoonka,\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka dowladda.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa sidoo kale sheegtay in xalay qaar ka mid ah mas\u2019uuliyiintii hore ee dalka ay ku xad-gudbeen nidaamkaas, iyagoo gudaha garoonka la galay ciidamo aad u tiro badan, isla markaana isticmaalay albaab aan ahayn midka loo asteeyey in xilliga habeenkii la isticmaalo.<\/p>\n<p>\u201cTallaabadaas waxay halis ku tahay amniga iyo badqabka garoonka, waxayna jebinaysaa habraaca rasmiga ah ee sugista amniga,\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso war-saxaafadeedka oo dhameystiran:<\/strong><\/p>\n<p>Wasaaradda Amniga Gudaha waxay shacabka Soomaaliyeed iyo warbaahinta u caddeyneysaa in habraaca soo jireenka ah ee sugida amniga Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle uu si buuxda u shaqeynayo, islamarkaana uu khuseeyo cid kasta oo dooneysa inay gasho ama ka baxdo garoonka.<\/p>\n<p>Habraacaasi wuxuu dhigaya in wixii ka dambeeya 5:00 galabnimo laga soo galo albaabka Mariina Gate, isla markaana aan loo oggolayn in ciidan hubeysan lala galo gudaha garoonka.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, xalay waxaa dhacday in qaar ka mid ah masuuliyiintii hore ee dalka ay ku xadgudbeen nidaamkaas, iyagoo gudaha garoonka la galay ciidamo aad u tiro badan, isla markaana isticmaalay albaab aan ahayn midka loo asteeyey in xilliga habeenkii la isticmaalo. Tallaabadaas waxay halis ku tahay amniga iyo badqabka garoonka, waxayna jebinaysaa habraaca rasmiga ah ee sugista amniga.<\/p>\n<p>Wasaaradda Amniga Gudaha waxay mar kale caddeyneysaa in habraacyada amniga garoonka ay wada khuseeyaan dhammaan muwaadiniinta iyo masuuliyiinta, xil haya iyo kuwo horeba, isla markaana aan cidna laga reebayn fulinta nidaamkaas.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Wasaaraddu waxay iftiimineysaa in aanay jirin masuuliyiin hore oo loo diiday inay galaan garoonka, balse ay jireen kuwo diiday inay u hoggaansamaan habraaca amniga ee u degsan garoonka.<\/p>\n<p>Wasaaradda Amniga Gudaha waxay ku boorrineysaa dhammaan dhinacyada inay ixtiraamaan sharciyada iyo habraacyada amniga si loo xaqiijiyo badqabka guud ee garoonka iyo muwaadiniinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190171\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633631789_1444601391039796_1047758959319722034_n.jpg\" alt=\"\" width=\"922\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633631789_1444601391039796_1047758959319722034_n.jpg 922w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633631789_1444601391039796_1047758959319722034_n-216x300.jpg 216w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633631789_1444601391039796_1047758959319722034_n-738x1024.jpg 738w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633631789_1444601391039796_1047758959319722034_n-768x1066.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633631789_1444601391039796_1047758959319722034_n-696x966.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/633631789_1444601391039796_1047758959319722034_n-303x420.jpg 303w\" sizes=\"(max-width: 922px) 100vw, 922px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay wixii caawa ka dhacay xayndaabka garoonka Muqdisho ee Xalane, halkaasi oo laga celiyay Madaxweynihii hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo xubno kale oo ka tirsan Golaha Mustaqbalka. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in habraaca sugida amniga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu dhigayo in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190170,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1770926544,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190167","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fartaag oo ka hadlay sababta mas\u2019uuliyiinta mucaaradka looga celiyay Xalane - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fartaag oo ka hadlay sababta mas\u2019uuliyiinta mucaaradka looga celiyay Xalane - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay wixii caawa ka dhacay xayndaabka garoonka Muqdisho ee Xalane, halkaasi oo laga celiyay Madaxweynihii hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo xubno kale oo ka tirsan Golaha Mustaqbalka. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in habraaca sugida amniga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu dhigayo in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-12T20:01:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1713185413599.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/\",\"name\":\"Fartaag oo ka hadlay sababta mas\u2019uuliyiinta mucaaradka looga celiyay Xalane - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1713185413599.webp\",\"datePublished\":\"2026-02-12T20:01:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1713185413599.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1713185413599.webp\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fartaag oo ka hadlay sababta mas\u2019uuliyiinta mucaaradka looga celiyay Xalane\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fartaag oo ka hadlay sababta mas\u2019uuliyiinta mucaaradka looga celiyay Xalane - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fartaag oo ka hadlay sababta mas\u2019uuliyiinta mucaaradka looga celiyay Xalane - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay wixii caawa ka dhacay xayndaabka garoonka Muqdisho ee Xalane, halkaasi oo laga celiyay Madaxweynihii hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo xubno kale oo ka tirsan Golaha Mustaqbalka. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in habraaca sugida amniga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu dhigayo in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-02-12T20:01:58+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1713185413599.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/","name":"Fartaag oo ka hadlay sababta mas\u2019uuliyiinta mucaaradka looga celiyay Xalane - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1713185413599.webp","datePublished":"2026-02-12T20:01:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1713185413599.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/FB_IMG_1713185413599.webp","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-ka-hadlay-sababta-masuuliyiinta-mucaaradka-looga-celiyay-xalane\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fartaag oo ka hadlay sababta mas\u2019uuliyiinta mucaaradka looga celiyay Xalane"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190167"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190167"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190167\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190172,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190167\/revisions\/190172"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190170"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190167"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190167"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190167"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}