{"id":190173,"date":"2026-02-13T16:32:25","date_gmt":"2026-02-13T13:32:25","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190173"},"modified":"2026-02-13T16:32:25","modified_gmt":"2026-02-13T13:32:25","slug":"madaxii-dp-world-oo-la-eryay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/","title":{"rendered":"Madaxii DP World oo la eryay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190174\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Sultan-Ahmed-bin-Sulayem.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"529\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Sultan-Ahmed-bin-Sulayem.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Sultan-Ahmed-bin-Sulayem-300x228.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Sultan-Ahmed-bin-Sulayem-553x420.webp 553w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Sultan-Ahmed-bin-Sulayem-80x60.webp 80w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Shirkadda caalamiga ah ee maamusha dekedaha ee DP World ayaa ku dhawaaqday isbeddel weyn oo lagu sameeyay hoggaankeeda sare, kadib markii la shaaciyay xog xasaasi ah oo ku saabsan xiriir hore oo dhex maray madaxii shirkaddaas iyo maalqabeenkii geeriyooday ee loo haystay dembiyada galmada, Jeffrey Epstein.<\/p>\n<p>War saxaafadeed kasoo baxay DP World Jimcaha maanta ah ayaa lagu magacaabay Essa Kazim inuu noqdo Guddoomiyaha Golaha Maamulka, halka Yuvraj Narayan loo magacaabay Agaasimaha Guud (CEO), iyagoo beddelaya Suldaan Axmed Bin Sulayem oo muddo dheer soo hoggaaminayay shirkadda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190176\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1520143691798.jpg\" alt=\"\" width=\"1022\" height=\"579\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1520143691798.jpg 1022w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1520143691798-300x170.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1520143691798-768x435.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1520143691798-696x394.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1520143691798-741x420.jpg 741w\" sizes=\"(max-width: 1022px) 100vw, 1022px\" \/><\/p>\n<p>Bin Sulayem, oo ah 69-jir, ayaa xilka guddoomiyenimada hayay tan iyo sanadkii 2007, isagoo sidoo kale ahaa Agaasimaha Guud laga soo bilaabo 2016. Qoraal kooban oo loo diray suuqa saamiyada ee Nasdaq Dubai ayaa lagu sheegay in is-casilaadda Bin Sulayem ay tahay mid \u201cdhaqan-galaysa isla markiiba.\u201d<\/p>\n<p><strong>Xiriirka Epstein iyo cadaadiska ganacsi<\/strong><\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa yimid xilli ay Waaxda Caddaaladda ee Mareykanka (DOJ) soo bandhigtay dokumiintiyo muujinaya in Jeffrey Epstein uu Bin Sulayem ku tilmaamay \u201csaaxiib dhow oo qaali ah,\u201d isla markaana uu ka mid ahaa dadka uu aadka u aaminsan yahay.<\/p>\n<p>Dokumiintiyada la helay toddobaadyadii lasoo dhaafay ayaa muujinaya in xiriirka labada nin uu sii socday xitaa kadib markii Epstein lagu helay dembi ah inuu si sharci darro ah u isticmaalay gabar aan qaan-gaarin sanadkii 2008. Is-weydaarsiga farriimahooda ayaa isugu jiray talooyin ganacsi, maalgashi, iyo arrimo shaqsiyadeed oo ay ku jiraan \u201chaweenka duugista sameeya, kaftanka anshax-xumada ah iyo adeegyada galmada.\u201d<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, Bin Sulayem laguma eedeynin wax dembi ah oo rasmi ah, hay\u2019adaha dembi-baaristuna waxay caddeeyeen in magaca qofka oo lagu xuso faylasha Epstein aysan ka dhignayn inuu dembi galay.<\/p>\n<p>Cadaadiska saaran mas\u2019uulkan ayaa cirka isku shareeray toddobaadkan kadib markii shirkadaha caalamiga ah ee la shaqeeya DP World ay hakiyeen heshiisyo cusub, iyagoo dalbaday in shirkaddu qaaddo \u201ctallaabooyinka lagama maarmaanka ah.\u201d<\/p>\n<p>Waxaa ka mid ah, Sanduuqa hawlgabka ee labaad ee ugu weyn Canada (La Caisse), oo ay DP World wadaagaan maalgashi gaaraya $5 bilyan, kaasi oo sheegay inay hakiyeen dhaqaale cusub oo ay gelin lahaayeen shirkadda.<\/p>\n<p>Sidoo kale, British International Investment, oo maalgashi ku leh afar dekedood oo Afrika ku yaalla, oo ay ku Berbera ku jirto, ayaa iyaduna hakisay mashaariic cusub.<\/p>\n<p><strong>Saameynta iyo dhaxalka Bin Sulayem<\/strong><\/p>\n<p>Bayaanka rasmiga ah ee DP World laguma xusin magaca Bin Sulayem, balse shirkadda waxay sheegtay in magacaabista cusub ay taageerayso istiraatiijiyadda kobaca iyo xoojinta silsiladaha saadka ee caalamiga ah.<\/p>\n<p>Suldaan Axmed Bin Sulayem waxa uu ahaa mid ka mid ah tiirarka ganacsiga ee Dubai, isagoo kasoo jeeda qoys caan ah oo xiriir dhow la leh qoyska xukuma Imaaraadka ee Al Maktoum. Aabihii ayaa ahaa la-taliye sare oo ka tirsan qoyska boqortooyada.<\/p>\n<p>Waxa uu door weyn ka ciyaaray dhismaha Dekedda Jebel Ali oo noqotay xarun ganacsi oo caalami ah, iyo ballaarinta DP World oo maanta gacanta ku haysa ku dhowaad 10% ganacsiga konteenarada adduunka, isagoo shirkadda ka dhigay boqortooyo dhanka saadka ah (Logistics empire).<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale horey usoo hoggaamiyay shirkadda dhismaha ee Nakheel Properties, balse xilkaas ayaa laga qaaday xilligii qalalaasaha dhaqaale ee 2008 markii dib-u-habeyn lagu sameeyay deymihii lagu lahaa Dubai World.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gulfnews.com\/business\/dp-world-names-new-chairman-group-ceo-1.500442290\">https:\/\/gulfnews.com\/business\/dp-world-names-new-chairman-group-ceo-1.500442290<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Shirkadda caalamiga ah ee maamusha dekedaha ee DP World ayaa ku dhawaaqday isbeddel weyn oo lagu sameeyay hoggaankeeda sare, kadib markii la shaaciyay xog xasaasi ah oo ku saabsan xiriir hore oo dhex maray madaxii shirkaddaas iyo maalqabeenkii geeriyooday ee loo haystay dembiyada galmada, Jeffrey Epstein. War saxaafadeed kasoo baxay DP World Jimcaha maanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1770989575,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190173","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxii DP World oo la eryay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxii DP World oo la eryay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Shirkadda caalamiga ah ee maamusha dekedaha ee DP World ayaa ku dhawaaqday isbeddel weyn oo lagu sameeyay hoggaankeeda sare, kadib markii la shaaciyay xog xasaasi ah oo ku saabsan xiriir hore oo dhex maray madaxii shirkaddaas iyo maalqabeenkii geeriyooday ee loo haystay dembiyada galmada, Jeffrey Epstein. War saxaafadeed kasoo baxay DP World Jimcaha maanta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-02-13T13:32:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Sultan-Ahmed-bin-Sulayem.webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/\",\"name\":\"Madaxii DP World oo la eryay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Sultan-Ahmed-bin-Sulayem.webp\",\"datePublished\":\"2026-02-13T13:32:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Sultan-Ahmed-bin-Sulayem.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Sultan-Ahmed-bin-Sulayem.webp\",\"width\":696,\"height\":529},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxii DP World oo la eryay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxii DP World oo la eryay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxii DP World oo la eryay - Wardoon","og_description":"&nbsp; Shirkadda caalamiga ah ee maamusha dekedaha ee DP World ayaa ku dhawaaqday isbeddel weyn oo lagu sameeyay hoggaankeeda sare, kadib markii la shaaciyay xog xasaasi ah oo ku saabsan xiriir hore oo dhex maray madaxii shirkaddaas iyo maalqabeenkii geeriyooday ee loo haystay dembiyada galmada, Jeffrey Epstein. War saxaafadeed kasoo baxay DP World Jimcaha maanta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-02-13T13:32:25+00:00","og_image":[{"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Sultan-Ahmed-bin-Sulayem.webp","type":"","width":"","height":""}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/","name":"Madaxii DP World oo la eryay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Sultan-Ahmed-bin-Sulayem.webp","datePublished":"2026-02-13T13:32:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Sultan-Ahmed-bin-Sulayem.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/Sultan-Ahmed-bin-Sulayem.webp","width":696,"height":529},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-dp-world-oo-la-eryay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxii DP World oo la eryay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190173"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190173"}],"version-history":[{"count":6,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190173\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190181,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190173\/revisions\/190181"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190173"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190173"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190173"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}