{"id":190417,"date":"2026-03-02T12:48:51","date_gmt":"2026-03-02T09:48:51","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190417"},"modified":"2026-03-02T12:48:51","modified_gmt":"2026-03-02T09:48:51","slug":"iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/","title":{"rendered":"Iiran oo weerar kuqaaday isha dhaqaale ee Boqortooyada Sucuudiga"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190418\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/saudi-aramco-ras-tanura-oil-refinery_2026031073090.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"840\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/saudi-aramco-ras-tanura-oil-refinery_2026031073090.jpg 1200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/saudi-aramco-ras-tanura-oil-refinery_2026031073090-300x210.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/saudi-aramco-ras-tanura-oil-refinery_2026031073090-1024x717.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/saudi-aramco-ras-tanura-oil-refinery_2026031073090-768x538.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/saudi-aramco-ras-tanura-oil-refinery_2026031073090-696x487.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/saudi-aramco-ras-tanura-oil-refinery_2026031073090-1068x748.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/saudi-aramco-ras-tanura-oil-refinery_2026031073090-600x420.jpg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/saudi-aramco-ras-tanura-oil-refinery_2026031073090-100x70.jpg 100w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n<p>Milateriga Iiran ayaa saaka weerar waxay ku qaadeen goobta ugu weyn ee dhoofinta shidaalka Sacuudiga ee Ras Tanura oo ay maamusho shirkadda Aramco waxaana warbaahinta lagu shaaciyay goobtaasi oo qiiq badan uu ka baxayo.<\/p>\n<p>Iran waxay weerarkooda u adeegsadeen diyaarad nuuca aan duuliyaha lahayn ee Drons -ka loo yaqaan gaar ahaan nuuca ay qaraxyada ku rikaban yihiin,waxaana goobka shidalka qabsaday qarax ,dam,holac iyo qiiq, Dowlada Sucuudiga wali kama soo saarin warbixin ku saabsan khasaaraha gaaray xarunta lagu sifeeyo shidaalka Sucuudiga.<\/p>\n<p>Sidoo kale Dowlada Boqortooyada Sacuudiga ayaa durba qaadatay go\u2019aan ay hoos ugu dhigtay ama joojisay howlaha warshadda sifaynta saliidda ee Ras Tanura ilaa iyo amar danbe sababo loo maleynayo inay ka dhalatay weerarka lagu qaaday xaruntaasi.<\/p>\n<p>Goobtaan la weeraray waxaa la sheegaa inay tahay tan ugu weyn marka la eego warshadaha saliidda adduunka,sidoo kale waa Deked muhiim u ah Sucuudiga marka la eego dhanka dhoofinta shidaalka.<\/p>\n<p>Si kastaba Duqeynta warshadaan wuxuu ku soo aadayaa saacado ka dib markii Sacuudigu shaaciyay inuu isku diyaarinayo inuu ka jawaabo weerarrada Iiraan kaga yimid doraad.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Milateriga Iiran ayaa saaka weerar waxay ku qaadeen goobta ugu weyn ee dhoofinta shidaalka Sacuudiga ee Ras Tanura oo ay maamusho shirkadda Aramco waxaana warbaahinta lagu shaaciyay goobtaasi oo qiiq badan uu ka baxayo. Iran waxay weerarkooda u adeegsadeen diyaarad nuuca aan duuliyaha lahayn ee Drons -ka loo yaqaan gaar ahaan nuuca ay qaraxyada ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190418,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1772444966,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190417","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Iiran oo weerar kuqaaday isha dhaqaale ee Boqortooyada Sucuudiga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Iiran oo weerar kuqaaday isha dhaqaale ee Boqortooyada Sucuudiga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Milateriga Iiran ayaa saaka weerar waxay ku qaadeen goobta ugu weyn ee dhoofinta shidaalka Sacuudiga ee Ras Tanura oo ay maamusho shirkadda Aramco waxaana warbaahinta lagu shaaciyay goobtaasi oo qiiq badan uu ka baxayo. Iran waxay weerarkooda u adeegsadeen diyaarad nuuca aan duuliyaha lahayn ee Drons -ka loo yaqaan gaar ahaan nuuca ay qaraxyada ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-02T09:48:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/saudi-aramco-ras-tanura-oil-refinery_2026031073090.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"840\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/\",\"name\":\"Iiran oo weerar kuqaaday isha dhaqaale ee Boqortooyada Sucuudiga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/saudi-aramco-ras-tanura-oil-refinery_2026031073090.jpg\",\"datePublished\":\"2026-03-02T09:48:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/saudi-aramco-ras-tanura-oil-refinery_2026031073090.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/saudi-aramco-ras-tanura-oil-refinery_2026031073090.jpg\",\"width\":1200,\"height\":840},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Iiran oo weerar kuqaaday isha dhaqaale ee Boqortooyada Sucuudiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Iiran oo weerar kuqaaday isha dhaqaale ee Boqortooyada Sucuudiga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Iiran oo weerar kuqaaday isha dhaqaale ee Boqortooyada Sucuudiga - Wardoon","og_description":"Milateriga Iiran ayaa saaka weerar waxay ku qaadeen goobta ugu weyn ee dhoofinta shidaalka Sacuudiga ee Ras Tanura oo ay maamusho shirkadda Aramco waxaana warbaahinta lagu shaaciyay goobtaasi oo qiiq badan uu ka baxayo. Iran waxay weerarkooda u adeegsadeen diyaarad nuuca aan duuliyaha lahayn ee Drons -ka loo yaqaan gaar ahaan nuuca ay qaraxyada ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-02T09:48:51+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":840,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/saudi-aramco-ras-tanura-oil-refinery_2026031073090.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/","name":"Iiran oo weerar kuqaaday isha dhaqaale ee Boqortooyada Sucuudiga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/saudi-aramco-ras-tanura-oil-refinery_2026031073090.jpg","datePublished":"2026-03-02T09:48:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/saudi-aramco-ras-tanura-oil-refinery_2026031073090.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/saudi-aramco-ras-tanura-oil-refinery_2026031073090.jpg","width":1200,"height":840},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-kuqaaday-isha-dhaqaale-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Iiran oo weerar kuqaaday isha dhaqaale ee Boqortooyada Sucuudiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190417"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190417"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190419,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190417\/revisions\/190419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190418"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}